{"id":78830,"date":"2022-03-18T05:00:57","date_gmt":"2022-03-18T02:00:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=78830"},"modified":"2022-03-18T07:50:13","modified_gmt":"2022-03-18T04:50:13","slug":"murashax-xildhibaan-c-qaadir-xuseen-coloow-oo-deeqo-lacageed-iyo-dawooyin-gaarsiiyey-isbitaalka-guud-iyo-dhaawacyada-ciidanka-xds-ee-b-weyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/03\/murashax-xildhibaan-c-qaadir-xuseen-coloow-oo-deeqo-lacageed-iyo-dawooyin-gaarsiiyey-isbitaalka-guud-iyo-dhaawacyada-ciidanka-xds-ee-b-weyne\/","title":{"rendered":"Murashax Xildhibaan C\/qaadir Xuseen Coloow oo Deeqo Lacageed iyo Dawooyin Gaarsiiyey Isbitaalka guud iyo Dhaawacyada Ciidanka XDS ee B\/weyne."},"content":{"rendered":"<p>Murashax Xildhibaan Barlamaanka Federalka Soomaaliya C\/qaadir Xuseen Coloow ayaa Booqdey Dhaawacyada Isbitaalka Xoogga ee Beledweyne iyadoo ay halkaas kusoo Dhaweeyeen Saraakiil uu horkacayey Taliye Baakaay,waxeyna ka Gudoomeen Deeq Lacageed oo uu ugu Tala Galey Murashax Colow in uu Xanuunka la wadaago askarta halkaas jiifa iyagoo na Difaacaya ayey dhaawacmeen waa in aan wax ka Qabano\u00a0 Baahiyahooda ayuu Yiri Murashax xildh- kursiga HOP 058 ee Deegaan Doorashadiisu Tahey B\/weyne isagoo u Rajeeyey In alle Bogsiiyo si Dhaqso ah halka Saraakiisha iyo Dhaawacyadu uga Mahadceliyeen Deeqda uu Soo Gaarsiiyey waxeyna u Rajeeyeen in uu Kursiga uu Ku Guuleysto.<\/p>\n<p>Dhanka kale Murashaxa ayaa Deeq Lacageed Iyo Dawooyin Gaarsiiyey Isbitaalka Guud ee Magaalada Beledweyne isagoo Murashaxu Sheegay in aaney intaas ku Ekaan Doonin ee ay Joogto Noqon doonto Ka Warqabka Baahida Isbitaalka B\/weyne waxaana Deeqda ka Gudoomey Masuuliyiinta Isbitaalka oo aad uga Mahadceliyey Murashax Coloow ayna u Rajeynayaa guusha Xilka uu rabo isagoo Noqdey Murashixii ugu Horeeyey uguna Danbeeyey ee Hoos usoo Fiiriya Arrimaha Bulshada iyo Dryeelkooda.<\/p>\n<p>Murashax C\/qaadir Xuseen Coloow ayaa ah Ganacsade Ku Nool Dalka Debeddiisa iyo Gudaha Dalka Waxa uuna Noqon Karaa Nin Abuura Shaqooyin Dhalinyaro badan oo Sidii la Rabo loo Adeegsado Dalka Gudihiisana Camal La&#8217;aan ku ah ayaa Maanta u baahan in ay Dalkooda ku Helaan Amni,waxbarasho,Caafimaad iyo Shaqo waana Middaas tan uu ku Haminayo Murashaxu Hadii uu Kursigan Hop 058 ku guuleysto Kursigan oo uu Hore ugu Fadhiyey Nuur Iidaw ayaa Hada u Muuqda in uu Doonayo in isaga Loo Xiro oo aan lagula Tartamin waana Mida keentey Hakadka Doorashadii Ka Socotey B\/weyne waxaana arintaas kasoo horjeestey Odayaasha iyo Murashaxiinta uu Kursigaan Metalaadiisu ka Dhexeeyo.<\/p>\n<p>Dhawaan ayaa La filayaa in Go&#8217;aankiisa Doorashadu Soo baxo Sida Lagu Soo waramayana Murashax Coloow waa ninka ugu Cad cad ee La Filayo in uu ku Guuleysto haduu ka Badbaado Musuq iyo Wax isdaba Marin Hareysay Meelo Badan oo ay ka Dhacdey Waxa Loogu Yeeray Doorasho Dadban ee 2021-2022.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Murashax Xildhibaan C\/qaadir Xuseen Coloow oo Deeq lacageed iyo dawo geeyey Isbitaalka Beledweyne.\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/9CsMSvAB5zQ?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Murashax Xildhibaan Barlamaanka Federalka Soomaaliya C\/qaadir Xuseen Coloow ayaa Booqdey Dhaawacyada Isbitaalka Xoogga ee Beledweyne iyadoo ay halkaas kusoo Dhaweeyeen Saraakiil uu horkacayey Taliye Baakaay,waxeyna ka Gudoomeen Deeq Lacageed oo uu ugu Tala Galey Murashax Colow in uu Xanuunka la wadaago askarta halkaas jiifa iyagoo na Difaacaya ayey dhaawacmeen waa in aan wax ka Qabano\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":78833,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-78830","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78830","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=78830"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78830\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":78836,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78830\/revisions\/78836"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/78833"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=78830"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=78830"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=78830"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}