{"id":77406,"date":"2022-01-12T01:27:26","date_gmt":"2022-01-11T22:27:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=77406"},"modified":"2022-01-12T01:51:59","modified_gmt":"2022-01-11T22:51:59","slug":"maamulka-gobolka-banaadir-oo-ka-horyimid-banaanbaxa-ceeb-tirka-shirkii-golaha-wada-tashiga-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/01\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-ka-horyimid-banaanbaxa-ceeb-tirka-shirkii-golaha-wada-tashiga-qaranka\/","title":{"rendered":"Maamulka Gobolka Banaadir oo Ka Horyimid Banaanbaxa Ceeb tirka Shirkii Golaha Wada-tashiga Qaranka."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyay kulan ay isugu yimaadeen guddoomiyaasha degmooyinka gobolka Banaadir iyo laamaha amniga gobolka Banaadir.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div>Kulanka ayaa looga hadlay xaalada guud ee Caasimadda dalka, waxaana guddoomiyaha gobolka uu warbixin ka siiyay masuuliyiintii kulanka goobjooga u aheyd, waxyaabahii kasoo baxay shirkii Golaha wadatashiga Qaranka dhawaan ugu soo gabagaboobay Muqdisho.<\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div align=\"justify\">Duqa magaalada Muqdisho ayaa sidoo kale, kala hadlay guddoomiyaasha degmooyinka iyo madaxda laamaha amniga ineysan Muqdisho xamili karin culeysyo cusub, islamarkaana aysan aqbali doonin in magaalada Muqdisho ay ka dhacaan banaanbaxyo uusan la socon maamulka gobolka Banaadir.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">&#8220;Maadaama la xalliyey dhamaan tabashooyinkii qeybaha kala duwanaa ee Siyaasiyiinta iyo Bulshada ay ka qabeen qaab socodka doorashada, gollaha wadatashiga Qarana uu iclaamiyey in muddo aad u kooban oo 45 berri ah lagu soo koobo doorashada Golaha shacabka, Xamarna ay ka mid tahay meelaha ay doorashadaas ka dhaceyso, waxaa muhiim in shacabka iyo guud ahaan cid walba ay nagala shaqeyso sugidda Amniga Caasimada oo ay ka fogaadaan kicinta dadka si ujeeddo la\u2019aan ah&#8221; ayuu yiri Guddoomiye Cumar Finish.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Guddoomiye Cumar Finish ayaa ugu baaqay shacabka ku nool gobolka Banaadir iney ka shaqeeyaan amniga iyo nabadgalyada Caasamida dalka, waxaana kulankaan maanta ay yeesheen guddoomiyaha gobolka iyo kuwa degmooyinka iyo laamaha amaanka gobolka uu imaanaya xili magaalada Muqdisho ay ka socdaan abaabulka banaanbaxyo ka dhaca Muqdisho maalinta Khamiista ee taariiqdu ku beegan tahay 13-01-2022, kaasoo looga soo horjeedo madaxweynaha mudo xileedkiisa dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Waxgarad Siyaasadeed ayaa Cabiraya waxa Looga Danleeyahey Banaanbaxan, kasoo Salka ku Haya Guul Darro iyo Ceeb Qaran oo Lagala Kulmey Shirkii Dhawaan Soo Gaban ggaboobey ee Golaha wada-tashiga Qaran,shakina kuma Jiro hadii shirka waxyaabihii laga Rabey in ay kasoo baxaan la Heli lahaa in aan loo Baahdeen marka si Ceebtaas loo Qariyo ayaa Bannaanbaxn Loo Dhigayaa.<\/div>\n<div align=\"justify\">\n<div align=\"justify\">\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyay kulan ay isugu yimaadeen guddoomiyaasha degmooyinka gobolka Banaadir iyo laamaha amniga gobolka Banaadir. Kulanka ayaa looga hadlay xaalada guud ee Caasimadda dalka, waxaana guddoomiyaha gobolka uu warbixin ka siiyay masuuliyiintii kulanka goobjooga u aheyd, waxyaabahii kasoo baxay shirkii Golaha wadatashiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":77407,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-77406","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77406","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=77406"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77406\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77412,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77406\/revisions\/77412"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/77407"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=77406"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=77406"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=77406"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}