{"id":78949,"date":"2022-03-24T22:16:28","date_gmt":"2022-03-24T19:16:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=78949"},"modified":"2022-03-24T23:05:29","modified_gmt":"2022-03-24T20:05:29","slug":"hooyada-dhashey-aun-ikraan-tahliil-oo-sheegtay-in-xildh-aamino-maxamed-cabbdi-ay-u-dhimatey-sababta-kiiskii-ikraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/03\/hooyada-dhashey-aun-ikraan-tahliil-oo-sheegtay-in-xildh-aamino-maxamed-cabbdi-ay-u-dhimatey-sababta-kiiskii-ikraan\/","title":{"rendered":"Hooyada Dhashey AUN Ikraan Tahliil oo Sheegtay in AUN Xildh Aamino Maxamed Cabbdi ay U Dhimatey Sababta Kiiskii Ikraan."},"content":{"rendered":"<p>Qaali Maxamuud Guhaad Hooyada dhashay marxuumad Ikraan Tahliil Faarax ayaa sheegay in marxuum xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi loo dilay kiiska Ikraan oo ay in badan u doodaysay, waxaana ay hadalkeeda sii raacisay in cid waliba oo kiiska Ikraan ka hadashay lagu daba jiro sida ay hadalka u dhigtay maama Qaali.<\/p>\n<p>\u201cAamina Maxamed Cabdi waxaan dareemaynaa in ay u dhimatay kiiskii Ikraan Tahliil ka hadalkiisii,si aysan Baarlamaanka ugu soo laaban, oo uga harto oo kiiska aysan Baarlamaanka u gayn ayaa laga reebay gabadhaas, qof ay wax u dhibtay malahan,\u00a0 qof ay dhibaataysay malahan, mu\u2019minad ayey aheyd oo dhib la\u2019aan ah , cadaaladdii ay ka hadlaysay ayaa maanta Aamino loogu soo gambaday\u201d ayey tiri mama Qaali Guhaad.<\/p>\n<p>Sidoo kale iyadoo sii hadlayso ayey tiri\u201d Maalintiidii ayey dhimatay Aamino,\u00a0 laakiin sabab ayey u noqdeen in ay dhibaateeyaan, kiiska Ikraan hadalkii ay ka hadashay kiiskii loo dabcinaayey, maalinba maalin loogu dhigaayey, mareegaan ayaa loo soo sameeyey si loogu dhibaayeeyo, nafteedana lagu waayey,\u00a0 aniga geerideeda si xun ayey ii taabatay, umadda Soomaaliyeed oo dhan ayey ka baxaday, waxaa ay aheyd qof qiimo gal ah Aamino\u201d<\/p>\n<p>Dhankale maama Qaali Guhaad ayaa hadashay qaabkii uu dilka u dhacay, waxaana ay sheegtay inuu ahaa mid lasoo qorsheeyey\u201d Sida gabadhu ay ku dhimatay qof waliba oo wax garad ah oo xikmad leh wuu dareemi karaa, gabadha waxaa loogu soo galay meeshii mas\u2019uuliyiintii iyo madaxtooyadii dhaxdeeda, wixii iyaga bas ayey soo abaareen, marka waa arrin xanuun badan dilkaas qorsheysan, waan ka xunnahay, dhibaatada nagu dhacday, Illah ayaan u sheeganay(SWC), waxaana uga baryaa inuu Janatul Fardowsa ka waraabiyo\u201d ayey tiri maam Qaali.<\/p>\n<p>Allah unaxariistee xildhibaan Aamina ayaa xalay waxaa ay ku geeriyootay gudaha magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hirran, kadib markii ruux iskusoo xiray walxaha\u00a0 qarxa uu isku qarxiyey, waxaana maanta aas qaran loogu sameeyey gudaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho,\u00a0 iyadoo Janaasadeeda uu qeyb ka ahaa Ra\u2019iisulwasaare Rooble iyo madaxdii hore ee dalka soo martay madaxweyne Xasan Sheekh iyo Shariif Sheekh.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaali Maxamuud Guhaad Hooyada dhashay marxuumad Ikraan Tahliil Faarax ayaa sheegay in marxuum xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi loo dilay kiiska Ikraan oo ay in badan u doodaysay, waxaana ay hadalkeeda sii raacisay in cid waliba oo kiiska Ikraan ka hadashay lagu daba jiro sida ay hadalka u dhigtay maama Qaali. \u201cAamina Maxamed Cabdi waxaan dareemaynaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":78950,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-78949","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78949","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=78949"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78949\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":78966,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78949\/revisions\/78966"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/78950"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=78949"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=78949"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=78949"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}