{"id":79306,"date":"2022-04-06T23:37:19","date_gmt":"2022-04-06T20:37:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=79306"},"modified":"2022-04-07T00:52:45","modified_gmt":"2022-04-06T21:52:45","slug":"gudoomiyihii-barlamaankii-10aad-maxamed-mursal-oo-ka-hadley-khilaafka-r-wasaare-rooble-iyo-maamulka-k-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/04\/gudoomiyihii-barlamaankii-10aad-maxamed-mursal-oo-ka-hadley-khilaafka-r-wasaare-rooble-iyo-maamulka-k-galbeed\/","title":{"rendered":"Gudoomiyihii Barlamaankii 10&#8217;aad Maxamed Mursal oo Ka Hadley Khilaafka R\/wasaare Rooble iyo Maamulka K\/galbeed."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Baarlamanka xiligiisu dhamaaday ee Somalia Max\u2019ed Mursal Shiikh C\/raxmaan oo caawa shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay khilaafka iyo ismari waagaa ka dhex aloosan RW Rooble iyo hogaanka dowlad goboleedka K\/Galbeed ee la xiriira 3 Xildhibaanada K\/Galbeed\u00a0 guddiga doorashadu u diideen iney siiyaan shahaadada Xildhibaanimo.<\/p>\n<p>Maxamed Mursal ayaa sheegay inuu ka walaacsan yahay heerka uu gaaray khilaafkaas iyo sida loogu baahan yahay in xal deg deg ah laga gaaro si horey loogu socdo, loona ilaaliyo midnimada umadda.<\/p>\n<p>Mursal ayaa codsaday inaan lagu deg degin dhaarta xildhibaanada iyadoo ay maqan yihiin xildhibaanada Koonfur galbeed oo Madaxweyne Laftagareen ugu xaniban magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>\u201cKoonfur Galbeed oo ka Maqan Baarlamanka Ma jiri karo Baarlamaan la dhaariyo Waana in la Xaliyaa Khilaafka\u00a0 Ra\u2019iisul wasaaraha iyo Koonfur Galbeed si horey loogu socdo\u201d ayuu yiri Maxamed Mursal Shiikh C\/raxmaan.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Koonfur galbeed ay door muhiim ah ka soo qaadatay xalinta khilaafyadii soo maray dowlada, sidaas awgeedna loo baahan yahay in wax walba oo jira lagu dhameeyo wadahadal iyo tanaasul.<\/p>\n<p>\u201cDoorashada dadban dhamaan dowlad goboleedyada dalka si isku mid ah ayey u qabteen iyagoo maray hab raac hal nooc ah, hadii ay wada saxan yihiin wey wada saxan yihiin, hadii ay qaldan yihiina wey wada qaldan yihiin\u201d ayuu yiri Gudoomiye Mursal oo hadalkiisu u muuqday inuu taageero siinayo maamulka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Waxaa uu xusay in Maamulka K\/Galbeed uu shaaciyey inuu khilaaf kala dhexeeyo Raisul Wasaaraha, sidaas awgeedna loo baahnaa Rooble inuu u dhaqaaqo sidii loo qancin lahaa, meeshana looga saari lahaa madmadowga jira<\/p>\n<p>\u201cBaarlamanka federaalka haddii uu ka maqan yahay hal dowlad goboleed laguma tilmaami karo inuu yahay baarlaman federaal sidaa awgeed RW Rooble waxaa waajib ku ah inuu raadiyo maamul goboleedka maqan\u201dayuu intaa ku daray Mursal.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Baarlamanka xiligiisu dhamaaday ee Somalia ayaa intaas ku daray in dalka ay ka jiraan dhibaatooyin ay ka mid yihiin abaaro iyo sicir barar, xiligana aan loo baahneyn in dib u dhac kale uu ku yimaado doorashada, wuxuuna ugu baaqay madasha wadatashiga Qaranka iney xil iska saaraan xalinta khilaafaadka jira.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"taboola-below-article\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget tbl-feed-container tbl-feed-frame-DIVIDER render-late-effect\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article\" data-parent-placement-name=\"below-article\" data-pub-lang=\"so\">\n<div class=\" tbl-feed-header tbl-logo-right-position\">\n<div class=\"tbl-feed-header-logo\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Baarlamanka xiligiisu dhamaaday ee Somalia Max\u2019ed Mursal Shiikh C\/raxmaan oo caawa shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay khilaafka iyo ismari waagaa ka dhex aloosan RW Rooble iyo hogaanka dowlad goboleedka K\/Galbeed ee la xiriira 3 Xildhibaanada K\/Galbeed\u00a0 guddiga doorashadu u diideen iney siiyaan shahaadada Xildhibaanimo. Maxamed Mursal ayaa sheegay inuu ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":79308,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-79306","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79306","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=79306"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79306\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":79334,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79306\/revisions\/79334"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/79308"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=79306"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=79306"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=79306"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}