{"id":78224,"date":"2022-02-20T21:09:36","date_gmt":"2022-02-20T18:09:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=78224"},"modified":"2022-02-20T21:22:23","modified_gmt":"2022-02-20T18:22:23","slug":"magaaladda-b-weyne-oo-maanta-laga-soo-saarey-lix-xildhibaan-kamid-noqon-doona-barlamaanka-11aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/02\/magaaladda-b-weyne-oo-maanta-laga-soo-saarey-lix-xildhibaan-kamid-noqon-doona-barlamaanka-11aad\/","title":{"rendered":"Magaaladda B\/weyne oo Maanta Laga Soo Saarey Lix Xildhibaan Kamid Noqon doona Barlamaanka 11&#8217;aad."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Waxaa Maanta lagu qabtay magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan doorashada lix kursi oo ka mid kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka, kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Baledweyne.<\/p>\n<p>Kursiga koowaad ee doorashada Maanta ka dhacday Baledweyne oo tirsigiisu yahay HOP 086, waxaa kuso baxay Fahad Yaasiin oo ah La taliyaha amniga qaranka madaxweynaha mudo xileedkiisa dhamaaday ee Farmaajo, kaasoo helay 70 cod, halka Musharax Axmed Dayib uu helay 24 cod, waxaana kursiga sanadahii dambe ku fadhiyay Faarax Sheekh Cabdiqaadir.<\/p>\n<p>Kursiga labaad ee HOP 015, waxaa kusoo baxday Xiis Xasan Aadan oo horay ugu fadhisay kursigaan, kadib markii ay tanaasushay Maryan Xasan Cabdi, waxaana si gacan taag ah loogu codeeyay Xiis Xasan oo heshay 92 cod, waxaana halaabay 5 cod.<\/p>\n<p>Kursiga sadaxaad ee HOP 008, waxaa ku guuleystay Maxamed Deeq Barre Cumar, kaasoo helay 89 cod oo hab gacan taag ah loogu codeeyay, kadib markuu tanaasulay Musharaxii la tartami lahaa Ibraahin Axmed Inji, kursiga afaraad waxaa kusoo baxay Maxamed Cabdullaahi Xasan oo helay 78 cod oo hab gacan taag ah loogu codeeyay, kadib markii ay tanaasushay Fardowso Xasan Ismaciil .<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Kursiga shanaad ee HOP 109, waxaa ku guuleystay\u00a0 Cabdifataax Qaasim Maxamuud oo horay ugu fadhiyay, kaasoo helay 92 cod oo si gacan taag ah loigu codeeyay, kadib markii ay tanaasushay Xamdi Maxamed Muuse.<\/p>\n<p>Kursiga lixaad ee doorashadii Maanta Baledweyne ka dhacday oo sumadiisu yahay HOP 074, waxaa kusoo baxay Cabdikariim Cumar Xuseen oo helay 98 cod, kadib markuu tanaasulay Cabdishakuur Cabdullaahi Axmed oo la tartami lahaa.<\/p>\n<p>Maamulka Hirshabeelle ayaa noqday maamulkii labaad ee bilaaba deegaan doorashada labaad, waxaana ka horeeyay maamulka Koonfur Galbeed oo gebagabeeyay kuraastii taalay degaan doorashada labaad oo aheyd degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Doorashadii Maanta ka dhacday Baledweyne ayaa saameyn nololeed ku yeelatay shacabka magaaladaasi kadib markii bandow la saaray xaafadaha magaalada, iyadoo xaafadaha qaar ay yaaleen qaar ka mid ah meydadka dadkii ku dhintay qaraxii shalay oo la waayay wadooyin la marsiiyo.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Maanta lagu qabtay magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan doorashada lix kursi oo ka mid kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka, kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Baledweyne. Kursiga koowaad ee doorashada Maanta ka dhacday Baledweyne oo tirsigiisu yahay HOP 086, waxaa kuso baxay Fahad Yaasiin oo ah La taliyaha amniga qaranka madaxweynaha mudo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":78228,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-78224","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78224","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=78224"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78224\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":78231,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78224\/revisions\/78231"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/78228"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=78224"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=78224"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=78224"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}