{"id":76506,"date":"2021-11-28T23:03:25","date_gmt":"2021-11-28T20:03:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=76506"},"modified":"2021-11-28T23:07:31","modified_gmt":"2021-11-28T20:07:31","slug":"ilo-xog-ogaal-ah-oo-tibaaxaya-in-qaar-kamid-ah-goobihii-loo-asteeyey-in-doorashadu-ka-dhacdo-muqdisho-loo-soo-wareejinayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/11\/ilo-xog-ogaal-ah-oo-tibaaxaya-in-qaar-kamid-ah-goobihii-loo-asteeyey-in-doorashadu-ka-dhacdo-muqdisho-loo-soo-wareejinayo\/","title":{"rendered":"Ilo Xog Ogaal ah oo Tibaaxaya In Qaar kamid ah Goobihii Loo Asteeyey In Doorashadu Ka Dhacdo Muqdisho Loo Soo Wareejinayo."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheynsaysa in doorashada laga soo wareejiyo magaalada Beledweyne laguna qabto Caasimadda Muqdisho gaar ahaan dugsiga tababarka Booliska Soomaaliyeed sida ay warbaahinta ugu warameen ilo xog-ogaal ah oo ka tirsan Xafiisyada Sare ee dowladda.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Sida aan xogta ku helnay qorshahan kuma koobna in doorashada laga soo wareejiyo magaalada Beledweyne, waxaase qeyb ka ah in doorashada ka dhici lahayd gobolka Gedo iyadna loo soo wareejiyo Caasimadda Muqdisho.<\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Hirshabeelle ayaa kuraasta Golaha Shacabka loo asteeyay in 25 kursi doorashadooda lagu qabto Beledweyne halka Jowhar 13 kursi lagu qabanayo oo isku geyn ah 38 Kursi. Gobolka Gedo, magaalada Garbahaareey ayaa iyadna hore loogu asteeyay inay ka dhacdo doorashada 16 kursi oo ka mid ah kuraasta yaala dowlad goboleedka Jubaland.Sida aan xogta ku helnay iskudaygan ay dowladdu damacsantahay inay doorashada uga soo wareejiso magaalada Beledweyne ayay sabab uga dhigayaan ineysan suurtagal aheyn in doorasho ka dhacdo magaalada Beledweyne iyagoo sheegay in loo diiday inuu tago Madaxweynaha Hirshabelle magaalada Beledweyne oo ay sheegeen inay mas\u2019uuliyadiisa ka mid tahay qabashada doorashada si la mid ah midii Aqalka Sare ee lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Jowhar.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Hase yeeshee doodan mid ka duwan waxaa qaba siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ka soo jeeda gobolka Hiiraan kuwaas oo ku adkeysanaya iney doorashadu ka dhacdo magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Xogta ayaa sidoo kale tibaaxeysa in xubno ka tirsan beesha caalamka kuwooda ka howlgala Muqdisho ay dowladu la wadaagtay ineysan suurtagal aheyn doorasho in ay ka dhacdo magaalada Beledweyne hadii aanu madaxweynihii dowlad goboleedka Hirshabelle tagi karin mid ka mid ah labadii deegaan ee loo asteeyay inay ka dhacaan doorashooyinka. Balse sida ku cad heshiiskii 17-kii Sibteembar, 2020, iyo midkii 27 May, 2021 ayaa labaduba dhigaya in doorashada xubnaha baarlamaanka Aqalka Hoose ay ka dhacdo laba deegaan oo ka mid ah dowlad goboleed kasta ee hore loogu asteeyay.<\/p>\n<p>Tan iyo markii madaxweyne loogu doortay Cali Guudlaawe magaalada Jowhar oo hore madaxweyne ku xigeen ugu ahaa maamulkaas labadii madaxweyne ee ka horeeyay oo ka soo jeeday gobolka Hiiraan, ayaa kacdoon ka dhan ah Hirshabelle ka bilowday degaamo ka tirsan Hiiraan oo uu horkacayo Jeneraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud kuwaas oo diidan hanaanka saami qeybsi ee dowlad goboleedka Hirshabelle ku dhisantahay, iyagoo ku doodaya in Gobolka Shabeelada dhexe isku darsaday caasimadii iyo xilalka kale ee ugu sareeya dowlad goboleedka Hirshabelle oo uu ku jiro midka madaxweynaha.<\/p>\n<p>Qorshahan cusub ee wali socda ee dowladdu damacsantahay inay degaan doorasho ku bedesho wuxuu ku soo beegmayaa xilli ay tabashooyin farabadan ka soo baxayaan boob iyo ku shubasho la sheegay in loo geystay kuraasta qaar lagu soo doortay dowlad goboleedyada Galmudug iyo Koonfur Galbeed, kuwaas oo midowga musharixiinta ay sheegeen in hanaanka doorasho ee kuraastaas loo maray ay diidanyihiin, iyagoo ku goodiyey inay ka tashanayaan hadii aan wax laga qaban tabashooda.<\/p>\n<p>Lama oga sida uu ku hirgali doono qorshahan cusub ee dowladda, iyadoo uun bartamihii bishan agabka codbixinta doorashada kuraasta Golaha Shacabka la gaarsiiyay magaalada Beledweyne.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheynsaysa in doorashada laga soo wareejiyo magaalada Beledweyne laguna qabto Caasimadda Muqdisho gaar ahaan dugsiga tababarka Booliska Soomaaliyeed sida ay warbaahinta ugu warameen ilo xog-ogaal ah oo ka tirsan Xafiisyada Sare ee dowladda. Sida aan xogta ku helnay qorshahan kuma koobna in doorashada laga soo wareejiyo magaalada Beledweyne, waxaase qeyb ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":76507,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-76506","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76506","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=76506"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76506\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76511,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76506\/revisions\/76511"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/76507"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=76506"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=76506"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=76506"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}