{"id":78938,"date":"2022-03-24T21:46:40","date_gmt":"2022-03-24T18:46:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=78938"},"modified":"2022-03-24T22:58:29","modified_gmt":"2022-03-24T19:58:29","slug":"qaraxyadii-xaley-ka-dhacey-beledweyne-oo-lasoo-sheegayo-tirada-dhimashadu-in-ay-gaareyso-ilaa-50-qof","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/03\/qaraxyadii-xaley-ka-dhacey-beledweyne-oo-lasoo-sheegayo-tirada-dhimashadu-in-ay-gaareyso-ilaa-50-qof\/","title":{"rendered":"Qaraxyadii Xaley Ka Dhacey Beledweyne oo Lasoo Sheegayo Tirada Dhimashadu in ay Gaareyso ilaa 50 Qof."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa sii kordhay khasaaraha ka dhashay qaraxyo Ismiidaamin ahaa oo xalay ka dhacay gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Qaraxyada xalay ka dhacay Baledweyne ayaa ahaa kuwa aad u waa weyn oo gilgilay guud ahaan xaafadaha magaalada Baledweyne, waxaana inta la xaqiijiyay ilaa hada tirada dhimashada ay mareysa ilaa 50 ruux oo isugu jira qeybaha kala duwan ee bulshada Baledweyne, waxaana lasoo warinayaa dhaawacyo kor u dhaafaya 100 ruux.<\/p>\n<p>Qaraxa koowaad oo ahaa mid uu fuliyay ruux naftii halige ahaa ayaa ka dhacay afaafka hore ee madaxtooyada maamulka Hirshabeelle ee magaalada Baledweyne, waxaana qaraxaasi ku geeriyooday Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi, qaar ka mid ah ilaaladeeda iyo Xildhibaan Hore Xasan Dhuxul.<\/p>\n<p>Qaraxa labaad ayaa waxaa isna uu dhacay daqiiqado kooban kadib qaraxa koowaad, waxaana uu ahaa qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, kaasoo lala beegsaday gaari ciidan oo dhaawacyo ka soo qaaday gudaha Xerada Lamagalaay maadaama aan loo ogoleyn gaadiidka rayidka ah, waxaan qaraxa lagula beegsaday inta u dhaxeysa Isbitaalka weyn iyo Hotel Kaamil, waxaana ka dhashay qaraxaasi khasaaraha ugu badan ee dhimashada.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka hadlay qaraxa lagu dilay Xildhibaan Aamino Maxamed ayaa faray laamaha amniga maamulka Hirshabeelle in baaris deg deg ah ku sameyaan qaraxa lagu dilay Xildhibaan Aamino oo xiliga lagu dilay qaraxa u socotay iney kulan lasoo qaadato madaxweyne Cali Guudlaawe oo ay balansanayeen.<\/p>\n<p>Khasaaraha qaraxyada oo marba marka ka dambeysa sii kordhaya ayaa hadana wararka soo baxaya waxay sheegayaan in ku dhawaad ilaa 10 ruux lagu la&#8217;yahay nolol iyo geeri, marka laga soo tago khasaaraha nafeed waxaa jira mid hatiyadeed oo aad u balaraan oo soo gaaray dhismayaal ganacsi oo ku yaalay goobta uu qaraxa ka dhacay oo uu ka muuqdo burbur lixaad leh.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa sii kordhay khasaaraha ka dhashay qaraxyo Ismiidaamin ahaa oo xalay ka dhacay gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Qaraxyada xalay ka dhacay Baledweyne ayaa ahaa kuwa aad u waa weyn oo gilgilay guud ahaan xaafadaha magaalada Baledweyne, waxaana inta la xaqiijiyay ilaa hada tirada dhimashada ay mareysa ilaa 50 ruux oo isugu jira [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":78939,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-78938","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78938","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=78938"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78938\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":78962,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78938\/revisions\/78962"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/78939"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=78938"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=78938"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=78938"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}