{"id":77771,"date":"2022-01-27T22:08:25","date_gmt":"2022-01-27T19:08:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=77771"},"modified":"2022-01-27T23:08:31","modified_gmt":"2022-01-27T20:08:31","slug":"ujeedka-loo-geeyey-ciidamada-haramcad-iyo-gorgor-oo-uu-ka-hadley-m-weynihii-hore-ee-hirshabeele","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/01\/ujeedka-loo-geeyey-ciidamada-haramcad-iyo-gorgor-oo-uu-ka-hadley-m-weynihii-hore-ee-hirshabeele\/","title":{"rendered":"Ujeedka Loo Geeyey Ciidamada Haramcad iyo Gorgor oo uu Ka Hadley M\/weynihii Hore ee Hirshabeele."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynahii hore ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ka hadlaayay ciidamada Gorgor iyo Haramcad oo ay shalay dowladda Fedaraalka geysay magaalada Baledweyne ayaa sheegay in ujeedka loo geeyay ciidamadaasi ay tahay in lagu boobo kuraasta Baledweyne lagu dooran rabo maalmaha soo socda.<\/p>\n<p>Isagoo wareysi siinayay Idaacadda VOA-da ayuu sheegay in ciidamada la geeyay Baledweyne iyo safarka Jenaraal Xuud lagu geeyay Muqdisho ay qeyb ka tahay boobka lagu doonayo kuraasta doorashadooda tahay Baledweye.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa nasiib darro ah in waxa boobkaas ka dhalan kara aan laga sii fekerin, waxaa sii fogaa doonta xiisadii ka dhex jirtay reer HirShabeelle iyo dadka reer Baledweyne oo gadooda, qasabna ma qadan doonaan dadkaas, Anigu waxaan qabaa in mashruuca uu Xuud Xamar u joogo ay Villa Somalia wadato, sababtoo ah tallaabooyinka la qaaday inta uu joogay Muqdisho ayaa laga garan karaa in wax xushmad ah aan loo heyn, kaas isagaa meeshiisa dhib ku qabee Allaha ku badbaadiyo, anigu ma arko wax miisaan ah oo Villa Somalia uu ku leeyahay \u201d ayuu yiri madaxweyne Waare.<\/p>\n<p>Waxuu intaasi ku daray madaxweyne hore Maxamed Cabdi Waare in xalka uu u arko in arrimaha haatan taagan aysan siyaasiyiinta wax ka qaban karin oo loo daayo wax ka qabashadooda waxgaradka laba beelood ee Baledweyne iyo Jowhar.<\/p>\n<p>&#8220;Xalka waxaan u arkaa, maadaama ay arrintu siyaasiyiinta dhaaftay oo aysan waxaba ka qaban karin, in dhaqanka labada beelood ee Baledweyne iyo Jowhar arrintaan loo daayo, si loo badbaadiyo wada noolaashaha dadka, markaas waxaa suurta gal ah in dhaqanku keeno xal la isku aamini karo oo doorasho ku dhici karto\u201d ayuu yiri Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.<\/p>\n<p>Hadalkaan kasoo yeeray madaxweynahii hore ee Hirshabeelle ayaa imaanaya xili shalay dowladda Soonaaliya ay geeysay magaalada Baledweyne ciidamo ka tirsan Haramcad iyo Gorgor, islamarkaana uu Baledweyne kusoo dhaweeyay madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo dhankiisa sheegay inaan ciidankan lagu boobi doonin doorashada kuraasta taala Baledweyne.<\/p>\n<div align=\"justify\">\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynahii hore ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ka hadlaayay ciidamada Gorgor iyo Haramcad oo ay shalay dowladda Fedaraalka geysay magaalada Baledweyne ayaa sheegay in ujeedka loo geeyay ciidamadaasi ay tahay in lagu boobo kuraasta Baledweyne lagu dooran rabo maalmaha soo socda. Isagoo wareysi siinayay Idaacadda VOA-da ayuu sheegay in ciidamada la geeyay Baledweyne [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":77772,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-77771","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77771","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=77771"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77771\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77790,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77771\/revisions\/77790"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/77772"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=77771"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=77771"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=77771"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}