{"id":7996,"date":"2012-07-04T05:22:41","date_gmt":"2012-07-04T05:22:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7996"},"modified":"2012-07-04T05:23:21","modified_gmt":"2012-07-04T05:23:21","slug":"mudane-ka-tirsan-baarlamanka-soomaaliya-oo-edeyn-kulul-dusha-kaga-tuuray-saxiixayaasha-roadmap-ka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/07\/mudane-ka-tirsan-baarlamanka-soomaaliya-oo-edeyn-kulul-dusha-kaga-tuuray-saxiixayaasha-roadmap-ka\/","title":{"rendered":"Mudane ka Tirsan Baarlamanka soomaaliya Oo edeyn kulul Dusha Kaga tuuray saxiixayaasha roadmap ka."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/xildhiban-cabdi-nasir.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/xildhiban-cabdi-nasir-300x224.jpg\" alt=\"\" title=\"xildhiban cabdi nasir\" width=\"300\" height=\"224\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7997\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/xildhiban-cabdi-nasir-300x224.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/xildhiban-cabdi-nasir.jpg 467w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><br \/>\nWAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<br \/>\nXildhibaan cabdi naasir gaarane maxamed oo ka tirsan mudanayaasha baarlamanka soomaaliya ayaa waxa uu eedeyn kulul dusha kaga tuuray lexda saxiixayaasha roadmap soomaaliya oo uu sheegay qaldaad walba oo dalka ka dhaca ay iyaga dusga u ridanayaan.<br \/>\nXildhibaanka ayaa waxa uu sheegay in nasiib daro ay tahay qaabka ay wax u wadaan saxiixayaasha roadmap soomaaliya kuwaasi oo ay ka midka yihiin madaxweynaha soomaaliya shariif sheikh axmed raiisalwasaaraha soomaaliya cabdiwali maxamed cali gaas gudoomiyaha baarlamanka soomaaliya shariif xasan sheikh aadan madaxweynaha galmudug state maxamed axmed caalim madaxweynaha puntalnad cabdi raxmaan sheikh maxamed faroole  iyo nwakiilada ka socday maamulka culumaaudiinka ahlu sunna waljameeca.<br \/>\nKuwaasi oo uu sheegay xildhibaan cabdi naasir gaarane in ay ku shaqeynayaan qaab qorshe qaldan waxa uu ugu yeeray.<br \/>\nWaxa uu sheegay in fara galin siyaasaded lagu wado xitaa odayaasha dhaqanka ee laga dhur sugayo soo xulista ergada ansixin doonto dastuurka soomaaliya<br \/>\nXildhibaanka ayaa waxa uu ku biirayaa hadalo ay goorsii horeysay ay saxaafada u soo gudbiyeen wax garadka soomaaliyeed iyo siyaasiyiinta oo ka wada biya diidsan hanaanka ay wax ku wadan hoganka dalka soomaaliya.<\/p>\n<p>Xafiiska waqabadka warsom.com<br \/>\nMuqdisho,somaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Xildhibaan cabdi naasir gaarane maxamed oo ka tirsan mudanayaasha baarlamanka soomaaliya ayaa waxa uu eedeyn kulul dusha kaga tuuray lexda saxiixayaasha roadmap soomaaliya oo uu sheegay qaldaad walba oo dalka ka dhaca ay iyaga dusga u ridanayaan. Xildhibaanka ayaa waxa uu sheegay in nasiib daro ay tahay qaabka ay wax u wadaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7996","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7996","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7996"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7996\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7999,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7996\/revisions\/7999"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7996"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7996"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7996"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}