{"id":76707,"date":"2021-12-06T23:08:45","date_gmt":"2021-12-06T20:08:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=76707"},"modified":"2021-12-07T00:30:50","modified_gmt":"2021-12-06T21:30:50","slug":"kuraas-lagu-doortey-k-galbeed-gudiga-doorashaduna-goaan-ka-gaareen-oo-r-wasaare-rooble-soo-dhaweeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/12\/kuraas-lagu-doortey-k-galbeed-gudiga-doorashaduna-goaan-ka-gaareen-oo-r-wasaare-rooble-soo-dhaweeyey\/","title":{"rendered":"Kuraas Lagu Doortey K\/galbeed Gudiga Doorashaduna Go&#8217;aan ka Gaareen oo R\/wasaare Rooble Soo Dhaweeyey."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhoweeyay go&#8217;aanka Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ee FEIT ay ka qaateen kuraas lagu doortay magaalada Baydhabo oo dib loogu celinayo doorashadooda.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Guddiga doorashada ayaa xalay soo saaray go&#8217;aan dib loogu celinayo doorashada labo kursi oo dhawaan lagu doortay Koonfur Galbeed oo la sheegay in habka doorashadoodu u dhacday ay baalmarsanayd habraaca doorashada.<\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Raysal wasaaruhu ayaa guddiga xalinta Khilaafaadka iyagana faray inay waajibaadkooda u gutaan si caddaalad ah oo waafaqsan Heshiisyada iyo Habraacyada doorashada.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare Rooble ayaa sheegay in ay ka\u00a0 go\u2019antahay ka jawaabista tabashooyinka la xiriira daahfurnaan la\u2019aanta doorashada ee kasoo yeeray daneeyayaasha doorashooyinka oo ay ku jiraan Golaha Musharixiinta, Bulshada Rayadka ah iyo Beesha Calaamka.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><b>Hoos ka aqriso War Saxaafadeed qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha:-<\/b><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxed Xuseen Rooble wuxuu uga mahadcelinayaa Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ee FEIT Go\u2019aanada ay qaateen ee la xiriira ilaalinta Hufnaanta Doorshada, wuxuuna ku boorinayaa Guddiga xalinta Khilaafaadka in iyaguna ay waajibaadkooda u gutaan si cadaalad ah oo waafaqsan Heshiisyada iyo Habraacyada doorashada.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya isaga oo gudanaya mas\u2019uuliyadda ka saaran in doorashooyinka ka socda dalku ay noqdaan kuwo daahfuran, lagu kalsoonaankaro kuna qabsooma waqtiga loo qorsheeyay, wuxuu la wadaagayaa Bulshada Soomnaaliyeed sida ay uga go\u2019antahay ka jawaabista tabashooyinka la xiriira daahfurnaan la\u2019aanta doorashada ee kasoo yeeray daneeyayaasha doorashooyinka oo ay ku jiraan Golaha Musharixiinta, Bulshada Rayadka ah iyo Beesha Calaamka.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Si loo saxo arrimaha laga cawday oo ay ka mid yihiin<br \/>\nA- Hogaaminta Doorashooyinka.<br \/>\nB- Madaxbanaanidda Guddiyada Doorashoyinka.<br \/>\nC- Ku dhaqanka Hab-raacyada Doorashada.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Ra\u2019iisul Wasaaruhu wuxuu cadaynayaa in mas\u2019uuliyadda hogaaminta siyaasadeed ee Doorashooyinka ay leeyihiin Golaha wadatashiga Qaranka oo uu isagu Madax uyahay sidaas awgeed Goluhu wuxuu balanqaadayaa Madaxbanaanida Guddiyada Doorashooyinka oo mas\u2019uul ka ah hirgalinta Heshiisyada Siyaasadeed ee hagaya Doorashooyinka.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Ra\u2019iisulwasaauruhu sidoo kale wuxuu xaqiijinayaa in ay waajib ku tahay Xubnaha Golaha wadatashiga Qaranka, Guddiyada Maamulka Doorashooyinka iyo daneeyayaasha Doorashooyinkuba in ay u hogaansamaan ku dhaqanka Heshiisyada iyo habraacyada hirgalinta Doorashooyinka isla markaana aan la aqbalidoonin ficilkasta oo baalmarsan ku dhaqankooda .<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Hadaba si loo xaqiijiyo in doorashooyinku noqdaan kuwa hufan, laguna kalsoonaan karo, waxaa la xoojinayaa Doorka la socodka iyo u kuurgalista daahfurnaanta Doorashooyinka ee Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha wuxuuna magacaabaya Ra\u2019iisul Wasaaruhu Wakiilo u qaabilsan arrimahan, kuwaas oo si joogto ah ula soconaya dhaqdhaqaaqa Doorashada Warbixinna ka siinaya Ra\u2019iisulwasaaraha.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Si waafaqsan Heshiiskii Doorashooyinka ee 17-09-2020, Heshiiskii 27-05-2021 iyo Habraacyadii Doorashooyinka ee 01-10-2020 iyo 24-08-2021, isla markaasna laga faaiidaysanayo\u00a0 khibradda laga helay khaladaadkii keenay cabashooyinka ka yimid qaar ka mid ah kuraasta Baarlamaanka ee la qabtay, Ra\u2019iisulwasaaruhu wuxuu farayaa Guddiyada Maamulka Doorashooyinka in ay qaadaan talaabooyinka soo socda.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">1- Ka hor inta aan la qaban kursi kasta ee Golaha Shacabka waa in la cadeeyo, la diiwaangaliyo, lana shaaciyo Magacyada Xubnaha Guddiga soo xulista Ergada\u00a0 ee ka kooban Duubabka\\Caaqilada iyo Bulshada Rayadka ah ee Beelaha\\Jufooyinka Kursiga iska leh.<br \/>\n2- Guddiga Doorashooyinka ee Heer Dawlad-goboleed ee SIEIT waa in ay la wadaagaan Guddiga Doorashooyinka heer Federaal, Guddiga Xalinta Khilaafaadka iyo Wakiilada la socodka Arrimaha Doorashooyinka ee XRW magacyada xubnaha Guddiga soo xulista ergada ka hor inta aan la diiwaangalin lana shaacin.<br \/>\n3- Soo xulista ergada waxaa si buuxda ugu madaxbanaan Duubabka\\Caaqilada iyo Bulshada Rayadka ah ee Beesha\\Jufada leh Kursiga lagumana faragalinkaro.<br \/>\n4- Ka hor inta aan la galin doorashada kursi kasta waa in la tababaraa Guddiyada xulista Doorashada iyo Ergooyinka doorashada si ay howlahooda ugu fuliyan si waafaqsan shuruudaha iyo habraacyada Doorashooyinka.<br \/>\n5- Waa in doorashada kursi kasta ay goobjoogayaal ka yihiin, Guddiga soo xulay ergada doorashada galaysa, Warbaahinta Madaxa banaan, iyo Goobjoogayaal Madaxbanaan si martqaati looga noqdo hufnaanta iyo daahfurnaanta Doorashada Kursi kasta.<br \/>\n6- Guddiyada Maamulka Doorashooyinka ee heer Federaal, heer Dawlad-goboleed iyo Xalinta Khilaafaadku waa in ay si buuxda u hubiyaan\u00a0 in\u00a0 Musharixiinta u tartamaya Kuraasta Baarlamaanka, Guddiyada Xulista Ergooyinka iyo ergooyinka la soo xulay ay buuxiyeen Shuruudaha loo dajiyay ee ku xusan heshiisyada iyo hab-raacyada lagu heshiiyay.<br \/>\n7- Ra\u2019iisul wasaaruhu wuxuu ku adkaynayaa dhamaan Guddiyada Maamulka Doorashooyinka iyo Guddiga xalinta Khilaafaadku\u00a0 in ay si buuxda ugu dhaqmaan Heshiisyada iyo habraacyada hagaya Doorashooyinka, cidkasta oo isku dayda in ay baalmartana waa lagula xisaabtamayaa.<br \/>\n8- Si loo ilaaliyo wadashaqaynta\u00a0 Guddiyada Doorashooyinka, Ra\u2019iisulwasaaruhu wuxuu ku wargalinayaa dhamaan Guddiyada Doorashooyinka herarkooda kala duwan in ay ilaaliyaan nidaamka iyo kala danbaynta kuna dhaqmaan heshiishyada iyo habraacyada doorashada ee dagsan.<br \/>\n9- Guddiyada Maamulka Doorashooyinka iyo Madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Dawladda Federaalka ah waxaa lagu adkeynaayaa in ay ilaaliyaan qoondada haweenka ee doorashada golaha shacabka ee deegaan doorashooyinkooda.<\/div>\n<div align=\"justify\">\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhoweeyay go&#8217;aanka Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ee FEIT ay ka qaateen kuraas lagu doortay magaalada Baydhabo oo dib loogu celinayo doorashadooda. Guddiga doorashada ayaa xalay soo saaray go&#8217;aan dib loogu celinayo doorashada labo kursi oo dhawaan lagu doortay Koonfur Galbeed oo la sheegay in habka doorashadoodu u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":76709,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-76707","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76707","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=76707"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76707\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76728,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76707\/revisions\/76728"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/76709"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=76707"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=76707"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=76707"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}