{"id":78021,"date":"2022-02-13T00:02:08","date_gmt":"2022-02-12T21:02:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=78021"},"modified":"2022-02-13T00:17:16","modified_gmt":"2022-02-12T21:17:16","slug":"taliye-nuur-dheere-iyo-m-weyne-cali-guudlaawe-oo-b-weyne-heshiis-ku-dhex-marey-iyo-xaley-dhaley-la-wada-qaatey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/02\/taliye-nuur-dheere-iyo-m-weyne-cali-guudlaawe-oo-b-weyne-heshiis-ku-dhex-marey-iyo-xaley-dhaley-la-wada-qaatey\/","title":{"rendered":"Taliye Nuur Dheere iyo M\/weyne Cali Guudlaawe oo B\/weyne Heshiis Ku Dhex marey iyo Xaley Dhaley La Wada Qaatey."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Ku xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa Maanta kulan kula yeeshay gudaha magaalada Baledweyne Korneyl Nuur Dheere oo ka mid ahaa Saraakiishii ciidanka Kacdoonka ee sida weyn uga soo horjeeday maamulka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa qeyb ka ahaa Saraakiil ka tirsan maamulka Hirshabeelle iyo Nabadoonka Beesha uu ka dhashay Korneyl Nuur Dheere Faarax Cabdi Waare oo la sheegay inuu ahaa shaqsiga fududeeyay iney kulmaan madaxda sare ee maamulka Hirshabeelle iyo Korneyl Nuur Dheere.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo kasoo baxay madaxtooyada Hirshabeelle ayaa lagu sheegay in Korneyl Nuur Dheere uu ka raali galiyay madaxweynaha Hirshabeelle qatafyadii horay uga dhacay, islamarkaana uu ka aqbalay madaxweyne Guudlaawe raali galinta la siiyay.<\/p>\n<p>&#8220;Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle\u00a0 Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigaanka Hirshabeelle ayaa la kulmay Korneyl Nuur Dheer Xildhibaan iyo saraakiil kale.Korneyl Nuur Dheer Xildhibaan iyo saraakiil kale. Korneylka oo ka mid ah saraakiisha ciidanka Booliiska Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Madaxweynaha ka raali galiyay qatafkii yaraa ee ka dhacay waxaa uuna balan qaaday inuu diyaar u yahay inuu la shaqeeyo Madaxweynaha. Dhanka kale Madaxweynaha ayaa bogaadiyay imaansha uu u yimid waxa uuna aqbalay raali galinta&#8221; ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Madaxtooyada Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Madaxtooyada Hirshabeelle ayaa sidoo kale qoraalkeeda ku sheegtay in madaxweynaha Hirshabeelle uu xaliyay dhamaan tabashooyinkii laga qabay, islamarkaana uu wali diyaar la yahay qancinta cid walba oo tabasha qabta.<\/p>\n<p>Majirto wax war ah oo kasoo baxay dhanka taliye Nuur Dheere oo ku aadan kulanka uu maanta la qaatay madaxda Hirshabeelle iyo mowqifkiisii ku aadana diidamada maamulka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Hirshabeelle oo Baledweyne soo gaaray todobaadkii hore ayaa waxa uu kulamo kala duwan kula qaadanaayay magaalada Baledweyne, qeybaha kala duwan ee bulshada Baledweyne si uu taageero buuxda uga helo shacabka reer Hiiraan oo tabasho badan ka qabay maamulkiisa, isagoona u sameeyay balan qaadyo aanan lakala saxiixan ama aanan cadeyn sida uu ku dhaqan galin doono.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Ku xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa Maanta kulan kula yeeshay gudaha magaalada Baledweyne Korneyl Nuur Dheere oo ka mid ahaa Saraakiishii ciidanka Kacdoonka ee sida weyn uga soo horjeeday maamulka Hirshabeelle. Kulanka waxaa qeyb ka ahaa Saraakiil ka tirsan maamulka Hirshabeelle iyo Nabadoonka Beesha uu ka dhashay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":78022,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-78021","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78021","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=78021"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78021\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":78031,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78021\/revisions\/78031"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/78022"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=78021"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=78021"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=78021"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}