{"id":77612,"date":"2022-01-20T03:52:34","date_gmt":"2022-01-20T00:52:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=77612"},"modified":"2022-01-20T03:59:42","modified_gmt":"2022-01-20T00:59:42","slug":"hogaamiyaha-kacdoonka-hiiraan-abukar-xuud-oo-muqdisho-laga-soo-dajiyey-maanta-iyo-hadal-uu-jeediyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/01\/hogaamiyaha-kacdoonka-hiiraan-abukar-xuud-oo-muqdisho-laga-soo-dajiyey-maanta-iyo-hadal-uu-jeediyey\/","title":{"rendered":"Hogaamiyaha Kacdoonka Hiiraan Abukar Xuud oo Muqdisho Laga Soo Dajiyey Maanta iyo Hadal uu Jeediyey."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaarad qaas ah oo magaalada Baledweyne kasoo qaaday Taliyaha ciidanka Lugta xoogga dalka Soomaaliya Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi iyo hoggaamiyaha Golaha Kacdoonka Hiiraan Jenaraal Abuur Warsame Xuud.<\/p>\n<p>Labada Jenaraal ayaa markey soo caga dhigteen garoonka Aadan Cadde, waxaa halkaas kusoo dhaweeyay oo ay Salaan ka qaateen ciidamo iyo saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Jenaraal Abuukar Xuud ayaa warbaahinta kula hadlay qeybta VIP-da garoonka Aadan Cadde ayaa sheegay in u jeedada uu Muqdisho u yimid ay tahay inuu la kulmo madaxweynaha mudo xileedkiisa dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, islamarkaana ay ka go&#8217;an tahay hadafkiisa ahaa raadinta xaqa ka maqan reer Hiiraan.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan Muqdisho u imid inaan tanaasul u sameeyo dowladda Fedaraalka, mana jirin wax wadahadal ah oo ina dhexmaray Hirshabeelle waxaana xamar u imid sidii xaqa inaga maqan aan ugala xaajoon lahaa madaxweynaha dowladda Soomaaliya, waxaana reer Hiiraan u sheegaya in qorshaheygii raadinta xaqa inaga maqan uu wali sidiisii yahay oo aan meelba u gali doono sidii loo heli lahaa xaqa inaga maqan&#8221; ayuu yiri Jenaraal Xuud.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka Lugta Maxamed Tahliil oo dhankiisa warbaahinta si kooban ula hadlay ayaa sheegay inuu u mahadcelinayo dhamaan intii ka qeyb qaadatay in wadahdal lagu dhameeyo wax walba, isagoo si gaar ah ugu mahadceliyay Jenaraal Xuud iyo Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.<\/p>\n<p>Saacadaha soo socda ayaa la filayaa in Jenaraal Xuud uu si toos ah ula kulmo markii ugu horeysay madaxweyne Farmaajo tan iyo waxii ka dambeeyay dhismahii labaad ee Hirshabeelle oo uu Abuukar Xuud ku dhawaaqay in Hirshabeelle aysan aheyn maamul laga aqoonsan yahay gobolka Hiiraan oo haatan laga joogo 1 sano.<\/p>\n<div align=\"justify\">\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaarad qaas ah oo magaalada Baledweyne kasoo qaaday Taliyaha ciidanka Lugta xoogga dalka Soomaaliya Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi iyo hoggaamiyaha Golaha Kacdoonka Hiiraan Jenaraal Abuur Warsame Xuud. Labada Jenaraal ayaa markey soo caga dhigteen garoonka Aadan Cadde, waxaa halkaas kusoo dhaweeyay oo ay Salaan ka qaateen ciidamo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":77613,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-77612","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77612","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=77612"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77612\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77617,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77612\/revisions\/77617"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/77613"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=77612"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=77612"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=77612"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}