{"id":7918,"date":"2012-07-03T05:33:05","date_gmt":"2012-07-03T05:33:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7918"},"modified":"2012-07-03T05:33:05","modified_gmt":"2012-07-03T05:33:05","slug":"ciidamada-amaanka-mpuntalnd-oo-howlagalo-ka-wada-xaafadaha-mgarowe-ka-dib-dilkii-xalay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/07\/ciidamada-amaanka-mpuntalnd-oo-howlagalo-ka-wada-xaafadaha-mgarowe-ka-dib-dilkii-xalay\/","title":{"rendered":"Ciidamada Amaanka M\/Puntalnd Oo Howlagalo Ka Wada Xaafadaha M\/Garowe ka dib dilkii xalay."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/taliye1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-7919 alignleft\" title=\"taliye1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/taliye1.jpg\" alt=\"\" width=\"290\" height=\"200\" \/><\/a>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Ciidanka amaanka magaalada garoowe ee xarunta maamulka puntland ayaa saakay waxa ay wadaan howl galo lagu doonayo in lagu soo qabqabto kooxahii ka danbeeyay dilka allah ha u naxariiste marxuum nadaar saalax maxamed cali bulay.<\/p>\n<p>waxaa xalay fiidkii \u00a0lagu dilay magaaladda Garoowe Taliye xigeenkii labaad\u00a0 ee hore Ciidanka Booliiska puntland Nadaare Salax Maxaed Cali Bulay\u00a0.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa lagu dilay fagaaraha hore ee Hotelka Bulshaale1 ,waxaana\u00a0 dilkaan gaystay koox ku hubaysan qoryaha fudud kuwasoo goobta ka baxsaday dilka ka dib.<\/p>\n<p>Nadaare ayaa xilka Booliiska uu ka hayey ee ahaa Taliye xigeenka Labaad waxaa laga ruqseeyey 1 bishaan Luulyo oo ku beegnayd Munasabadii Xuska 1luulyo ,waxaana uu mudo dheer kasoo shaqaynayey ciidamada gaar ahaan Booliiska .<\/p>\n<p>Lama oga cida ka danbaysay dilka Marxuumka ,ma jirto cid loo qabtay ilaa hada falkaan.<\/p>\n<p>Xafiiska warqabadka warsom.com<\/p>\n<p>Muqdisho,somaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Ciidanka amaanka magaalada garoowe ee xarunta maamulka puntland ayaa saakay waxa ay wadaan howl galo lagu doonayo in lagu soo qabqabto kooxahii ka danbeeyay dilka allah ha u naxariiste marxuum nadaar saalax maxamed cali bulay. waxaa xalay fiidkii \u00a0lagu dilay magaaladda Garoowe Taliye xigeenkii labaad\u00a0 ee hore Ciidanka Booliiska puntland Nadaare Salax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7918","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7918","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7918"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7918\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7921,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7918\/revisions\/7921"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7918"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7918"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7918"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}