{"id":77477,"date":"2022-01-15T22:06:57","date_gmt":"2022-01-15T19:06:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=77477"},"modified":"2022-01-15T22:59:08","modified_gmt":"2022-01-15T19:59:08","slug":"innaa-lillaahi-wa-innaa-ileyhi-raajicuun-gabadh-meherkeedii-iyo-geerideedi-kulmeen-qiso-xanuun-badan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/01\/innaa-lillaahi-wa-innaa-ileyhi-raajicuun-gabadh-meherkeedii-iyo-geerideedi-kulmeen-qiso-xanuun-badan\/","title":{"rendered":"Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun Gabadh Meherkeedii iyo Geerideedi kulmeen Qiso Xanuun Badan."},"content":{"rendered":"<p>Faadumo Cismaan Aadan oo saaka loo balan Sanaa in loo meheriyo Khaalid Maxamed Maxamuud oo ka yimid dalka Maraykanka, ayaa isbitaal ku yaala magaalada Hargaysa ku geeriyootay sacado yar ka\u00a0 hor wakhtigii loo\u00a0 balan sanaa in meherkeedu dhaco.<\/p>\n<p>Faadumo ayaa waxaa kusoo booday xanuunka faaliga galinkii danbe ee Jimcihii shalay, kadibna waxaa la dhigay isbitaalka Hargaysa International Hospital oo ku yaala magaalada Hargaysa.<\/p>\n<p>Qoraa Axmed Karaama oo ay Faadumo jaar\u00a0 ku ahaayeen xaafada Maxamed Mooge ee Hargaysa muddo 15 sanno ah, ayaa bogiisa Facebook ku qoray, in isaga oo dalka ka maqan ay Faadumo ka codsatay in aanu ka maqnaan farxadeeda.<\/p>\n<p>\u201cWalaashay, isla hadda ayaan u sii lebbistay sidii aan uga qaybgeli lahaa meherkeeda oo ku beegnaa isla maanta. Anigoo waddanka ka maqan ayay igu odhan jirtey ii soo dhakhso walaal aad ila joogtid maalinta farxadayda e. Waan ka xumahay inaan maanta u joogo geerideeda. Walaashay waxaa si lama filaan ah ugu soo booday Faalig!\u201d ayuu yidhi Karaama.<\/p>\n<p>\u201cQoraalkan waxaan soo qorey iyada oo ay gacmaha iyo wadnuhuba i gariirayaan wallaahi. Ma aqaan waxaan ku sifeeyo dareenkayga\u201d.<\/p>\n<p>Geerida Faadumo ayaa gilgishay baraha bulshada, dadka oo dhan ayaa ku sheekaysana farxada murugada isku badashay qofkasta oo yaqaanay ama maqlay sheekadeedana waxay ku abuurtay dhiilo.<\/p>\n<p>Alle ha u naxariistee Faadumo Cismaan Aadan oo hada aaskeedu ka socdo magaalada Hargaysa, waxay ahayd umuliso caafimaad oo ka howl gasha Isbitaalka Wayn ee Hargaysa, halkaasi oo ay ka howlgalaysay 6 dii bilood ee u danbaysay.<\/p>\n<p>Xirfada umuliso nimada ayay ka baratay machadka culuumta caafimaadka ee Shaafi College oo ku yaala magaalada Hargaysa.<\/p>\n<p>Waxa kale oo ay magaalada Hargaysa ku lahayd meherad koofeer ah (cilaan saar), sida ay Warbahinta usheegtay Sagal Maxamuud Daahir oo ay saaxiib dhow ahaayeen.<\/p>\n<p>10, July, 2021 ayay ahayd markii sidanoo kale ay baraha bulshada u qabsatay geerida dhiilada leh ee Axmed Dheeg Cismaan, oo shil baabuur ku yeeriyooday kadib xafladii maherkiisa magaalada Harta-sheekha ee Itoobiya, sida si lamid ahna Fahad Cabdiraxmaan iyo Farxiyo Cali Cumar, oo ahaa aroos cusub, ayaa aad looga naxay kadib markii ay ku geeriyoodeen qarixii Hotel Afrik ee 31, January, 2021.<\/p>\n<div align=\"justify\">\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faadumo Cismaan Aadan oo saaka loo balan Sanaa in loo meheriyo Khaalid Maxamed Maxamuud oo ka yimid dalka Maraykanka, ayaa isbitaal ku yaala magaalada Hargaysa ku geeriyootay sacado yar ka\u00a0 hor wakhtigii loo\u00a0 balan sanaa in meherkeedu dhaco. Faadumo ayaa waxaa kusoo booday xanuunka faaliga galinkii danbe ee Jimcihii shalay, kadibna waxaa la dhigay isbitaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":77480,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-77477","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77477","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=77477"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77477\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77495,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77477\/revisions\/77495"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/77480"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=77477"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=77477"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=77477"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}