{"id":79474,"date":"2022-04-12T23:34:42","date_gmt":"2022-04-12T20:34:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=79474"},"modified":"2022-04-14T02:26:55","modified_gmt":"2022-04-13T23:26:55","slug":"daawo-dabaal-degga-12-april-iyo-m-weyne-farmaajo-oo-ka-qayb-galey-khudbadna-ka-jeediyey-fantisiyaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/04\/daawo-dabaal-degga-12-april-iyo-m-weyne-farmaajo-oo-ka-qayb-galey-khudbadna-ka-jeediyey-fantisiyaha\/","title":{"rendered":"Daawo: Dabaal degga 12 April iyo M\/weyne Farmaajo oo Ka Qayb galey Khudbadna Ka Jeediyey Fantisiyaha."},"content":{"rendered":"<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Wararkii ugu danbeeyay ee Arimaha Soomaaliya - Hiiraan TV.\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/UASDyZSVhus?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qayb galay Munaasabadda Xuska Sannad Guurada 62-Aad ee Aas-aaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hambalyo u diray dhamman Saraakiisha, Saraakiil Xigeennada, Alifleyda, Dablayda iyo qoysaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Munaasabaddan oo ay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ku soo bandhigeen dhoollatus ay ku muujinayaan cududda iyo tayada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo dib-u-dhis ballaaran lagu sameeyey, ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo khudbad ka jeediyey waxa uu ka warramay muuhiimadda ay leedahay xuska 12-ka Abriil, taariikhda iyo mabaadi\u2019da uu u aasaasan yahay Ciidankeenna geesiyaasha ah ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cMunaasabadda 12-ka Abriil waa maalin weyn oo ku suntan gobannimo iyo dowladnimo. Waa maalintii la aasaasay Ciidankeenna Geesiyaasha ah ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ah astaan qarannimo iyo midnimo, oo u taagan difaaca dalkeenna, ilaalinta wadajirka, sharafta iyo haybadda Shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ka warbixiyey dadaalladii Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku bixisay dib-u-dhiska Ciidanka, joogtaynta xuquuqdiisa iyo soo celinta haybaddii uu lahaa Xoogga Dalka Soomaaliyeed, isaga oo tilmaamay muhiimadda ay leedahay in dhammaan laga wada qayb qaato dadaallada dib-u-dhiska ciidanka iyo xoraynta dalka.<\/p>\n<p>\u201cMarkii aannu xafiiska nimi, ciidanku ma lahayn gal iyo diiwaan sugan toona, taasoo horseedday in la musuqmaasuqo xuquuqda ciidanka. Si wax looga qabto dhibaatooyinkaas, waxaannu guud ahaan Ciidanka ku samaynay tirakoob iyo diiwaangelin casri ah. Waxaannu kor u qaadnay tababarrada, qalabaynta, tayaynta iyo kordhinta tirada ciidanka. Kumannaan dhallinyaro Soomaaliyeed ah ayaa tababarro heerkoodu sarreeyo ku qaatay dalka gudihiisa iyo dibadda. Sidoo kale, waxaa kor loo qaaday miisaaniyadda ciidanka, iyada oo la kordhiyey lana jooogteeyey mushaharka Ciidanka.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Ciidan Xoogga Dalka Soomaaliyeed xaqiijinta amniga dalka, difaaca Xuduudaha dalka iyo hawlgallada ka dhanka ah argagixisada caadeysatay gumaadka shacabka Soomaaliyeed, isaga oo u duceeyey dhammaan halyeeyadii Ciidanka Xoogga Dalka ee u shahiidday iyo kuwii u dhaawacmay difaaca dalka iyo ilaalinta badqabka shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Munaasabaddan waxaa goob-joog ka ahaa Guddoomiya Golaha Shacabka BFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, Ra\u2019iisul Wasaarihii Hore Mudane Cali Maxamed Geeddi, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed, Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Taliyeyaasha Ciidammada, Xoogga Dalka, Booliska, Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Xildhibaanno ka mid ah labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Madax ka socotay saaxiibbada caalamka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-217539\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762903618-1024x683.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762903618-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762903618-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762903618-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762903618.jpg 1080w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-217540\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762901037-1024x683.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762901037-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762901037-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762901037-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762901037.jpg 1080w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-217541\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762898634-1024x683.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762898634-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762898634-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762898634-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762898634.jpg 1080w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-217542\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762906663-1024x683.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762906663-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762906663-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762906663-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762906663.jpg 1080w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-217543\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762911140-1024x683.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762911140-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762911140-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762911140-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762911140.jpg 1080w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-217544\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762913950-1024x683.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762913950-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762913950-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762913950-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762913950.jpg 1080w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-217545\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762928088-1024x683.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762928088-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762928088-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762928088-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762928088.jpg 1080w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-217546\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762935828-1024x683.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762935828-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762935828-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762935828-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762935828.jpg 1080w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-217547\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762941045-1024x683.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762941045-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762941045-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762941045-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762941045.jpg 1080w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-217548\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762938436-1024x683.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762938436-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762938436-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762938436-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762938436.jpg 1080w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-217549\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762943789-1024x683.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762943789-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762943789-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762943789-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762943789.jpg 1080w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-217550\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762946599-1024x683.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762946599-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762946599-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762946599-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762946599.jpg 1080w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-217551\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762950400-1024x683.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762950400-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762950400-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762950400-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762950400.jpg 1080w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-217552\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762956164-1024x683.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762956164-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762956164-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762956164-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762956164.jpg 1080w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-217553\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762959458-1024x683.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762959458-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762959458-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762959458-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762959458.jpg 1080w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-217554\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762967260-1024x683.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762967260-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762967260-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762967260-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762967260.jpg 1080w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-217555\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762977644-1024x683.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762977644-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762977644-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762977644-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762977644.jpg 1080w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-217556\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762984145-1024x686.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762984145-1024x686.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762984145-300x201.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762984145-768x514.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762984145.jpg 1080w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"466\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-217557\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762989374-1024x683.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762989374-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762989374-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762989374-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762989374.jpg 1080w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-217558\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762994042-1024x683.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762994042-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762994042-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762994042-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762994042.jpg 1080w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-217559\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762997962-1024x683.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762997962-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762997962-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762997962-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1649762997962.jpg 1080w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/p>\n<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div id=\"taboola-below-article\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget tbl-feed-container tbl-feed-frame-DIVIDER render-late-effect\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article\" data-parent-placement-name=\"below-article\" data-pub-lang=\"so\">\n<div class=\" tbl-feed-header tbl-logo-right-position\">\n<div class=\"tbl-feed-header-logo\"><\/div>\n<\/div>\n<div id=\"taboola-below-article-pl1\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_thumbs-feed-01 tbl-feed-card tbl-feed-card \" data-card-index=\"1\" data-batch-num=\"1\" data-placement-name=\"below-article | Card 1\">\n<div class=\"trc_rbox_container\">\n<div>\n<div id=\"trc_wrapper_31179\" class=\"trc_rbox thumbs-feed-01 trc-content-sponsored \">\n<div id=\"outer_31179\" class=\"trc_rbox_outer\">\n<div id=\"rbox-t2v\" class=\"trc_rbox_div trc_rbox_border_elm\">\n<div id=\"internal_trc_31179\">\n<div class=\"videoCube trc_spotlight_item origin-undefined thumbnail_top syndicatedItem photoItem videoCube_1_child trc-first-recommendation trc-spotlight-first-recommendation trc_excludable \" data-item-id=\"~~V1~~-8640104904994137817~~neBxFRKLP9UxV6mzZB_82i6sd4F6bBiED74m5FO6QswndpXq_nTToVci-tV_1bYyPVPbFHdycXfyr1VxmozLcV7JbGFbjtizQN29Zpin8p1JlawpbYFtoRw_FVSAoDPy8yoVX_ZV1DUzrU9mgEqIxVpt34vkyVLCqQj-j_6Ik-WFwt9_72reDSrMsTKuuUo5A0aJZaK81OLpTjzWD69AyjWQHGyLZDu3nR9wHIzbTVGxcmlZCt9NFW22fqHMDkrhBc2KYik0p3C6IEc76cJZoM7CXVR3SDMUJkgU_miJEf7jv0bNnp6pOqc_l4h84-EoRMiMsWt_J59zH-ihmwYd_g\" data-item-title=\"See Incredible Photos Of Courtney Cox Without Make Up\" data-item-thumb=\"https:\/\/console.brax-cdn.com\/creatives\/a6cb1edf-85ae-42d3-8ce3-0c3ef2d08771\/images\/a04f5ef9-e0eb-488c-9c53-92e2c9a1743d_1000x600.jpeg\" data-item-syndicated=\"true\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qayb galay Munaasabadda Xuska Sannad Guurada 62-Aad ee Aas-aaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hambalyo u diray dhamman Saraakiisha, Saraakiil Xigeennada, Alifleyda, Dablayda iyo qoysaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Munaasabaddan oo ay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ku soo bandhigeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":79475,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-79474","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79474","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=79474"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79474\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":79525,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79474\/revisions\/79525"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/79475"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=79474"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=79474"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=79474"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}