{"id":7688,"date":"2012-06-21T21:49:56","date_gmt":"2012-06-21T21:49:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7688"},"modified":"2012-06-21T21:49:56","modified_gmt":"2012-06-21T21:49:56","slug":"shariif-shiikh-axmedganacsatada-soomaaliya-waxaa-looga-baahanyahay-inay-dowlada-ugu-deeqaan-dhaqaale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/shariif-shiikh-axmedganacsatada-soomaaliya-waxaa-looga-baahanyahay-inay-dowlada-ugu-deeqaan-dhaqaale\/","title":{"rendered":"Shariif Shiikh Axmed&#8217;Ganacsatada soomaaliya waxaa looga Baahanyahay Inay Dowlada Ugu Deeqaan Dhaqaale&#8221;."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/Shariif12.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/Shariif12-300x200.jpg\" alt=\"\" title=\"Shariif1\" width=\"300\" height=\"200\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7693\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/Shariif12-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/Shariif12.jpg 553w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/strong><\/p>\n<p>Shariif Shiikh axmed oo Caawa ka Hadlayay Xaflad Ka Dhacday Dalka Kenya kana Qeyb Galeen Xubno Ka tirsan Dowlada KMG iyo Qaar ka miid ah Ganacsatadda soomaaliyeed ee Ku dhaqan Dalka Keenya iyo Marti Sharaf Lagu Cazuumay Xafladaasi.<br \/>\nMadaxweyne shariif Shiikh axmed ayaa ka Hadlayay Xaaladihii ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Isbadalka Lagu wado in u Dhoco Wuxuuna Madaxweynaha Sheegay in Guulo Laga Gaaray Dagaaladii Lagula Jiray Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab Iminkina Ay Dhimanta Ka Sifiinta Magaca Al-shabaab iyo Al-qaacida Gabi ahaan  Cariga Soomaaliya .<\/p>\n<p>Mar uu Madaxweynaha Soo Hadal qaaday doorashada Madaxtinimo Ee Lagu Wado in ay soomaaliya ka qabsoonto Bishlooyinka Soo socda ayaa waxaa Uu Sheegay in uu ku faraxsanyahay musharixiinta faraha badan ee isku Soo taagay in ay qabtaan xilka madaxweynenimo isla Markaana ay ku soo qulqulayaan Magaalada Muqdisho arintaasina ay tahay mid laga Shaqeeyay Dowladana Sharaf ay u tahay in aqooonyahanada Soomaaliyeed ee dib ugu soo laabtaan Dalka laakin aqoonyahana musharixiinta ah mayihiin Kuwa la socda marxalada dalka uu marayo lana jaanqaadi kara aniga markii Jabuuti leygu Soo Dooranayay waxaan aaminsanaa in soomaaliya ay xabad dambe ka dhici doonin Laakin Marka aan muqdisho Aan Gaarnay waa la ogaa wixii Dhacay.<\/p>\n<p>Dhanka kale Madaxweynaha  Dowlada KMG ah Ee soomaaliya ayaa sheegay Seddexda bil ee soosocda madaxda Dowlada ay galayaan Mashquul xukuumadana ay kulan yeesheen Dajiyeena Seddexda Bil ee soosocota Qorshihii dalka lagu Maamuli Lahaa Maadaama ay madaxdu mashquul  Galayaan loona  baahanyahay dhaqaale Lagu fuliyo howlaha La qabanayo  Muddadaasi Ganacsatada Soomaaliyeedna Hadda looga Baahanyahay In ay bixiyaan Lacag dhan 3,0000 $ Seddax milyen Oo Doolarka  mareekanka ah Ganacsatada Soomaaliyeed Ee mehraddaha kuleh dalka Kenyana laga doonayo in ay wax ka bixiyaan Lacagtaani,<\/p>\n<p>Madaxweyne Shariif Shiikh Axmed\u201cWaxaa jira dad Ka shaqeysta Wararka Been abuurka ah iyo Meel uga Dhaca sharafta Madaxda dowlada sheegana in ay madaxda dowlada lacago Ay Dhunsadeen Taasi oo ah Been abuur Aan idiin weydiiyee Qof heysta Lacag Ma idiinla tahay in uu Lacago amah ah Doonanaya hadda waxaa Jira Ganacsato Dowladda Ku Leh Lacago Oo horay looga deensaday\u201dAyuu Yiri<\/p>\n<p>Ugu dambeentii Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Waxaa Uu Baaq u diray Shacabka Soomaaliyeed In  Ay ka Shaqeeyaan sugida Amaanka iyo La Dagaalanka argagixisa iyo burcad Badeedka Dhaca u Geysta Maraakiibta marta badaha Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Xafiiska Warqabadka warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Soomaaliya<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Shariif Shiikh axmed oo Caawa ka Hadlayay Xaflad Ka Dhacday Dalka Kenya kana Qeyb Galeen Xubno Ka tirsan Dowlada KMG iyo Qaar ka miid ah Ganacsatadda soomaaliyeed ee Ku dhaqan Dalka Keenya iyo Marti Sharaf Lagu Cazuumay Xafladaasi. Madaxweyne shariif Shiikh axmed ayaa ka Hadlayay Xaaladihii ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Isbadalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7688","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7688","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7688"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7688\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7694,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7688\/revisions\/7694"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7688"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7688"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7688"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}