{"id":7758,"date":"2012-06-24T14:48:30","date_gmt":"2012-06-24T14:48:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7758"},"modified":"2012-06-24T14:53:57","modified_gmt":"2012-06-24T14:53:57","slug":"7758","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/7758\/","title":{"rendered":"Xarakada alshabaab Oo dhalin yaro ka soo qabqabtay degmada wanlaweyn"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/al-shabaab-300x1992.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/al-shabaab-300x1992.jpg\" alt=\"\" title=\"al-shabaab-300x199\" width=\"300\" height=\"199\" class=\"alignnone size-full wp-image-7761\" \/><\/a><br \/>\nWAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Howlgalkani manta ay degmada wanlaweyn ee gobolka shabellaha hoose ay ka sameeyeen ciidanka xarakada al;shabaab ayaa ah kuwa mar kaliya laga war helay oo aan sidaasi loo sii fileyn.<\/p>\n<p>Howl galka ayaa inta uu socday waxa lagu soo qabqabtay tira dhalin yara ah oo ku eedeysan falal danbiyeeedyo kala duwan.<\/p>\n<p>Ciidamada  ka tirsan xarakada alshabaab oo manta deeganka wanla weyn ka sameeyay  howlgallo dad lagu soo qabqabtay  dhalin yarada ma jirto wax war ah oo ay ka soo saaren hase ahaate waxa dhalin yaradii la soo qabqabtay loo dhaadhiciyay xabsiga degmada oo ay caawa ku hoyanayaan<br \/>\nMa kala cada ila iyo xiliga ay sii socon doonan howl galada ay xarakada alshabaab ku bartilmaamedsanayaan dhalin yarada la sheegay in ay ku dhaqmayaan waxyaabaha aan ku wa<br \/>\nNaagsaneyn aqlaaqda  iyo shareecada islaamka.<br \/>\nXafiiska warqabadka warsom.com<br \/>\nMuqdisho,somaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Howlgalkani manta ay degmada wanlaweyn ee gobolka shabellaha hoose ay ka sameeyeen ciidanka xarakada al;shabaab ayaa ah kuwa mar kaliya laga war helay oo aan sidaasi loo sii fileyn. Howl galka ayaa inta uu socday waxa lagu soo qabqabtay tira dhalin yara ah oo ku eedeysan falal danbiyeeedyo kala duwan. Ciidamada ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7758","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7758","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7758"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7758\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7763,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7758\/revisions\/7763"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7758"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7758"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7758"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}