{"id":77203,"date":"2021-12-31T23:29:49","date_gmt":"2021-12-31T20:29:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=77203"},"modified":"2022-01-01T00:20:37","modified_gmt":"2021-12-31T21:20:37","slug":"dagaal-xaley-ka-dhacey-degmada-b-weyne-oo-maamulku-war-kasoo-saarey-xaaladda-degenaasho-la-dareemayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/12\/dagaal-xaley-ka-dhacey-degmada-b-weyne-oo-maamulku-war-kasoo-saarey-xaaladda-degenaasho-la-dareemayo\/","title":{"rendered":"Dagaal Xaley Ka Dhacey Degmada B\/weyne oo Maamulku war kasoo Saarey Xaaladda Degenaasho La Dareemayo."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Xaaladda magaalada Beledweyne ayaa maanta degen kaddib dagaal ciidamada dowladda iyo ciidamo uu watay sargaal lagu magacaabo Nuur Dheere oo Hirshabelle kasoo horjeeda, uu xalay ku dhaxmaray xaafadda Kooshin ee magaalada Beledweyne.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div>War-saxaafaddeed kasoo baxay maamulka gobolka Hiiraan ayaa lagu sheegay in dagaalku ka dhashay kadib markii guddoomiyaha gobolka Hiiraan iyo masuuliyiin la socday oo kasoo laabtay degmada Feerfeer ay rasaas huwiyeen ciiddan uu watay Nuur dheere.<\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay isagoo ka jawaabayay dhacdadaas inuu qaaday howlagal lagu soo afjarayay waxay ugu yeereen burcadii Jidka u gashay masuuliyiinta heer Maamul iyo heer wasiirro.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><b>Halkaan hoose ka akhriso war-saxaafaddeedka kasoo baxay maamulka gobolka Hiiraan.<\/b><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Warsaxaafadeed<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Xili aay saacada ku beegneed abaare\u00a0 (7) Todabadii\u00a0 dii fiidnimo Tariikhdane aay aheed (30 December 2021) Xili aay safar shaqo aay kaga\u00a0 soo laabteen Deegmada Feer-Feer\u00a0 Gudomiyaha Gobalka hiiraan Mudane Cali Jeyte Cismaan Wasiirka Tamarta iyo biyaha Maamulka Hirshabele Taliyaha Guutada 5 aad\u00a0 Taliyaha qeybta Booliska\u00a0 Gobalka hiiraan iyo mas\u00f9linyin ka tirsan Maamulka gobalka Hiiraan\u00a0 oo ku guda jiray Howlahooda wajib gudashada shaqada qaran ayaa waxaa Rasaas hugiyey Gaarigii Aay saarnayen Gudoomiyha Gobalka iyo masuuliyiinta kale Maleeshiyaad hubeeysan oo u Hogaaminayay Shaqsi lagu magacaabo Nuur dheere Halkaas oo aay si arxan\u00a0 daro ah Aay rasaas ula dhaceen kolanyada uu Hogaaminayay Gudoomiyaha iyo shacakii ku sugnaa Goobta.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Ayadoo falalka nuuucan\u00a0 oo kale ah aay caado u Aheed\u00a0 kooxaha nabad diidka ah in kolanyo Dowladeed weerar lagu qaado waxuu Ahaa fal-Hugan Halistiisa waxaane la Horgeyn doona Maxkamada awooda u leh Cidii ka Dambeeysay.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Falkaas kadib ciidamada qalabka sida Ayagoo ka duulayo masuuliyada amni ee saaran iyo Falka dhacay ee lagu weeraray masuuliyiinta ku Guda jiray waajib Gudashadooda shaqo waxeey sameeyen howlagal lagu soo afjaraayo\u00a0\u00a0 Burcadii Jidka u Gashay masuuliyiinta heer Maamul iyo heer wasiiro.<br \/>\nWaxaana lagu soo qabqabtay hub iyo Maleeshiyaadkii dagaalamayay .<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Maamulka gobalka Hiiraan ee Dowlad Gobaladeedka Hirshabele\u00a0 waxaa masuuliyad Aay ka saaran tahay Ka shaqeynta Amniga iyo xasiloonida guud ee Gobalka\u00a0 cidna laga Aqbali Maayo Qal-qal Gelinta Amniga iyo xasiloonida magaalada Beladweyne .<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Ayadoo hada amniga guud ee magaalada aay Si buuxdo u ilaalinayan Ciidamada Qalabka Sida ee soomaaliyeed.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Madaxda sare ee\u00a0 Maamulka Hirshabelle iyo Maamulka gobalka Hiiraan\u00a0 waxuu Tacsi u Dirayaa shacabkii aay wax yeelada ka soo Gaartay falkaas foosha xun inta dhaawaca Ahne eebe cafmaad Taama ha siiyo.<\/div>\n<div align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaaladda magaalada Beledweyne ayaa maanta degen kaddib dagaal ciidamada dowladda iyo ciidamo uu watay sargaal lagu magacaabo Nuur Dheere oo Hirshabelle kasoo horjeeda, uu xalay ku dhaxmaray xaafadda Kooshin ee magaalada Beledweyne. War-saxaafaddeed kasoo baxay maamulka gobolka Hiiraan ayaa lagu sheegay in dagaalku ka dhashay kadib markii guddoomiyaha gobolka Hiiraan iyo masuuliyiin la socday oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":77204,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-77203","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77203","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=77203"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77203\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77227,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77203\/revisions\/77227"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/77204"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=77203"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=77203"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=77203"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}