{"id":77583,"date":"2022-01-19T00:14:35","date_gmt":"2022-01-18T21:14:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=77583"},"modified":"2022-01-19T00:38:44","modified_gmt":"2022-01-18T21:38:44","slug":"gen-biixi-taliyaha-ciidanka-lugta-oo-heshiis-horadhac-dhex-dhigay-golaha-kacdoonka-hiiraan-iyo-dawladda-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/01\/gen-biixi-taliyaha-ciidanka-lugta-oo-heshiis-horadhac-dhex-dhigay-golaha-kacdoonka-hiiraan-iyo-dawladda-dhexe\/","title":{"rendered":"Gen.Biixi Taliyaha Ciidanka Lugta oo Heshiis Horadhac Dhex Dhigay Golaha Kacdoonka Hiiraan iyo Dawladda Dhexe."},"content":{"rendered":"<p>Kadib kulan saacado badan qaatay oo maanta ku dhexmaray Xerada Lamagalaay ee gudaha Magaalada Baledweyne Taliyaha ciidanka Lugta Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi iyo xubno ka tirsan hoggaanka sare ee Golaha kacdoonka Hiiraan ee uu hogaaminayo Jenaraal Abuukar Xuud, ayaa waxaa la sheegay in labada dhinac ay isku afgarteen heshiisyo hordhac ah.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka dhulka dowladda Soomaaliya oo shalay gaaray magaalada Baledweyne ayaa ku guuleystay in markii ugu horeysay ay wada kulmaan Jenaraal xuud iyo xubno ka tirsan Hirshabeelle oo dagaal ka dhaxeeyay, islamarkaana ay u suurta gashay inuu la galo Golaha Kacdoonka is afgarad hordhac ah.<\/p>\n<p>Shaafici Maxamed Yuusuf oo ka mid ahaa xubnaha Golaha Kacdoonka Hiiraan ee qeybta ka ahaa kulanka maanta ka dhacay Xerada Lamagalaay oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay iney heshiis hordhac ah ay wada gaareen Golaha Kacdoonka iyo wafdiga ka socday dowladda dhexe ee uu hoggaaminaayay Jenaraal Biixi.<\/p>\n<p>&#8220;Inaga dowlad diid maheyn ee marwalba waxan sugeynay cid dowladda kasocota oo inagala hadashada tabashadeena maanta waxaana isla afgaranay taliyaha Lugta ineysan dhicin xabad dambe oo wax walba heshiis iyo wadahal lagu dhameeyo&#8221; ayuu yiri Shaafici Maxamed.<\/p>\n<p>Injineer Khaliif Idiris oo ka mid ahaa xubnaha kulanka ka qeyb galay ayaa dhankiisa sheegay in taliyaha ciidanka Lugta ay isla gaareen is afgarad hordhac ah, islamarkaana wax walba oo dhiman la dhameystiri doono.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan cadeynaya anigo Khaliif Idiris ah inaan heshiis nabadeed oo is afgarad ah ka qaadanay dowladda Soomaaliya, waxii dhimana aan si nabad ah ku dhameyneyno Soomaali sidaas ha ogaato&#8221; ayuu yiri Injineer Khaliif Idiris.<\/p>\n<p>Majirto wax war ah oo kasoo baxay dhanka dowladda Soomaaliya iyo maamulka Hirshabeelle oo ku aadan kulanka maanta dhexmaray wafdiga dowladda dhexe ee uu hoggaaminaayay Jenaraal Biixi ayna qeybta ka ahayeen masuuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle.<\/p>\n<div align=\"justify\">\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kadib kulan saacado badan qaatay oo maanta ku dhexmaray Xerada Lamagalaay ee gudaha Magaalada Baledweyne Taliyaha ciidanka Lugta Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi iyo xubno ka tirsan hoggaanka sare ee Golaha kacdoonka Hiiraan ee uu hogaaminayo Jenaraal Abuukar Xuud, ayaa waxaa la sheegay in labada dhinac ay isku afgarteen heshiisyo hordhac ah. Taliyaha ciidanka dhulka dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":77584,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-77583","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77583","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=77583"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77583\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77587,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77583\/revisions\/77587"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/77584"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=77583"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=77583"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=77583"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}