{"id":79600,"date":"2022-04-16T23:28:02","date_gmt":"2022-04-16T20:28:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=79600"},"modified":"2022-04-17T01:21:29","modified_gmt":"2022-04-16T22:21:29","slug":"m-weyne-deni-hadii-uu-soo-waayo-m-weynaha-qaranka-puntland-oo-soo-qadintey-hadal-arrinkaas-la-xiriira","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/04\/m-weyne-deni-hadii-uu-soo-waayo-m-weynaha-qaranka-puntland-oo-soo-qadintey-hadal-arrinkaas-la-xiriira\/","title":{"rendered":"M\/weyne Deni Hadii uu soo Waayo M\/weynaha Qaranka Puntland oo Soo Qadintey Hadal Arrinkaas La Xiriira."},"content":{"rendered":"<p>Puntland ayaa shaacisay in madaxweynaha Maamulkaas Siciid Cabdillaahi Deni, uusan iska casilayn madaxtinnimada Puntland haddii uu soo waayo madaxtinnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda Puntland, Xasan Shire Abgaal oo fagaare ka hadlayey ayaa sheegay in Deni haddii uu kursigaas waayo uu sii ahaan doono madaxweynaha Puntland.<\/p>\n<p>\u201cDeni weeye waa tartamayaa, isagoo madaxweyne ah ayuu tartamayaa, haddii uu guulaysto waa alxamdulilaah dadka iyo dalka ayuu wax u tarayaa, haddii qadarta Ilaahay dhacdo madaxweynaha Puntland ayuu ahaanayaa.\u201d ayuu yidhi Wasiir Xasan Shire.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa ku dhawaaqay in uu yahay musharrax u taagan madaxtinnimada Soomaaliya doorashada soo aaddan.<\/p>\n<p>Marxuum C\/llaahi Yuusuf ayaa qiyaastii 16 sano ka hor ku guuleystay doorashada Madaxweynaha Somalia xili uu ahaa Madaxweynaha Puntland oo markii dambe uu ku wareejiyey kuxigeenkiisii<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Puntland ayaa shaacisay in madaxweynaha Maamulkaas Siciid Cabdillaahi Deni, uusan iska casilayn madaxtinnimada Puntland haddii uu soo waayo madaxtinnimada Soomaaliya. Wasiirka Maaliyadda Puntland, Xasan Shire Abgaal oo fagaare ka hadlayey ayaa sheegay in Deni haddii uu kursigaas waayo uu sii ahaan doono madaxweynaha Puntland. \u201cDeni weeye waa tartamayaa, isagoo madaxweyne ah ayuu tartamayaa, haddii uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":79601,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-79600","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79600","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=79600"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79600\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":79602,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79600\/revisions\/79602"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/79601"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=79600"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=79600"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=79600"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}