{"id":79168,"date":"2022-04-01T23:29:20","date_gmt":"2022-04-01T20:29:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=79168"},"modified":"2022-04-02T02:21:19","modified_gmt":"2022-04-01T23:21:19","slug":"mid-kamid-ah-gudoonkii-gudiga-doorashada-heer-federal-ee-fiet-oo-u-xuub-siibtey-murashax-xildhibaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/04\/mid-kamid-ah-gudoonkii-gudiga-doorashada-heer-federal-ee-fiet-oo-u-xuub-siibtey-murashax-xildhibaan\/","title":{"rendered":"Mid Kamid ah Gudoonkii Gudiga Doorashada Heer Federal ee FIET oo u Xuub Siibtey Murashax Xildhibaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Guddoomiye ku xigeenka guddiga doorashada FIET, Avv Mowliid Mataan Salaad, ayaa xaqiijiyay inuu isku sharraxay kursiga HOP059 ee deegaan doorashadiisu tahay magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Mowliid ayaanay cadeyn ilaa iyo hadda inuu iska casilay xilkii guddoomiye kuxigeennimo ee uu ka hayey guddiga dadban ee doorashooyinka heer federaal, iyadoo ay xusid mudantahay inuu wax ka soo maamulayey kuraasta xildhibaannada lagu soo doortay magaalooyinka Beledweyne iyo Jowhar.<\/p>\n<p>Ma cada waxa uu ka qabo shaciga u yaala Guddiga doorashooyinka inay xubno xilal haya ay u tartami karaan kuraas barlamaan. Mana jirto ilaa iyo hadda inta la ogyahay xubin guddi oo iyagoo xilka haya doorasho barlamaan isku soo sharaxay.<\/p>\n<p>Musharraxa ayaa HOL u sheegay\u00a0 in uu go\u2019aansaday inuu u tartamo kursigan kadib markii uu wadatashiyo la yeeshay odoyaasha , waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee beesha kursiga leh.<\/p>\n<p>Mowliid Mataan ayaa ahaa guddoomiye ku xigeenka guddiga hirgelinta doorashada heer federal ee FIET tan iyo markii lagu dhawaaqay guddigaasi dhammaadkii sanadkii 2020.<\/p>\n<p>Waxaa lagu soo warramayaa in xiriirka u dhaxeeyay guddoomiye ku xigeenka guddiga doorashada Abuukaate Mowliid iyo madaxtooyada Soomaaliya uu sii xumaanayay \u2013 tan iyo markii xubnaha guddiga doorashooyinka ay xilka ka qaadeen guddoomiyihii hore, Maxamed Xasan Cirro dhammaadkii bishii Disember 2021, xilligaas oo xubnaha guddigu ay laba garab u kala jabeen oo kala taageersanaa xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/p>\n<p>Abuukaate Mowliid Mataan Salaad ayaa xilligaas shir guddoomiyay garabkii xil ka qaadista ku sameeyay guddoomiyihii guddiga oo haystay taageerada Villa Soomaaliya \u2013 kaas oo markii dambe lagu beddelay guddoomiyaha haatan xilka haya Muuse Geelle Yuusuf.<\/p>\n<p>Kursiga HOP059 ayaa noqonaya mid ka mid ah kuraastii ugu dambeysay ee baarlamaanka 11aad ee Soomaaliya, oo lagu wado in la dhaariyo xubnihiisa 14 bishan Abriil.<\/p>\n<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenka guddiga doorashada FIET, Avv Mowliid Mataan Salaad, ayaa xaqiijiyay inuu isku sharraxay kursiga HOP059 ee deegaan doorashadiisu tahay magaalada Beledweyne. Mowliid ayaanay cadeyn ilaa iyo hadda inuu iska casilay xilkii guddoomiye kuxigeennimo ee uu ka hayey guddiga dadban ee doorashooyinka heer federaal, iyadoo ay xusid mudantahay inuu wax ka soo maamulayey kuraasta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":79169,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-79168","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79168","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=79168"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79168\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":79191,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79168\/revisions\/79191"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/79169"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=79168"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=79168"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=79168"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}