{"id":79010,"date":"2022-03-27T00:45:01","date_gmt":"2022-03-26T21:45:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=79010"},"modified":"2022-03-27T01:32:28","modified_gmt":"2022-03-26T22:32:28","slug":"murashax-m-weyne-prof-saciid-ciise-maxamuud-oo-guda-galey-ololahiisa-xilka-m-weynenimo-lana-kulmey-madax-xisbiyo-siyaasadeed-iyo-wax-garad-taageersan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/03\/murashax-m-weyne-prof-saciid-ciise-maxamuud-oo-guda-galey-ololahiisa-xilka-m-weynenimo-lana-kulmey-madax-xisbiyo-siyaasadeed-iyo-wax-garad-taageersan\/","title":{"rendered":"Murashax M\/weyne Prof. Saciid Ciise Maxamuud oo Guda Galey Ololahiisa Xilka M\/weynenimo Lana Kulmey Madax Xisbiyo Siyaasadeed iyo Wax Garad Taageersan."},"content":{"rendered":"<p>Kulan ay iskugu yimaadeen guddiga fulinta ee Xisbiga dadka, ayna ka qeyb galeen qaar ka mid ah madaxda axsaabta siyaasadeed ee dalka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxaa kulankan shir gudoominayey musharaxa Madaxweynaha Somalia, ahna guddoomiyaha Xisbiga dadka Prof. Saciid Ciise Maxamuud, iyadoo looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyey ee dalka gaar ahaan dhinacyada amniga, siyaasadda iyo geeddi socodka doorashooyinka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Cali Maxamed Nuux (Timajilic) oo hadalo ka jeediyey kulankan ayaa sheegay in dalku uu ku jiro xaalad halis ah, loona baahan yahay in la badbaadiyo, isagoo xildhibaanada cusub ee golaha shacabka ugu baaqay iney sameeyeen isbedel weyn.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan u baahannay inaan helno Madaxweyne daacad ah oo ku soo baxay doorasho hufan oo aan ku iman lacag iyo musuqmaasuq\u201d ayuu yiri Timjilic oo intaa ku daray iney nasiib daro tahay in weli qabiil uu horboodayo dowladnimada.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale ka hadlay Munaasabadan Gudoomiyaha Xisbiga Dadka ahna Musharax u taagan doorashada Madaxweynaha dalka Saciid Ciise Maxamuud oo xubnaha guddiga fulinta ee xisbiga ugu baaqay iney dardar geliyaan ololaha doorashada ee sanadkan, isagoo ku amaanay dedaalka ay had iyo jeer ugu jiraan xoojinta himilooyinka Xisbiga.<\/p>\n<p>Musharax Saciid Ciise ayaa tacsi u diray qoyska ay ka geeriyootay Xildhibaanad Aamina Maxamed Cabdi oo ka mid noqotay dad badan oo lagu dilay qaraxyadii Baladweyne, dhacdadaas oo uu xusay iney aheyd \u00a0mid xanuun badan oo damiirkooda dhaqaajisay inta cadaalada u heelan.<\/p>\n<p>\u201cSoomaaliya waa meesha kaliya ee Qofkii ku dila uu geeridaada ka tacsiyadeynayo, hadana si Nabad ah uu Bulshada ugu dhex noolyahay, Dilka Xildhibaanad Aamina Maxamed waa mid u baahan Baaritaan cadaalad ah\u201d ayuu yiri Saciid Ciise.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Saciid Ciise ayaa ka waramay barnaamijkiisa siyaasadeed ee uu doorashada madaxtinimada dalka kaga qeyb galayo.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan diyaariyey barnaamij siyaasadeed oo la xiriira waxyaabaha aan qaban doono haddii aan ku guuleysto doorashada Madaxweynaha, waana mid cad oo ku socda qorsheyaal qaranka lagu badbaadinayo, waxaana sameynay buugga Buluuga ah kaasoo ay ku xusan yihiin talaabooyinka la qaadayo iyo qaabka ay dowladu noqoneyso, hamigayga ugu weyn waa in Soomaaliya ay noqoto dal Dimoqraadi ah oo leh cadaalad loo siman yahay\u201d ayuu yiri Saciid Ciise.<\/p>\n<p>Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sheegay Prof Saciid Ciise baahida loo qabo in dowladnimada Soomaaliya aysan noqon mid keli talis ah, wuxuuna intaa ku daray in nidaam kasta oo khilaafsan habka asxaabta badan uu dalka u horseedayo oo kaliya burbur iyo dib u dhac aan loo baahneyn.<\/p>\n<p>Kulankan oo ku soo dhamaaday jawi degan ayaaa intii uu socday waxay ka qeyb galayaashu ay isku dhaafsadeen fikrado kala duwan oo la xiriira xal u helida dhibaatooyinka ka jira salka iyo sidii looga gudbi lahaa.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-215685\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2877.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2877.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2877-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2877-768x512.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-215686\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2889.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2889.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2889-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2889-768x512.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-215687\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2890.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2890.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2890-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2890-768x512.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-215688\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2894.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2894.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2894-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2894-768x512.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-215689\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2900.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2900.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2900-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2900-768x512.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-215690\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2907.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2907.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2907-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2907-768x512.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-215691\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2911.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2911.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2911-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2911-768x512.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-215692\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2917.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2917.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2917-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2917-768x512.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-215693\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2927.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2927.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2927-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2927-768x512.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-215694\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2937.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2937.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2937-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2937-768x512.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-215695\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2955.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2955.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2955-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2955-768x512.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-215696\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2980.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2980.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2980-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2980-768x512.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-215697\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2997.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2997.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2997-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_2997-768x512.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-215698\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_3000.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_3000.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_3000-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG_3000-768x512.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" \/><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan ay iskugu yimaadeen guddiga fulinta ee Xisbiga dadka, ayna ka qeyb galeen qaar ka mid ah madaxda axsaabta siyaasadeed ee dalka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Waxaa kulankan shir gudoominayey musharaxa Madaxweynaha Somalia, ahna guddoomiyaha Xisbiga dadka Prof. Saciid Ciise Maxamuud, iyadoo looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyey ee dalka gaar ahaan dhinacyada amniga, siyaasadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":79011,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-79010","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79010","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=79010"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79010\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":79022,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79010\/revisions\/79022"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/79011"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=79010"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=79010"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=79010"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}