{"id":77144,"date":"2021-12-28T23:33:20","date_gmt":"2021-12-28T20:33:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=77144"},"modified":"2021-12-29T00:08:24","modified_gmt":"2021-12-28T21:08:24","slug":"ciidamadda-xoogga-dalka-oo-digniin-culus-ay-u-direen-wasiirada-amniga-iyo-gaashaandhigga-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/12\/ciidamadda-xoogga-dalka-oo-digniin-culus-ay-u-direen-wasiirada-amniga-iyo-gaashaandhigga-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ciidamadda Xoogga Dalka oo Digniin Culus ay u Direen Wasiirada Amniga iyo Gaashaandhigga Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirada Amniga iyo Gaashaandhigga Xukuumada Soomaaliya oo shir jaraa&#8217;id si wadajir ah u qabtay ayaa waxay sheegeen in lala xisaabtami doono shaqsiyaadkii soo abaabulay afgambigii dhicisoobay.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Amniga ayaa dhankiisa sheegay in afgambi dhicisoobay oo laga soo abaabulay xafiiska madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Farmaajo la fashiliyay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa Nasiib wanaag ah qaar ka mid ciidamada Madaxtooyada, kuwa Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha Dalka iyo Ciidamada Qalabka Sida ayaa ka hortagay iskudayga Afgambiga dhicisoobay, qaar ka mid ah askarta la qalday waa ay ka soo laabteen qaladkooda, balse waxaa jirta kuwo weli qaladkooda ku taagan, sharciga ayaana la marsiin doonaa\u201d ayuu yiri Wasiirka Amniga Gudaha Cabdullaahi Maxamed Nuur.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sidoo kale ugu baaqay ciidamada dowladda iney difaacaan qaran oo ay ka hortagaan wax walba oo carqaladeyn kara nabadda iyo geedi socodka doorashada dalka uu masuulka ka yahay raysal wasaaraha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhinaca kale wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Xilgaarsiinta Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa ku amray ciidamada Qalabka sida ee dowladda Soomaaliya iney dhowraan dhex dhexaadnimadooda sida ku cad Dastuurka dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in lagu jiro waqti kala guur ah loona baahan yahay in ciidamada ay ilaaliyaan sharciga, islamarkaana ay u hogaan samaan xeerarka iyo anshaxa ciidamada Qalabka sida.<\/p>\n<p>&#8220;Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya waa in ay ilaaliyaan dhex dhexaadnimadooda sida ku cad Dastuurka JFS\u00a0 qodobkiisa 129-aad. Cidna looma ogolaan karo in ay ciidamada u adeegsadaan danahooda siyaasadeed. Waxaan ku jirnaa wakhti kala guur ah, waa in ciidamadu ilaaliyaan sharciga una hoggaansamaan xeerarka anshaxa ee CQS. Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed waa in ay ka fogaadaan kumilanka siyaasadda waana in aysan qaadan awaamiir walba oo hareer marsan sharciga&#8221; ayuu yiri wasiirka Gaashaandhigga Cabdiqaadir Maxamed Nuur.<\/p>\n<p>Hadalkaan kasoo yeeray Wasiirada Gaashaandhigga iyo Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa kusoo beegmaya xili khilaafka madaxweynaha iyo Raysal wasaaraha uu sababay in ciidanka dowladda Soomaaliya la kala saf taan labada masuul ee ugu sareysa dalka.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirada Amniga iyo Gaashaandhigga Xukuumada Soomaaliya oo shir jaraa&#8217;id si wadajir ah u qabtay ayaa waxay sheegeen in lala xisaabtami doono shaqsiyaadkii soo abaabulay afgambigii dhicisoobay. Wasiirka Wasaaradda Amniga ayaa dhankiisa sheegay in afgambi dhicisoobay oo laga soo abaabulay xafiiska madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Farmaajo la fashiliyay. \u201cWaxaa Nasiib wanaag ah qaar ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":77145,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-77144","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77144","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=77144"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77144\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77164,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77144\/revisions\/77164"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/77145"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=77144"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=77144"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=77144"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}