{"id":78363,"date":"2022-02-26T23:47:31","date_gmt":"2022-02-26T20:47:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=78363"},"modified":"2022-02-27T03:30:03","modified_gmt":"2022-02-27T00:30:03","slug":"masuuliyiinta-soomaalida-ee-lugta-leh-dib-u-dhaca-doorashada-oo-mareykanku-ugu-hanjebey-in-uu-xayiraad-saarayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/02\/masuuliyiinta-soomaalida-ee-lugta-leh-dib-u-dhaca-doorashada-oo-mareykanku-ugu-hanjebey-in-uu-xayiraad-saarayo\/","title":{"rendered":"Aqriso Liiska Qaar kamid Madaxda Soomaalida ee ku Lugta Leh Dib u Dhaca Doorashada oo Mareykanku Ugu Hanjebey in uu Xayiraad Saarayo."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay ku soo rogayso xannibaado ka dhan ah fiisaha tiro ka mid ah mas&#8217;uuliyiinta Soomaaliyeed iyo shakhsiyaadka kale ee ku lugta leh dib u dhaca ku yimid doorashada.<\/p>\n<p>Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in dib u dhaca\u00a0 gabagabada doorashada Soomaaliya ay horseedayso xasilooni darro siyaasadeed oo khatar ku ah guulaha laga gaaray amniga, iyo horumarka dhaqaalaha.<\/p>\n<p>&#8221; Ka dib markii lagu guul daraystay in doorashada la qabto waqtigii ay ku beegnayd 25-ka bishan February, si loo dhamaystiro doorashada golaha wakiilada, ayaa dowladda Maraykanka waxay masuuliyiinta ku lug leh kusoo rogaysaa xannibaad ka dhan ah fiisaha siyaasadeed,&#8221; ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Maraykanka.<\/p>\n<p>Maraykanka waxa uu ku baaqay in si degdeg ah loosoo gabagabeeyo doorashada baarlamaanka iyo tan madaxweynaha si hufan oo lagu kalsoonaan karo.<\/p>\n<p>Dowladda Mareykanka waxay sheegtay inay qiimeyn doonto tallaabooyin dheeraad ah si kor loogu qaado isla xisaabtanka iyo\u00a0 taageerada geeddi-socodka dimoqraadiyadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>XIGASHO: Allbanaadir.com<\/p>\n<p>1-Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Eng. Maxamed Xuseen Rooble<\/p>\n<p>2-Madaxda Shanta maamul goboleed oo kala ah:-<\/p>\n<p>-Madaxwayne Axmed Madoobe<\/p>\n<p>-Madaxwayne Saciid Dani<\/p>\n<p>-Madaxwayne Axmed Qoorqoor<\/p>\n<p>-Madaxwayne Abdiaziz Laftagareen<\/p>\n<p>-Madaxwayne Ali Guudlaawe<\/p>\n<p>3- Fahad Daahir Axmed (Fahad Yaasiin) oo ah la taliyaha amniga Qaranka.<\/p>\n<p>4- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Xasan Shire Cabdi<\/p>\n<p>5- Cabdullaahi Aden Kulane (Jiis)<\/p>\n<p>6-Musharax Madaxwayne Abdirahman Abdishakur\u00a0 Warsme<\/p>\n<p>7-Musharax Madaxwayne Abdikariin Guuleed<\/p>\n<p>8-Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi (Cabdiraxmaan Dheere) oo ka tirsan saraakiisha NISA<\/p>\n<p>9-Madaxwaynihii hore ee Somalia Shiikh shariif Shikh Axmed.<\/p>\n<p>Liiska waxaa laga reebay sida wararku sheegayaan \u00a0Farmaajo Xasan Cali Khayre iyo Xasan Shiikh Maxamuud oo la filayo inay kusoo baxaan Kursiga Madaxwaynaha Soomaaliya inkastoo isbedel uu ku iman karo.<\/p>\n<p>Xubnaha beesha caalamka ayaa u sheegay Allbanaadir in Maraykanku ka shakisan yahay in Shiikh Shariif Shiikh Axmed lagu haysto in isaga iyo Fahad ay qorsheynayaan dhismaha dowlad islaami ah oo Maraykanku halis argagixiso uu ka dhex arkay iyadoo ay jiraan warar sheegaya in lacag labo Milyan oo dollar ah uu Fahad siiyay Shariifka doorashada bilowgeeda.<\/p>\n<div align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay ku soo rogayso xannibaado ka dhan ah fiisaha tiro ka mid ah mas&#8217;uuliyiinta Soomaaliyeed iyo shakhsiyaadka kale ee ku lugta leh dib u dhaca ku yimid doorashada. Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in dib u dhaca\u00a0 gabagabada doorashada Soomaaliya ay horseedayso xasilooni darro siyaasadeed oo khatar ku ah guulaha laga gaaray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":78364,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-78363","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78363","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=78363"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78363\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":78376,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78363\/revisions\/78376"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/78364"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=78363"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=78363"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=78363"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}