{"id":79387,"date":"2022-04-09T23:10:33","date_gmt":"2022-04-09T20:10:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=79387"},"modified":"2022-04-10T00:46:45","modified_gmt":"2022-04-09T21:46:45","slug":"ganacsatada-somaliland-oo-ururiyey-lacago-ay-ku-taageerayaan-suuqa-dabku-halakeeyey-ee-waaheen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/04\/ganacsatada-somaliland-oo-ururiyey-lacago-ay-ku-taageerayaan-suuqa-dabku-halakeeyey-ee-waaheen\/","title":{"rendered":"Ganacsatada Somaliland oo Ururiyey Lacago ay Ku Taageerayaan Suuqa Dabku Halakeeyey ee Waaheen."},"content":{"rendered":"<p>Ganacsatada waa wayn ee Somaliland, ayaa ku dhawaaqay in ay dib u dhiska suuqa Waaheen kaga qayb qaadanayaan lacag dhan 8 milyan oo dollar.<\/p>\n<p>Xaflad casho sharaf ah oo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ganacsatada ugu sameeyay qasriga madaxtooyada, ayay ganacsatadii kasoo qayb gashay kaga, dhawaaqeen lacagtan oo ah wajigii kowaad ee lacagaha ay ganacsatada Somaliland isku bar bar taagayaan dadkii ganacsiyadu kaga burbureen suuqa Waaheen.<\/p>\n<p>Maamulaha Guud ee Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Siciid, ayaa masiibada suuq Waheen bar bar dhigay dagaalkii Somaliland burburiyay dhamaadkii sideetamaadkii, &#8220;Waxay lamid ahayd 1988 markii qaruxu waddankeena ka dhacay, dalkeenu uu gubanayay ee aynu lugta kaga baxnay, qof walina uu orod kaga baxay wixii uu lahaa&#8221;.<\/p>\n<p>Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh. Cabdirisaaq Xuseen Cali Albaani, oo ah madaxa guddida taakulaynta Suuqa Waaheen, ayaa sheegay in ilaa hada ay soo gaadhay, laba milyan shan boqol iyo sodon kun oo dollar ($2,530,000), oo ay xukuumada Somaliland bixisay, hal milyan ($1,000,000), oo Jabuuti bixisay, hal milyan ($ 1000,000), oo dowlada Soomaaliya bixisay.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu sheegay in ay soo gaadhay kow iyo toban milyan iyo todoba boqol oo dollar (11, 700,000), oo Baanka Adduunku hore Somaliland ugu deeqay, lakiin aan soo dhaafin qasnada dowlada Soomaaliya arrimo siyaasadeed awgeed, wuxuuna intaa ku daray in xukuumadu dhawaan ku wareejin doonto lacago kale oo dheeraad ah, iyo Jabuuti oo sidookale bixin doonta raashin u dhigma\u00a0 lix boqol oo kun oo dollar ($600,000).<\/p>\n<p>Albaani ayaa balan qaaday in lacagaha si daah furan loo maamuli doono &#8220;Waxaanu caddaynaynaa in lacagta loo ururrinayo suuqa Waaheen aanu hal dollar anaga nagu baydhin,\u00a0 qarashka aanu isticmaalaynana aanu jeebkayaga ka isticmaalo, wixii umada naloogu dhiibayna aanu si amaano leh u gudan doono&#8221;.<\/p>\n<p>Madaxweyne Biixi, ayaa ganacsada ku amaanay taageeradooda &#8220;waxan u mahadnaqayaa ganacsatada Somaliland inta caawa halkan timid iyo inta liis kooda la keenay, iyo inta maqan ee haaban doonta aad iyo aad ayaan ugu mahadnaqayaa waxay kasoo baxeen waajib koodii, Islaanimo, walaalnimo, iyo waajib koodii waddaninimo&#8221;.<\/p>\n<p>Hantida ku burburta suuqan ayaa lagu qiyaasay 2 bilyan oo dollar kadib, dabkii ka kacay 1 bishan April, Waaheen ayaa kamid ahaa suuqyada ugu waa wayn geeska iyo bariga Afrika, wuxuuna u adeegi jiray dhamaan bulshooyinka ku dhaqan gobolka.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ganacsatada waa wayn ee Somaliland, ayaa ku dhawaaqay in ay dib u dhiska suuqa Waaheen kaga qayb qaadanayaan lacag dhan 8 milyan oo dollar. Xaflad casho sharaf ah oo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ganacsatada ugu sameeyay qasriga madaxtooyada, ayay ganacsatadii kasoo qayb gashay kaga, dhawaaqeen lacagtan oo ah wajigii kowaad ee lacagaha ay ganacsatada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":79388,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-79387","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79387","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=79387"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79387\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":79410,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79387\/revisions\/79410"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/79388"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=79387"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=79387"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=79387"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}