{"id":8009,"date":"2012-07-05T18:29:14","date_gmt":"2012-07-05T18:29:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8009"},"modified":"2012-07-05T18:33:16","modified_gmt":"2012-07-05T18:33:16","slug":"madaxweyne-shariif-oo-booqday-shirkada-lacagaha-soomaaliya-u-daabaceysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/07\/madaxweyne-shariif-oo-booqday-shirkada-lacagaha-soomaaliya-u-daabaceysa\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Shariif Oo Booqday Shirkada Lacagaha Soomaaliya U Daabaceysa."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/Somali-President-Sheikh-Sharif.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-8012\" title=\"Somali-President-Sheikh-Sharif\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/Somali-President-Sheikh-Sharif.jpg\" alt=\"\" width=\"400\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/Somali-President-Sheikh-Sharif.jpg 400w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/Somali-President-Sheikh-Sharif-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 400px) 100vw, 400px\" \/><\/a>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa booqday xarunta shirkad lacago u daabacaysa Soomaaliya oo ku taalla dalka Suudaan, isagoo kulan la qaatay madaxa shirkaddaas daabacaadda sameysa.<br \/>\nSheekh Shariif ayaa kala sheekeysay madaxa shirkaddan, Inj. Maxamed Xasan Al-Bahi daabacaadda lacagta iyo sida loo ilaalin karo ammaanka lacagtaas si looga hortago in la been abuuro.<\/p>\n<p>&#8220;Farsamada aan sameynta lacagtan u istimcaalayno waa mid aad casri u ah oo aan la been abuuri karin,&#8221; ayuu yiri Inj. Al-Bahi oo warbixin kooban siinayay madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxay sannad ka hor ka dalbatay shirkaddan fadhigeedu yahay dalka Suudaan inay u daabacdo shillin Soomaali ah oo lagu bedelo midda hadda shaqeynaysa, si looga hortago sicir-bararka baahay ee hadda jira.<\/p>\n<p>Inj. Al-Bahi ayaa u sheegay madaxweynaha Soomaaliya in shirkaddiisu ay xiriir la leedahay 30-banki oo caalami ah, sidoo kalena ay daabacdo kaarar kala duwan iyo baasaboorro caalami ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, madaxa shirkadda wuxuu sheegay inay ka hortagayaan isku-day walba oo lagu been abuuri karo lacagta cusub ee Soomaaliya ay u sameynayaan, isagoo xusay inay sameyn doonaan qalab lacagta lagu xisaabiyo.<\/p>\n<p>xafiiska Warqabadka Warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa booqday xarunta shirkad lacago u daabacaysa Soomaaliya oo ku taalla dalka Suudaan, isagoo kulan la qaatay madaxa shirkaddaas daabacaadda sameysa. Sheekh Shariif ayaa kala sheekeysay madaxa shirkaddan, Inj. Maxamed Xasan Al-Bahi daabacaadda lacagta iyo sida loo ilaalin karo ammaanka lacagtaas si looga hortago in la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8009","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8009","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8009"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8009\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8011,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8009\/revisions\/8011"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8009"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8009"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8009"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}