{"id":77825,"date":"2022-01-29T21:02:40","date_gmt":"2022-01-29T18:02:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=77825"},"modified":"2022-01-29T22:16:46","modified_gmt":"2022-01-29T19:16:46","slug":"daawo-jeneral-xuud-oo-ka-hadley-kulan-dhexmarey-isaga-iyo-m-weyne-farmaajo-iyo-mawqifkiisa-ciidamada-la-geeyey-b-weyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/01\/daawo-jeneral-xuud-oo-ka-hadley-kulan-dhexmarey-isaga-iyo-m-weyne-farmaajo-iyo-mawqifkiisa-ciidamada-la-geeyey-b-weyne\/","title":{"rendered":"Daawo: Jeneral Xuud oo ka Hadley Kulan Dhexmarey Isaga iyo M\/weyne Farmaajo iyo Mawqifkiisa Ciidamada la Geeyey B\/weyne."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Shir jaraa&#8217;id oo uu goordhaw Warbaahinta ugu qabtay gudaha magaalada Muqdisho Jenaraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud ayuu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xaalada guud ee dalka, wadahalada u dhaxeeya isaga iyo dowladda Fedaraalka.<\/p>\n<p>Jenaraal Xuud ayaa sheegay in wadahadaladii dhexmaray isaga iyo madaxweynaha mudo xileedkiisa dhamaaday ee Farmaajo iney wali socdaan, islamarkaana ay gaareen heshiis ku aadan in xal waara laga gaaro tabashada reer Hiiraan, dhameystir keedana uu dhiman yahay.<br \/>\n\u201cWaxaan nimid xamar waxaana u nimid dowladda heshiis ayaa noo wada socda heshiiskaas waa mid u faa\u2019iideynaya Ummadda reer Hiiraan, Farmaajo waan is aragnay kulamadeena waxay ahayeen kuwa xal waara loogu raadinaanay tabashada reer Hiiraan iyo in Soomaalinimo an u tanaasulno waana isla qaadanay&#8221; ayuu yiri Jenaraal Xuud.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlaayay mowqiifkiisa ku aadan arinta Kacdoonka Hiiraan ayuu sheegay inuusan waxba iska badalin mowqifkiisa ahaa Kacdoonka iyo raadinta xaquuqda ka maqan shacabka Reer Hiiraan.<\/p>\n<p>\u201cAnaga kacdoonka shacabka Hiiraan ayaa nala yiraah daa kama tanaasulin arrintii aan u istaagnay ee aheyd raadinta xaqa Hiiraan ka maqan, nin walbo hadaba dhagahaaga ku heyso anaga dad u yimid in la gato maahin, waana ka weynahay in nala iibsado, Lacag wax ay tarto malaha karaamaa ayaa wax tarta\u201d ayuu yiri\u00a0 Jenaraal Abuukar Xuud.<\/p>\n<p>Hoggaamiye Abuukar Xuud oo sidoo kale ka hadlaayay ciidamada dhawaan dowlada geysay Baledweyne ee siyaasiyiinta reer Hiiraan walaaca ka muujiyeen ayaa dhankiisa sheegay in ciidamadaasi ay yihii\u00a0 ciidamo Soomaaliyeed, hadii Soomaalinimo ay u shaqeyn waayaana in dib looga soo saari doono Baledweyne.<\/p>\n<p>\u201cCiidankaas Baledweyne la geeyey haddi uu u shaqeyn waayo si Soomaalinimo ah waan soo celineynaa haddii Soomaalinimo u shaqeeyane waa ciidankii Soomaaliyeed&#8221; ayuu yiri Abuukar Xuud.<\/p>\n<p>Hadalkaan kasoo yeeray Jenaraal Abuukar Xuud ayaa imaanaya xili ciidamada Baledweyne la geeyay siyaasiyiinta reer Hiiraan ku tilmaameen kuwa loo adeegsan rabo boobista kuraasta Golaha Shacabka ee Baledweyne taala.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/OhmeUajrM0o\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<div align=\"justify\">\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir jaraa&#8217;id oo uu goordhaw Warbaahinta ugu qabtay gudaha magaalada Muqdisho Jenaraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud ayuu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xaalada guud ee dalka, wadahalada u dhaxeeya isaga iyo dowladda Fedaraalka. Jenaraal Xuud ayaa sheegay in wadahadaladii dhexmaray isaga iyo madaxweynaha mudo xileedkiisa dhamaaday ee Farmaajo iney wali socdaan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":77826,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-77825","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77825","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=77825"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77825\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77847,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77825\/revisions\/77847"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/77826"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=77825"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=77825"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=77825"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}