{"id":77301,"date":"2022-01-05T02:45:59","date_gmt":"2022-01-04T23:45:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=77301"},"modified":"2022-01-05T02:50:01","modified_gmt":"2022-01-04T23:50:01","slug":"golaha-wada-tashiga-qaranka-oo-kulamo-la-qaatey-qaar-kamid-ah-murashixiinta-iyo-danleyda-arrimaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/01\/golaha-wada-tashiga-qaranka-oo-kulamo-la-qaatey-qaar-kamid-ah-murashixiinta-iyo-danleyda-arrimaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Golaha Wada-tashiga Qaranka oo Kulamo La Qaatey Qaar Kamid ah Murashixiinta iyo Danleyda Arrimaha Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu hoggaamiyo Raysal wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay wakiilada Beeaha Caalamka, kaasoo ay uga wada hadleen dardar gelinta howlaha doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>Raysal wasaare Rooble ayaa u cadeeyay wakiilada Beesha Caalamka iney ka go&#8217;an tahay in si deg deg ah loo soo gabagabeeyo howlaha doorashooyinka dalka, islamar ahaantaana ay turxaan bixin ku hayaan waxyaabahii kasoo laabtay doorashooyinkii dhawaan la qabtay, ayna kala munashaqoon doonaan dhinacyada ay quseyso, sida Midowga Musharaxiinta, Bulshada Rayidka, haweenka iyo daneeyayaasha kale ee arrimaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Raysal wasaaraha ayaa sidoo kale uga mahad celiyay wakiilada Beesha Caalamka taageeradooda ku aadan dowladda Soomaaliya, isagoona u balan qaaday inuu qaban doono doorasho cadaalad ku saleysan.<\/p>\n<p>Golaha wadatashiga Qaran ayaa sidoo kale waxay kulan la qaateen xubno ka socday Golaha Midowga Musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya oo ay ka wada hadleen dardargelinta howlaha doorashada, waxaana Musharaxiinta ay u gudbiyeen Golaha wadatashiga aragtidoda ku aadan amniga dalka iyo qaabka ugu haboon ee lagu sixi karo qaladaadka kasoo laabtay doorashooyinka.<\/p>\n<p>&#8220;Golaha Wadatashiga Qaran oo uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay wakiillo ka socda Midowga Musharraxiinta oo ay ka wada hadleen dardargelinta howlaha doorashooyinka iyagoo ka dhageystay talooyinkooda ku aaddan hufnaanta doorashada&#8221; ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaare Rooble.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka mid ahaa xubnahii Golaha Musharaxiinta madaxweynaha ee kulanka la qaatay Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa sheegay in madaxda Golaha wadatashiga ay is dhaafsadeen dood furan, isagoona sheegay inuu u rajeynayo Golaha inay xal ka gaaraan howlaha adag ee horyaala.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan ka mid ahaa guddi ka tirsan Golaha Midowga Murashaxiinta oo uu hoggaaminayey guddoomiyaha Golaha oo kulan la qaatay Golaha Wadatashiga Qaran. Waxaan Golaha u gudbinay aragtideena ku aadan amniga dalka iyo qaabka ugu haboon ee lagu sixi karo doorashooyinka. Waxaan is dhaafsanay dood furan, waxaan ku ballanay in dooddu sii socoto. Waxaan rajaynayaa in xal laga gaaro hawlaha adag ee Golaha horyaala&#8221; ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur.<\/p>\n<p>Shirka Golaha wadatashiga Qaran oo maanta galay maalintiisa labaad ayaa ah mid si gaar ah shacabka Soomaaliyeed uga dhowrayaan iney kasoo baxdo rajo farxad galisa dalka oo horumar horseeda.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu hoggaamiyo Raysal wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay wakiilada Beeaha Caalamka, kaasoo ay uga wada hadleen dardar gelinta howlaha doorashooyinka dalka. Raysal wasaare Rooble ayaa u cadeeyay wakiilada Beesha Caalamka iney ka go&#8217;an tahay in si deg deg ah loo soo gabagabeeyo howlaha doorashooyinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":77302,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-77301","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77301","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=77301"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77301\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77305,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77301\/revisions\/77305"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/77302"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=77301"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=77301"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=77301"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}