{"id":78611,"date":"2022-03-08T22:23:48","date_gmt":"2022-03-08T19:23:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=78611"},"modified":"2022-03-08T23:08:08","modified_gmt":"2022-03-08T20:08:08","slug":"c-llaahi-godax-barre-oo-weerar-afka-ku-qaadey-m-weyne-ku-xigeenka-hirshabbeele-yuusuf-dabageed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/03\/c-llaahi-godax-barre-oo-weerar-afka-ku-qaadey-m-weyne-ku-xigeenka-hirshabbeele-yuusuf-dabageed\/","title":{"rendered":"C\/llaahi Godax Barre oo Weerar Afka Ku Qaadey M\/weyne Ku Xigeenka Hirshabbeele Yuusuf Dabageed."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan u tartamida kuraasta harsan ee doorashadoodu taalo magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa si adag uga hadlay khilaafka culus ee soo kala dhexgalay madaxweyneha Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div>Kadib khilaaf kasoo talaabay shir ay isku fahmi waayeen Madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa ayaa gaaray halkii ugu sareysay, waxaana guuldareystay dedaalo kala duwan uu sameeyeen xubno ka tirsan maamulka Hirshabeelle oo doonayay in xal laga gaaro khilaafka labada masuul.<\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo wareysi siiyay TV-ga Universal ayaa sheegay in kulankoodii dhawaan ay la qaateen labada masuul ee ugu sareysa Hirshabeelle ay u muujiyeen rejo wanaagsan oo ah in doorashada kuraasta taala Baledweyne loo qabto si daahfuran oo xor iyo xalaal ah.<\/p>\n<p>Goodax Barre ayaa sheegay iney ka war heleen iney is badesahay aragtida madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dagabeed oo go\u2019aansaday in kuraastaas dad loo xiro Musharaxiin gaar ah, halka uu diiday Madaxweyne Guudlaawe.<\/p>\n<p>\u201cKhilaafka waxa uu salka ku hayaa culeys muddooyinkii dambe jiray oo la xiriira 11ka kursi ee Baledweyne lagu dooranayo, Madaxweynuhu waxa uu waafaqay in kuraasta la furo oo lagu tartamo halka madaxweyne ku xigeenka uu rabo in dad loo xiro, kulankii labadaan masuul ee Musharixiinta la yeesheen waxa ay u sheegeen in tartan furan la galayo oo way ku wada qanceen musharixiintu balse war ka duwan hadalkaas ayaa soo yeeray oo qoolkii ay sheegeen oo mid kamid ah uu rabo in uu ka baxo\u201d ayuu Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre.<\/p>\n<p>Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sidoo kale tilmaamay in Yuusuf Dabageed aysan aqoonsaneyn mar haduu madaxweynaha Hirshabeelle goob joog yahay, islamarkaana ay ka sugayaan qabashada doorasho si daahfuran loogu tartamo.<\/p>\n<p>18-kii December 2021 ayay aheyd markii uu magaalada Baledweyne si rasmi ah uga shaaciyay madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle in Kuraasta taala Baledweyne ay la rabaan dad ay doonayaan, taasi oo haatan noqotay mid uu doonayo inuu rumeeyo Yuusuf Dabgeed, islamarkaana ay ka biyo diidan yihiin Musharaxiinta u taagan tartanka kuraastaasi oo uu ka mid yahay Cabdullaahi Goodax Barre.<\/p>\n<div align=\"justify\">\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan u tartamida kuraasta harsan ee doorashadoodu taalo magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa si adag uga hadlay khilaafka culus ee soo kala dhexgalay madaxweyneha Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa. Kadib khilaaf kasoo talaabay shir ay isku fahmi waayeen Madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":78612,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-78611","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78611","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=78611"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78611\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":78623,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78611\/revisions\/78623"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/78612"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=78611"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=78611"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=78611"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}