{"id":77945,"date":"2022-02-05T19:55:28","date_gmt":"2022-02-05T16:55:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=77945"},"modified":"2022-02-05T19:58:40","modified_gmt":"2022-02-05T16:58:40","slug":"wajigii-labaad-ee-doodda-hawlgalka-amisom-oo-dawladda-federalka-soomaaliya-iyo-midawga-africa-u-bilawdey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/02\/wajigii-labaad-ee-doodda-hawlgalka-amisom-oo-dawladda-federalka-soomaaliya-iyo-midawga-africa-u-bilawdey\/","title":{"rendered":"Wajigii Labaad ee Doodda Hawlgalka Amisom oo Dawladda Federalka Soomaaliya iyo Midawga Africa u Bilawdey."},"content":{"rendered":"<p>Midowga Afrika, Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo saaxiibada beesha caalamka ayaa ku shirsan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, iyagoo ka wada hadlaya waajibaadka shaqo ee howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa beddeli doona Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) oo waqtigiisu uu dhammaanayo 31-ka Maarso 2022.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in qorshaha la soo jeediyay uu diirrada saari doono sidii loo hirgelin lahaa mudnaanta Qorshaha Kala-guurka ee Soomaaliya ee loosoo gaabiyo STP.<\/p>\n<p>STP waa istaraatiijiyad dhameystiran oo ay dejiyeen DFS iyo la-hawlgalayaasheeda si ay ugu jiheeyaan in si tartiib-tartiib ah mas&#8217;uuliyadda amniga Soomaaliya loogu wareejinayo ciidamada amniga ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Sida ay soo jeedinayaan kooxaha farsamada ee DFS iyo AU, waajibaadka howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya wuxuu noqon doonaa in la taageero dowladda Federaalka ah si ay u fuliso ujeedooyinkeeda istiraatijiyadeed iyo mudnaanta ee STP,&#8221; ayuu yiri Wasiirka gaashaadhigga.<\/p>\n<p>Ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Anita Kiki Gbeho, ayaa sheegtay in QM ay ka go\u2019an tahay in si guul leh dib u habeyn loogu sameeyo AMISOM iyadoo loo marayo wadatashi, wadashaqeyn iyo isku dubarid.<\/p>\n<p>&#8220;Qorshaha kala guurka ee Soomaaliya, ayaa diiradda saaraya sidii Soomaaliya loogu gaarsiin lahaa isbedel amni oo dhameystiran, Qaramada Midoobayna waxaa ka go&#8217;an in ay taageerto hannaankan ay Soomaalidu hormuudka ka tahay. Waxaan rabaa in aan hoosta ka xariiqo in dib-u-habaynta AMISOM ee hawlgal cusub ay qayb muhiim ah ka tahay dadaalkan,\u201d ayay tiri Gbeho.<\/p>\n<p>20kii Febraayo 2007, Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa\u00a0 u fasaxay Midowga Afrika in Soomaaliya la geeyo hawlgal nabad ilaalin ah oo qaadanaya muddo lix bilood ah, si loo taageero dowladda. Balse howlgalkaas ayaa dheeraaday oo qaatay muddo ku dhow 15 snno.<\/p>\n<div align=\"justify\">\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Midowga Afrika, Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo saaxiibada beesha caalamka ayaa ku shirsan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, iyagoo ka wada hadlaya waajibaadka shaqo ee howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya. Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa beddeli doona Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) oo waqtigiisu uu dhammaanayo 31-ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":77946,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-77945","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77945","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=77945"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77945\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77949,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77945\/revisions\/77949"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/77946"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=77945"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=77945"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=77945"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}