{"id":77147,"date":"2021-12-28T23:42:50","date_gmt":"2021-12-28T20:42:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=77147"},"modified":"2021-12-29T00:07:09","modified_gmt":"2021-12-28T21:07:09","slug":"jubaland-oo-maanta-qabatey-doorashada-lix-kursi-kamid-ah-golaha-shacabka-ee-barlamaanka-11aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/12\/jubaland-oo-maanta-qabatey-doorashada-lix-kursi-kamid-ah-golaha-shacabka-ee-barlamaanka-11aad\/","title":{"rendered":"Jubaland oo Maanta Qabatey Doorashada Lix kursi kamid ah Golaha Shacabka ee Barlamaanka 11&#8217;aad."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Waxaa goordhaw magaalada Kismaayo lagu soo gabagabeeyay doorashada lix kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka, kuwaas oo noqonaya Xildhibaanadii ugu horeeyay ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland oo la doortay.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div>Kursigii ugu horeeyay ee kuraasta lixda ah ee Maanta doorashadoodu ka dhacday Kismaayo oo tirsigiisu yahay HOP 203, waxaa ku tartamay Musharaxiinta kala Xamse Cabdi Barre iyo Axmed Maxamed Maxamuud, waxaana ku guuleystay kursiga Xamse Cabdi Barre oo helay 60 cod, halka Axmed Maxamed Maxamuud 17 cod, waxaana halaaway 15 cod, sida guddoomiyaha guddiga doorashada Jubbaland uu sheegay.<\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>Kursiga labaad ee doorashadii maanta dhacday oo tirsigiisu yahay HOP 82 oo uu horay ugu fadhiyay Xamza Sheekh Xuseen Colow ayaa waxaa maanta ku wada tartamay Musharaxiinta kala aha Cabdirashiid Jire Qalinle oo ah Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Jubbaland iyo Siyaad Aadan Iidle, waxaana kursiga ku guuleystay Cabdirashiid Jire Qalinle oo helay 75 cod, halka Siyaad Aadan Iidle uu helay 20 cod, waxaana halaabay Afar cod.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\">Kursiga sadaxaad ee Maanta lagu doortay Kismaayo oo sumadiisu tahay HOP 217, waxaa ku wada tartamay Xasan Cabdi Cismaaciil (XasanYare) oo ku fadhiyay Afartii sano ee la soo dhaafay iyo Maxamed Faarax Muxumed, waxaana kursiga ku guuleystay Xasan Cabdi Cismaaciil (XasanYare) oo dadku u garan og yihiin Xasan Farinbi, kaasoo helay 71 cod, waxaana musharixii la tartamay ee Maxamed Faarax Muxumed uu helay 20 cod, waxaana halaabay 4 cod.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Kursiga Afaraad ee doorashadii maanta lagu doortay Kismaayo waxaa ku wada tartamay Musharaxiinta kala ahaa Maxamed Cali Cumar iyo Ibraahin Cabdulle Ibraahin waxaana ku guuleystay kursiga oo tirsigiisu yahay HOP 108 Maxamed Cali Cumar oo helay 76 cod, halka musharaxii la tartamay ee Ibraahin Cabdulle uu isna helay 19 cod waxaana halaaway 4 cod, sida uu warbaahinta u sheegay guddoomiyaha guddiga doorashada Jubbaland Dr Siyaad Maxamed Mursal.<\/p>\n<p>Kursiga shanaad ee doorashada maanta ka dhacday Kismaayo oo tirsigiisu yahay HOP 113, waxaa ku tartamay Musharaxiinta kala ahaa Maryan Aweeys Jaamac iyo Seynab Cali Munganga waxaana ku guuleystay kursiga Maryan Aweeys Jaamac oo heshay 83 cod, halka Saynab Cali Muganga ay heshay 17 cod waxaana halaaway 2 cod.<\/p>\n<p>Kursiga lixaad ee tirsigiisi yahay HOP-134, oo lagu waday iney ku tartamaan Musharaxiinta kala ah Sahra Jaamac Cali iyo Fartuun Axmed Yuusuf ayaa waxaa tanaasushay Fartuun Axmed, waxaana qaab gacan taag ah ugu guuleeystay kursiga Sahra Jaamac Cali oo heshay 97 cod gacan taag ahaa .<\/p>\n<p>Doorashada Maanta ka dhacday kismaayo ayaa oo ah kuraastii ugu horeysay ee uu qabto maamulka Jubbaland, ayaa waxaa soo dhaweeyay oo bogaadiyay raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.<\/p>\n<p>&#8220;Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu hambalyeeyay Guddiga Maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka Jubbaland , Guddiga Doorashada Heer Federaal iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam bilaabista doorashada Golaha Shacabka ee maanta ka bilaabatay magaalada Kismaayo isaga oo ku adkeeyay Guddiyada Doorashooyinka in doorashadu ay noqoto mid daahfuran oo waafaqsan habraacyada doorashooyinka. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale u hambalyeeyay xildhibaannada maanta la doortay oo uu u rajeeyay in Eebbe ku garab galo mas\u2019uuliyadda loo igmaday&#8221; ayuu lagu yiri war qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaare Rooble.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goordhaw magaalada Kismaayo lagu soo gabagabeeyay doorashada lix kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka, kuwaas oo noqonaya Xildhibaanadii ugu horeeyay ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland oo la doortay. Kursigii ugu horeeyay ee kuraasta lixda ah ee Maanta doorashadoodu ka dhacday Kismaayo oo tirsigiisu yahay HOP 203, waxaa ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":77148,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-77147","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77147","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=77147"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77147\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77163,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77147\/revisions\/77163"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/77148"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=77147"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=77147"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=77147"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}