{"id":7870,"date":"2012-06-29T00:34:28","date_gmt":"2012-06-29T00:34:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7870"},"modified":"2012-06-29T00:34:28","modified_gmt":"2012-06-29T00:34:28","slug":"wasiirka-arrimaha-dibada-somaliland-oo-ka-warbixiyay-kulankii-madaxweyne-shariif-iyo-siilaanyo-wasiirka-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/wasiirka-arrimaha-dibada-somaliland-oo-ka-warbixiyay-kulankii-madaxweyne-shariif-iyo-siilaanyo-wasiirka-2\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo ka warbixiyay kulankii Madaxweyne Shariif iyo Siilaanyo Wasiirka"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/Wasiirka-Dibada-Maxamed-Cabdillaahi-Cumar4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/Wasiirka-Dibada-Maxamed-Cabdillaahi-Cumar4-300x300.jpg\" alt=\"\" title=\"Wasiirka-Dibada-Maxamed-Cabdillaahi-Cumar\" width=\"300\" height=\"300\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7871\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/Wasiirka-Dibada-Maxamed-Cabdillaahi-Cumar4-300x300.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/Wasiirka-Dibada-Maxamed-Cabdillaahi-Cumar4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/Wasiirka-Dibada-Maxamed-Cabdillaahi-Cumar4.jpg 320w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Maxamed C\/llaahi Cumar ayaa ka<br \/>\nwarbixiyay kulanka dhex maray Madaxweynaha Dowladda KMG iyo Madaxweynaha<br \/>\nSomaliland, isagoo sheegay inuu daba socday shirkii dhowaan ka dhacay<br \/>\nMagaalada London ee dalka Ingiriiska.<\/p>\n<p>Mr Cumar ayaa sheegay in kulanka oo maanta ka dhacay Magaalada Dubai ay<br \/>\nlabada Madaxweyne ku ogolaadeen heshiiskii shirkii London, isla markaana ay<br \/>\nsoo dhoweeyeen sida uu yiri.<\/p>\n<p>&#8220;Kulankii dhex maray labada madaxweyne wuxuu daba socday shirkii dhowaan ka<br \/>\ndhacay Ingiriiska ee Gudiyada labada geesood ku wada hadleen kuna<br \/>\nheshiiyeen qaabka wada hadalka, shirka wuxuu ka dhacay Dubai, labada<br \/>\nMadaxweyne way ogolaadeen heshiiskii shirkii London wayna soo<br \/>\ndhoweeyeen&#8221;ayuu yiri Dr. Maxamed C\/llaahi Cumar oo wareysi siiyay Laanta<br \/>\nAfka Soomaaliga ee BBC-da.<\/p>\n<p>&#8220;Waxay fasaxeen labada gudi inay sii wadana wada hadalka in arrimaha laga<br \/>\nwada hadlo, waxaa shirka ka soo qeyb galay, marti gelintiisa lahaa<br \/>\nimaaraadka carabta, wasiiru dowlaha iyo wasiir kuxigeenka iyo<br \/>\nmas&#8217;uuliyiinta Carbeed&#8221;ayuu sii raaciyay hadalkiisa.<\/p>\n<p>Dr. Maxamed C\/llaahi ayaa sheegay in Labada Madaxweyne ay muujiyeen<br \/>\ntaageero, ogolaansho iyo hogaamin Gudiga labada dhinac, kaasoo uu xusay<br \/>\ninay hoosta ka xariiqeyso in wada hadalada in si mug dheer oo ballaaran loo<br \/>\nwado sida uu yiri.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in labada Madaxweyne ay saxiixeen Documenti ku aadan in<br \/>\nwada hadala uu dhex maro, hadii Dowladda hada jirta ay bedesho dowlad kale,<br \/>\nisla markaana la sii wado, taasoo uu xusay in aanay aheyn wax dhibaato ah.<\/p>\n<p>Kulankan dhex maray Madaxweyne Shariif iyo Madaxweynaha Somaliland Axmed<br \/>\nMaxamed Siilaanyo ayaa noqonaya kii u horeeyay si fool ka fool, oo<br \/>\nMadaxweyne Somaliland ah uu la kulmo Madaxweynaha Soomaaliya tan iyo markii<br \/>\n1991-kii ay ku dhawaaqday Somaliland inay gooni isaga taagtay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Maxamed C\/llaahi Cumar ayaa ka warbixiyay kulanka dhex maray Madaxweynaha Dowladda KMG iyo Madaxweynaha Somaliland, isagoo sheegay inuu daba socday shirkii dhowaan ka dhacay Magaalada London ee dalka Ingiriiska. Mr Cumar ayaa sheegay in kulanka oo maanta ka dhacay Magaalada Dubai ay labada Madaxweyne ku ogolaadeen heshiiskii shirkii London, isla markaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7870","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7870","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7870"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7870\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7872,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7870\/revisions\/7872"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7870"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7870"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7870"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}