{"id":7988,"date":"2012-07-04T05:09:21","date_gmt":"2012-07-04T05:09:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7988"},"modified":"2012-07-04T05:09:49","modified_gmt":"2012-07-04T05:09:49","slug":"soomaaliland-oo-sheegtay-in-aanay-cid-ka-baryeenin-aqoonsigeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/07\/soomaaliland-oo-sheegtay-in-aanay-cid-ka-baryeenin-aqoonsigeeda\/","title":{"rendered":"Soomaaliland Oo sheegtay In aanay cid ka baryeenin Aqoonsigeeda."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/Boobe.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/Boobe.jpg\" alt=\"\" title=\"Boobe\" width=\"300\" height=\"253\" class=\"alignnone size-full wp-image-7989\" \/><\/a><br \/>\nWAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<br \/>\nMaamulka soomaaliland oo sheegay in qasab ay tahay aqoonsiga soomaaliland<br \/>\nWasiirka warfaafinta ahna afhayeenka madaxtooyada maamulka soomaaliland cabdi raxmaan yuusuf ducaalle buube ayaa waxa uu sheegay in soomaaliland ay xaq u leedahaya in la aqoonsado isla markaana aanay jirin cid laga baryayo aqoonsiga soomaaliland.<\/p>\n<p>Mr buube ayaa waxa uu sheegay in soomaaliland ay jirtay xili ay doondooneysay isu imaatinka umada soomaaliweyn balse aanay xiligaasi la taagneyn asigoo ku micneyay in xiligani soomaaliland la wada arkay wax qabsigeeda loomana baahna buu yiri xiligani in la muran galiyo aqoonsiga soomaaliland sida uu hadalka u dhigay afhayeenka madaxtooyada soomaaliland.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaate hadalka cabdiraxmaan yuusuf ducaale afhayeenka madaxtooyada soomaaliland xili dhawaanahani ay socdeen kulamo lagu doonayo in lees kugu soo dhaweeyo maamulka soomaaliland iyo dowlada KMG soomaaliya kuwaasi oo siyaaba kala duwan ay uga kala dhaceen magaalooyinka London iuo istanbuul.<br \/>\nXafiiska warqabadka warsom.com<br \/>\nMuqdisho,somaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Maamulka soomaaliland oo sheegay in qasab ay tahay aqoonsiga soomaaliland Wasiirka warfaafinta ahna afhayeenka madaxtooyada maamulka soomaaliland cabdi raxmaan yuusuf ducaalle buube ayaa waxa uu sheegay in soomaaliland ay xaq u leedahaya in la aqoonsado isla markaana aanay jirin cid laga baryayo aqoonsiga soomaaliland. Mr buube ayaa waxa uu sheegay in soomaaliland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7988","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7988","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7988"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7988\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7991,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7988\/revisions\/7991"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7988"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7988"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7988"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}