{"id":77982,"date":"2022-02-09T22:18:00","date_gmt":"2022-02-09T19:18:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=77982"},"modified":"2022-02-10T02:13:41","modified_gmt":"2022-02-09T23:13:41","slug":"nabadoon-cabdi-xuseen-colow-oo-dilkiisa-uu-ka-tacsyeeyey-m-weynaha-h-shabeele-cali-xuseen-guudlawe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/02\/nabadoon-cabdi-xuseen-colow-oo-dilkiisa-uu-ka-tacsyeeyey-m-weynaha-h-shabeele-cali-xuseen-guudlawe\/","title":{"rendered":"Nabadoon Cabdi Xuseen Colow oo Dilkiisa uu ka Tacsyeeyey M\/weynaha H\/shabeele Cali Xuseen Guudlawe."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo xalay magaalada Baledweyne kooxo hubeysan ay ku dileen allah u naxariistee Nabadoon Cabdi Xuseen Colow, xili uu kasoo baxay Masjid uu kusoo tukaday Salaadii Maqrib oo aysan jirin ilaa hada cid loo soo qabtay dilkiisa.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Cabdi Xuseen Coloow, isagoona faray laamaha amaanka degmada Baledweyne iney si deg deg ah gacanta ugu soo dhigaan dadkii ka dambeyay falka lagu dilay Nabdoonka.<\/p>\n<p>&#8220;Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyay Geeridii naxtinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Nabadoon Cabdi Xuseen Coloow oo kamid ahaa nabadoonada ugu caansan Hirshabeelle gaar ahaan Gobolka Hiiraan oo caawa koox argagixiso ah ay ku dileen Magaalada Beledweyne. Allaha u naxariistee marxuumka waxa uu ahaa qof samaha jecel afgaaban cibaado badan u damqada bulshada kuwooda liita qeybwayna ka qaatay nabadeynta iyo wadajirka bulshada Gobolka Hiiraan&#8221; ayaa lagu qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Nabadoon Cilmi Hagar Guure oo ka hadlay dilka xalay Baledweyne loogu geystay Marxuum Cabdi Xuseen ayaa sheegay inuu marxuumka saaxiibo dhaw ahayeen, islamarkaana aysan jirin wax tuhun ah oo uu qabay marxuumka iyo cid colaad ka dhaxeysay dilkiisana uu yahay mid uu si weyn uga naxay una baahan in baaritaan lagu sameeyo.<\/p>\n<p>&#8220;Allah u naxariiste Marxuumka waxuu ahaa shaqsi karti badan oo aad u qiima badan waxuuna ahaa gacanteyda midig waxaan isla soo sameynay dadaalo badan oo nabadeed oo aan ku tagnay meelo kala duwan, waxuuna ka mid ahaa shaqsiyaadkii koobna ee shalay heshiiskii koobna ee Beesha la gashay Cali Guudlaawe hadalka u dhiibanay oo inoo hadlay, majirin wax tuhun ah iyo wax welwel ah oo uu qabay oo uu isheegay, hadii uu culeyso dareemayana wuu ii sheegi lahaa&#8221; ayuu yiri Nabadoon Cilmi Hagar.<\/p>\n<p>Allah u naxariiste Nabadoon Cabdi Xuseen ayaa saakay lagu aasay gudaha magaalada Baledweyne, waxaana aaskiisa ka qeyb galay boqolaal dadweyne ah oo isugu jira masuuliyiin heer dowlad goboleed, heer Fedaraal, Ugaasyo, Odayaal dhaqameedyo iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Baledweyne.<\/p>\n<p>Dilka Marxuumka allah u naxariiste oo aysan jirin ilaa hadda cid sheegatay masuuliyadiisa ayaa shaki badan iyo welwel cusub ku beeray waxgaradka ku dhaqan magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo xalay magaalada Baledweyne kooxo hubeysan ay ku dileen allah u naxariistee Nabadoon Cabdi Xuseen Colow, xili uu kasoo baxay Masjid uu kusoo tukaday Salaadii Maqrib oo aysan jirin ilaa hada cid loo soo qabtay dilkiisa. Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Cabdi Xuseen Coloow, isagoona faray laamaha amaanka degmada Baledweyne iney [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":77983,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-77982","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77982","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=77982"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77982\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77991,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77982\/revisions\/77991"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/77983"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=77982"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=77982"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=77982"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}