{"id":77661,"date":"2022-01-23T01:59:43","date_gmt":"2022-01-22T22:59:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=77661"},"modified":"2022-01-23T02:17:25","modified_gmt":"2022-01-22T23:17:25","slug":"shan-kamid-ah-kuraasta-barlamaanka-golaha-shacabka-oo-puntland-kasoo-baxey-iyo-magacyadooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/01\/shan-kamid-ah-kuraasta-barlamaanka-golaha-shacabka-oo-puntland-kasoo-baxey-iyo-magacyadooda\/","title":{"rendered":"Shan Kamid ah Kuraasta Barlamaanka Golaha Shacabka oo Puntland kasoo Baxey iyo Magacyadooda."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta magaalada Garowe ee caasimadda Puntland ka billaabatay doorashada xildhibaannada\u00a0 aqalka hoose ee golaha shacabka, iyadoo la doortay shantii kursi ee ugu horreysay.<\/p>\n<p>Doorashadii ugu horreysay oo ay ku tartamayeen Cabdi Ibraahim (Qawdhan) iyo Abshir Cabdi Xuseen ayaa waxaa ku guulaystay Cabdi Ibrahim Warsame Qowdhan oo helay 90 Cod.<\/p>\n<p>Xildhibaan\u00a0 Qowdhan, oo ah wasiir ku xigeenka maaliyadda Puntland iyo saaxiibada dhow ee madaxweyne Deni. Waxaana la tartamayay Abshir Cabdi Xuseen uu helay 6 Cod.<\/p>\n<p>Wasiiru-dowlaha Waxbarashada Puntland, Cabdullaahi Xasan Rooble ayaa noqday xildhibaanka labaad ee ku soo baxay doorashada golaha shacabka. Wuxuuna helay 93 cod.<\/p>\n<p>Musharraxa la tartamayay oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Maxamed Ciise, ayaaa isna helay 3 Cod, 3 Codna way xumaadeen.<\/p>\n<p>Kursiga saddexaad waxaa ku tartamay Cali Yusuf Cali Xoosh oo horey uga mid ahaa barlamankii hore ee Soomaaliya iyo Cabdiwaaxid Abshir Ibrahim,<\/p>\n<p>Waxaa ku guulaystay Cali Yuusuf Cali Xoosh oo helay 93 Cod 99 , halka Cabdiwaaxid Abshir Ibraahim uu helay 5 Cod , 1 Codna wuu xumaaday.<\/p>\n<p>Kursiga 4aad oo ay ku tartameen Cabdilaahi Bidhaan Warsame oo ah wasiirka kalluumaysiga Soomaaliya iyo Cabdixakiin Jaamac Xasan, ayaa waxaa ku guulaystay Cabdilahi Bidhaan Warsame oo helay 99 Cod, halka Cabdixakiin Jaamac Xasan uu helay 2 Cod.<\/p>\n<p>Kursiga 5aad oo ah kursigii ugu dambeeyay ee doorashada waxaa ku guulaystay Axmed Cabdi Xaashi (Axmed Taajir), taliye ku xigeen kasoo noqday ciiddanka booliiska. Wuxuu helay 98 Cod.<\/p>\n<p>Dhammaan xildhibaannada soo baxay waxay ahaayeen kuwo horey loosii hadal hayay, mana aysan la kulmin loolan adag oo dhinaca doorashada ah.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa lagu eedeeyay inuu doorashada u boobay shakhsiyaad maamulkiisa katirsan iyo saaxiibadiisa siyaasadeed ee kale.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta magaalada Garowe ee caasimadda Puntland ka billaabatay doorashada xildhibaannada\u00a0 aqalka hoose ee golaha shacabka, iyadoo la doortay shantii kursi ee ugu horreysay. Doorashadii ugu horreysay oo ay ku tartamayeen Cabdi Ibraahim (Qawdhan) iyo Abshir Cabdi Xuseen ayaa waxaa ku guulaystay Cabdi Ibrahim Warsame Qowdhan oo helay 90 Cod. Xildhibaan\u00a0 Qowdhan, oo ah wasiir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":77662,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-77661","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77661","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=77661"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77661\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77669,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77661\/revisions\/77669"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/77662"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=77661"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=77661"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=77661"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}