{"id":76717,"date":"2021-12-06T23:58:46","date_gmt":"2021-12-06T20:58:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=76717"},"modified":"2021-12-07T00:34:38","modified_gmt":"2021-12-06T21:34:38","slug":"qaar-kamid-ah-ganacsatada-roodhida-oo-hargeysa-lagu-xidh-xidhey-kadib-sicir-barar-ay-sameeyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/12\/qaar-kamid-ah-ganacsatada-roodhida-oo-hargeysa-lagu-xidh-xidhey-kadib-sicir-barar-ay-sameeyeen\/","title":{"rendered":"Qaar Kamid ah Ganacsatada Roodhida oo Hargeysa Lagu Xidh Xidhey kadib Sicir Barar ay Sameeyeen."},"content":{"rendered":"<p>Booliiska Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabay qaar kamid ah ganacsatada roodhida (rootiga), oo muuqaal ay isku dhaarsanayaan in ay roodhida qaaliyeeyaan uu baraha bulshada ku baahay.<\/p>\n<p>Ganacsatada la xidh xidhay, ayaa baraha bulshada soo galiyay muuqaal ay isku dhaarsanayaan, in ay kordhiyaan qiimaha lagu iibiyo roodhida magaalada Hargaysa, taasi oo bulshada aad uga cadhaysiisay. Waxaana baraha bulshada ku baahay fariimo ay dadku ku sheegayaan, in ay joojinayaan iibsiga roodhida.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka wasaarada ganacsiga Muuse Ibraahin Salaf oo waraysi gaar ah siiyay BBC Somali, ayaa sheegay in dad meel ku shiray anay goyn karin qiimaha maciishada, isla markaana suuqa ganacsiga Somaliland uu xoryahay.<\/p>\n<p>&#8220;Wllo xalay uun baanu aragnay koox meel ku shirtay oo is dhaarsatay, waxan kuu sheegayaa in suuqa Somaliland xoryahay, qiimaha maciishadana ma goyn karaan koox gaar ah oo meel isku urursatay&#8221; ayuu yidhi Salaf.<\/p>\n<p>Salaf ayaa intaa raaciyay in la xidh xidhay qaar kamida ganacsatadii is dhaarsatay, isla markaana talaabo sharciga waafaqsan\u00a0 laga qaadi doono.<\/p>\n<p>Badhasaab ku-xigeenka gobolka Maroodi-Jeex Khadar Baaruud ayaa isna bogiisa ku qoray&#8221; shacabka kooxo is dhaarsatay uma heshiin karaan dastuurkeena oo jideeyey suuqa xorta ah shirkaduhuna ku tartamayaan tayada iyo sicirka.&#8221;<\/p>\n<p>Dhinaca kale, xildhibaannada golaha wakiilada Somaliland, ayaa aad uga muda haraaday heshiiska ganacsatada, iyagoo xukuumada ugu baaqay in ay talaabo ka qaado.<\/p>\n<p>Dadwaynaha Somaliland ayaa wajahaya sixir barar ku habsaday qaybaha kala duwan ee maciishada, iyadoo samaynta Covid-19 ay qayb ka tahay sida marar kala duwan ay sheegaan ganacsatada iyo xukuumadu.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Booliiska Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabay qaar kamid ah ganacsatada roodhida (rootiga), oo muuqaal ay isku dhaarsanayaan in ay roodhida qaaliyeeyaan uu baraha bulshada ku baahay. Ganacsatada la xidh xidhay, ayaa baraha bulshada soo galiyay muuqaal ay isku dhaarsanayaan, in ay kordhiyaan qiimaha lagu iibiyo roodhida magaalada Hargaysa, taasi oo bulshada aad uga cadhaysiisay. Waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":76718,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-76717","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76717","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=76717"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76717\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76731,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76717\/revisions\/76731"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/76718"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=76717"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=76717"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=76717"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}