{"id":77540,"date":"2022-01-18T03:53:24","date_gmt":"2022-01-18T00:53:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=77540"},"modified":"2022-01-18T04:27:08","modified_gmt":"2022-01-18T01:27:08","slug":"gen-biixi-oo-bweyne-gaarey-iyo-saraakiil-kala-aragti-duwanaa-uu-kulmiyey-soo-dhaweyntiisu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/01\/gen-biixi-oo-bweyne-gaarey-iyo-saraakiil-kala-aragti-duwanaa-uu-kulmiyey-soo-dhaweyntiisu\/","title":{"rendered":"Gen. Biixi Taliyaha Ciidanka Lugta oo Bweyne Gaarey iyo Saraakiil kala Aragti Duwanaa uu Kulmiyey Soo Dhaweyntiisu."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta mar qura warbaahinta kasoo wada hor muuqday rag ay siyaasadu kala fogeysay oo dagaalo dhiig badan ku daadatay uu horay dhexmaray, kuwaas oo ay ka mid ahayeen guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan, Taliyeyaasha kala duwan ee ciidanka qalabka sida, Saraakiil kale oo ka tirsan dowladda iyo hoggaamiyaha Golaha Kacdoonka gobolka Hiiraan Jenaraal Abuukar Xuud, kuwaas oo dhamaantood maanta iskugu yimid soo dhaweynta taliyaha ciidanka Lugta Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi oo maanta gaaray magaalada Baledweyne.<\/p>\n<p>Jenaraal Abuukar Xaaji Waraame Xuud oo warbaahinta la hadlaayay isagoo dhinacyadiisa ay taaganayeen guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali jeyte iyo Taliyaha ciidanka dhulka Jenaaal Maxamed Tahliil Biixi iyo taliyeyaal kale oo ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa shegay in la heshiin karo lana dagaalami karo, isagoona si cad u sheegay inuu wali u taagan yahay raadinta xaqa ka dhaman reer Hiiraan.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan maanta soo dhaweyneynaa Gen. Biixi oo Baladweyne u yimid dan &amp; Maslaxo guud oo ah xaq naga maqan oo aan baadi goob u nahay tusno waddadii loo mari lahaa isagana la tuso waddada aan wax ku qaadan lahayn, taas waan ku faraxsanahay, dadow ha isku sirminada oo ogaado in la dagaalami lana heshiis karo, cid weliba ayaa og xaqqa naga maqan, insha allaah waan keeni doonaa cidda mudan ayaan u dhiiban doonaa\u201d ayuu yiri Jenaraal Abuukar Xuud.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka dhulka Jenaaal Maxamed Tahliil Biixi oo dhankiisa warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inuu ka qeyb qaadanaayo dadaalka lagu raadinaayo xaqa ka maqan reer Hiiraan, islamarkaana lagu raadin doono si ka fudud sidii horay loogu raadiyay oo uu sheegay in laga baaqsan karay waxyaabahii soo dhacay, isagoona ugu baaqay shacabka reer Baldweyne iney ka shaqeeyaan nabadgalyada.<\/p>\n<p>\u201cArrinta walaalkey ka dhawaajiyay Abuukar ee ah xuquuqda ka maqan dadka iyo deegaanka waa muhiim, insha allaah waxa aan wax ku raadin doonaa waddo saqiran oo nabadgalyo ah, Cid weliba oo Baladweyne joogta waxa aan ka rabnaa in kalsooni ku joogto kuna seexato, reer Baladweynaha dibadda jira waxa aan leeyahay dhammaanteen waa na kan oo gacmaha is heysano, nabadda na gala shaqeeya\u201d Ayuu yiri Jenaraal Biixi.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaate kulankaan maanta mideeyay dhinacyada horay colaada adag uga dhaxeysay ayaan si buuxda loo ogeyn in hogaamiyaha Golaha Kacdoonka Hiiraan uu ogolaaday in magaalada Baledweyne uu yimaado madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo uu dhowr jeer oo hore uu ka hor istaagay inuu yimaado Baledweyne.<\/p>\n<div align=\"justify\">\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta mar qura warbaahinta kasoo wada hor muuqday rag ay siyaasadu kala fogeysay oo dagaalo dhiig badan ku daadatay uu horay dhexmaray, kuwaas oo ay ka mid ahayeen guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan, Taliyeyaasha kala duwan ee ciidanka qalabka sida, Saraakiil kale oo ka tirsan dowladda iyo hoggaamiyaha Golaha Kacdoonka gobolka Hiiraan Jenaraal Abuukar Xuud, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":77541,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-77540","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77540","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=77540"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77540\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77562,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77540\/revisions\/77562"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/77541"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=77540"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=77540"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=77540"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}