{"id":78221,"date":"2022-02-20T20:54:43","date_gmt":"2022-02-20T17:54:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=78221"},"modified":"2022-02-20T20:56:34","modified_gmt":"2022-02-20T17:56:34","slug":"fahad-yaasiin-xaaji-daahir-oo-kamid-noqdey-barlamaanka-11aad-kadib-markii-uu-maanta-kusoo-baxey-kursi-hop-086","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/02\/fahad-yaasiin-xaaji-daahir-oo-kamid-noqdey-barlamaanka-11aad-kadib-markii-uu-maanta-kusoo-baxey-kursi-hop-086\/","title":{"rendered":"Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo Kamid Noqdey Barlamaanka 11&#8217;aad kadib Markii uu Maanta Kusoo Baxey Kursi #Hop 086."},"content":{"rendered":"<p>Fahad daahir Axmed (Fahad Yasin) ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop086 ee xubinnimada Golaha Shacabka barlamanka Soomaaliya, isagoo helay codad gaaraya 70 \u2013cod.<\/p>\n<p>Musharraxa la tartamayay Fahad Yaasiin oo lagu magacaabo Axmed Maxamed Axmed, ayaa\u00a0 heley 24-cod.<\/p>\n<p>La taliyaha amniga ee madaxweyne Farmaajo ahna taliyihii hore ee hay\u2019adda nabad sugida ee NISA, Fahad Yaasiin, ayaa doorashadiisa waxay guul u tahay Villa Soomaliya.<\/p>\n<p>Doorashada Fahad Yaasiin,\u00a0 ayaa waxay qeyb ka tahay qorshe ku aadan in Fahad Yaasiin uu tartan u galo guddoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Cabdiweli Sheikh Ibraahim Muudey oo xilka guddoomiye ku xigeenka labo jeer soo noqday, ayaa laga reebay inuu difaacdo kursigiisa barlamaanka, waxaana taas ay fursad weyn u siinayaa in Fahad Yaasiin uu noqdo musharrax kaliya ee ku guulaysan kara kursigan.<\/p>\n<p>Fursada labaad ee uu Fahad Yaasiin, haysto waxay tahay, Kursiga uu ku guulaystay waxaa ku fadhiyay xildhibaan Faarax Sheikh Cabdulqaadir, oo isna barlamaanka bannaanka ka joogidoona.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Fahad daahir Axmed (Fahad Yasin) ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop086 ee xubinnimada Golaha Shacabka barlamanka Soomaaliya, isagoo helay codad gaaraya 70 \u2013cod. Musharraxa la tartamayay Fahad Yaasiin oo lagu magacaabo Axmed Maxamed Axmed, ayaa\u00a0 heley 24-cod. La taliyaha amniga ee madaxweyne Farmaajo ahna taliyihii hore ee hay\u2019adda nabad sugida ee NISA, Fahad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":78222,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-78221","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78221","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=78221"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78221\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":78223,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78221\/revisions\/78223"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/78222"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=78221"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=78221"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=78221"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}