{"id":79237,"date":"2022-04-04T01:01:47","date_gmt":"2022-04-03T22:01:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=79237"},"modified":"2022-04-04T01:25:50","modified_gmt":"2022-04-03T22:25:50","slug":"xukuumadda-iyo-ganacsatada-soomaaliya-oo-ku-dhawaaqey-in-ay-3-million-uga-qeyb-qaadanayaan-gurmadka-khasaarihii-dabkii-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/04\/xukuumadda-iyo-ganacsatada-soomaaliya-oo-ku-dhawaaqey-in-ay-3-million-uga-qeyb-qaadanayaan-gurmadka-khasaarihii-dabkii-hargeysa\/","title":{"rendered":"Xukuumadda iyo Ganacsatada Soomaaliya oo Ku Dhawaaqey in ay 3 Million uga Qeyb Qaadanayaan Gurmadka KHasaarihii Dabkii Hargeysa."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Waxaa Maanta magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya kulan ku wada yeeshay Raysal wasaaraha Soomaaliya oo ah wehlinayeen masuuliyiin ka tirsan Xukuumaddiisa iyo xubno ka tirsan Ganacsatada Soomaaliyeed.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Kulanka ayaa ahaa mid looga hadlaayay sidii gurmad loogu sameyn lahaa ganacsatii ku hanti beeshay dabkii habeen hore ka kacay Suuqa ugu weyn magaalada Hargeysa ee Soomaaliland, kaasoo ay ku basbeeleen xarumo ganacsi oo aad u waa weynaa.<\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Raysal wasaaraha Soomaaliya oo kulanka iclaamiyay ayaa ganacsatada ka dalbaday iney ka qeyb qaataan gurmadka loo sameynayo walaalala reer Soomaaliland ee ku hanti beelay dabkii ka kacay Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Raysal wasaare Rooble ayaa shaaciyay in Xukuumadda Soomaaliya ay uga qeyb qaadaneyso u gurmaashada dadkii ku hanti beelay dabka khasaaraha badan geystay lacag dhan hal malyan oo doolar, islamarkaana waxii kale ee karaamkooda ahna ay ka qaadan doonaan.<\/p>\n<p>&#8220;Kulan Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble uu la yeeshay ganaacsatada Soomaaliyeed oo Looga hadlayay sidii loogu gurman lahaa ganacsatadii kdabkii weynaa ee baabi\u2019iyay suuqa weyn ee Hargeysa, ayaa looga dhawaaqay lacag gaareysa 3 Milyan oo Doollar taas oo 1 Milyan oo ka mid ah ay bixineyso XFS halka 2 Milyan oo Doollar ay bixinayaan Ganacsatada Soomaaliyeed&#8221; ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaaraha.<\/p>\n<p>Dhinaca Guddomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed Maxamuud Cabdi Cali (Gabeyre)\u00a0 ayaa sheegay in ganacsatada Soomaaliyeed iyo kuwa Soomaaliland ay yihiin kuwa isku gurmada marwalba oo ay dhibaato timaado, isagoona sheegay in Ganacsatada Soomaaliyeed ee reer Muqdisho ay gurmadka walaalaha Soomaaliland uga qeyb qaadanayaan lacag dhan laba Milyan oo doolar.<\/p>\n<p>Kulankaan ayaa imaanaya xili Suuqa ugu weyna deegaanada Soomaaliland uu habeen hore ku basbeelay dab xoogaan oo ka kacay gudaha Suuqaasi, waxaana qiimeyn hordhac ah oo maamulka Soomaaliland uu shaaciyay ay noqotay khasaaraha hantiyeed ee dabkaasi geystay mid gaaraya 2 Bilyan oo doolar.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/BPHG2BlR8KE\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Maanta magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya kulan ku wada yeeshay Raysal wasaaraha Soomaaliya oo ah wehlinayeen masuuliyiin ka tirsan Xukuumaddiisa iyo xubno ka tirsan Ganacsatada Soomaaliyeed. Kulanka ayaa ahaa mid looga hadlaayay sidii gurmad loogu sameyn lahaa ganacsatii ku hanti beeshay dabkii habeen hore ka kacay Suuqa ugu weyn magaalada Hargeysa ee Soomaaliland, kaasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":79238,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-79237","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79237","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=79237"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79237\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":79246,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79237\/revisions\/79246"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/79238"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=79237"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=79237"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=79237"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}