{"id":78320,"date":"2022-02-25T22:32:49","date_gmt":"2022-02-25T19:32:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=78320"},"modified":"2022-02-25T23:23:59","modified_gmt":"2022-02-25T20:23:59","slug":"jawaabta-reer-galbeedka-ee-dagaalka-lagu-qaadey-ukraine-oo-gaabis-iyo-lama-filaan-u-muuqata","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/02\/jawaabta-reer-galbeedka-ee-dagaalka-lagu-qaadey-ukraine-oo-gaabis-iyo-lama-filaan-u-muuqata\/","title":{"rendered":"Jawaabta Reer Galbeedka ee Dagaalka Lagu Qaadey Ukraine oo Gaabis iyo Lama Filaan u Muuqata."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Ciidamada Ruushka ayaa ku sii siqaya magaalada Kiev ee caasimada u ah dalka Ukraine, iyadoo dagaal ba&#8217;an oo u dhexeeya Ruushka iyo Ukraine uu soconayo.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div>Dowlada Ukraine oo u muuqatada mid u gacan gashay quwad anay u taaghaynin,\u00a0 ayaan wali ka quusan in ay ciideeda ka diifaacdo ciidamada kusoo duulay. Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy, ayaa shacabka ugu baqay in ay is dajiyaan, isla markaana ay ciidamadu shaqaynayaan oo ay dalka difaacayaan.<\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>Madaxweyne Volodymyr saxiibadiisa reer galbeedka, oo saaxiibtinimadooda darteed loo weeraray, ayuu ka dalbaday in ay lasoo gaadhaan wixii taageero hub ah ee ay heli karaan, khaas ahaan, hubka difaaca hawada si uu iskaga difaaco duqaymaha cirka ee ciidanka Ruushka.<\/p>\n<p><b>Jawaabta reer galbeedka ee dagaalka Ukraine<\/b><\/p>\n<p>Reer galbeedku uma muuqdaan in ay wax caawimo ciidan ama hub ah gaadhsiin doonaan dalka Ukraine, waxayna dhamaantood ku gaabsadeen in ay afka ka cambaareeyaan duulaanka Ruushka, iyaga oo sheegaya in lagu xad gudbay xornimadooda, isla markaana uu Ruushku cawaaqim xumo wajihi doono.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaanu Ruushka ugu yeedhayna in uu joojiyo dagaalka, ciidamadiisana kala baxo Ukraine, isla markaana uu dibulumaasiyada doorto, waxaanu si buuxda u taageeraynaa xornimada Ukraine, iyo xaqa ay u leedahay\u00a0 in ay is difaacdo&#8230;weerarka mid naga mida lagu qaado waa weerar nalagu wada qaaday&#8221; waxa sidaa yidhi Xogeeyaha Guud ee Gaashaan Buurta NATO Jens Stoltenberg.<\/p>\n<p>Raysal Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson, ayaa sheegay in ay gabi ahaanba joojinayaan ku tiirsanaanta gaasta Ruushka, si loo wiiqo dhaqaalaha Ruushka.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Waxa uu sheegay in Ruushka laga guulaysanayo, oo aanu sii cabudhun doonin doonitaanka dadka reer Ukraine, isaga oo sheegay in ay Ukraine siin doonaan wiixii kaalmo ah.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden oo la hadlay warbaahinta dalkiisa, ayaa sheegay in waddankiisu aanu Ukraine u diri doonin wax kaalmo ciidan ah, kaliyana uu difaaci doono waddamada ka tirsan NATO, waxa uu cambaareeyay duulaanka, isaga oo sheegay in ay Ruushka kusoo rogi doonaan cuna qabatayn dhaqaalihiisa baabiisa.<\/p>\n<p>Sida ay sheegayaan falanqeeyayaasha siyaasada, madaxweyne Biden-na uu hore u sheegay, suuragal uma badna in Ruushka iyo quwadaha reer galbeedku, ay xabad isku ridaan,\u00a0 marka laga yimaado dagaal dibulumaasiyadeed oo Ruushku wajaho, oo ay ugu horayso in la takooro oo cunaqabatayn lagu curyaamiyo.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa Ukraine kaga socda cir iyo dhul\u00a0 kadib, markii uu madaxweynaha Ruushku subaxnimadii Khamiista ciidankiisa ku amray in ay weeraraan xukuumada Kiev, dagaalka ayaa u dhexeeya ciidamada dowlada Ukraine oo dhan ah iyo ciidamada Ruushka, ciidanka Belarus iyo jabhado reer Ukraine ah oo Ruushka taabacsan oo dhan ah.<\/p>\n<p>Kumanaan shacab reer Ukraine ah, ayaa ka qaxaya dagaalka iyagoo nabad galyo u raadsanaya waddamada jaarka sida Poland, halka,\u00a0 qaarkoodna ay jidadka tareenada ee dhulka hoostiisa kaga gabanayaan duqaymaha Ruushka.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Ruushka ayaa ku sii siqaya magaalada Kiev ee caasimada u ah dalka Ukraine, iyadoo dagaal ba&#8217;an oo u dhexeeya Ruushka iyo Ukraine uu soconayo. Dowlada Ukraine oo u muuqatada mid u gacan gashay quwad anay u taaghaynin,\u00a0 ayaan wali ka quusan in ay ciideeda ka diifaacdo ciidamada kusoo duulay. Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy, ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":78321,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-78320","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78320","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=78320"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78320\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":78341,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78320\/revisions\/78341"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/78321"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=78320"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=78320"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=78320"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}