{"id":76446,"date":"2021-11-25T22:58:53","date_gmt":"2021-11-25T19:58:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=76446"},"modified":"2021-11-25T23:15:00","modified_gmt":"2021-11-25T20:15:00","slug":"prof-jawaari-oo-quus-iyo-rajo-xumo-ka-muujiyey-doorashada-koonfur-galbeed-iyo-tan-guud-ahaan-dalkaba","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/11\/prof-jawaari-oo-quus-iyo-rajo-xumo-ka-muujiyey-doorashada-koonfur-galbeed-iyo-tan-guud-ahaan-dalkaba\/","title":{"rendered":"Prof. Jawaari oo Quus iyo Rajo Xumo ka Muujiyey Doorashada Koonfur Galbeed iyo Tan Guud ahaan Dalkaba."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyahii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa goordhaw shaaciyay in laga hor istaagay inuu isku diiwaan geliyo kursiga tirsigiisu yahay HOP 103 oo deegaan doorashadiisa tahay magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Guddoomiye Jawaari ayaa sidoo kale sheegay in kursigaasi la doonayo in shaqsiyaad gaar ah loo xiro lana diiday in laga dhigo mid furan, waxaana halkaasi ka muuqda in doorashadani ay tahay midaan daah furneen.<\/p>\n<p>&#8220;Baydhabo waan ka soo tagay caqabado badan oo jira awgeed waxaana leyga hor istaagay kursigan ku tartami lahaa mana ahan meel nin gob ah wax kasoo doonto ama nin odau ah, sida ay wax u socdaan maaha si doorasho daahfuran oo xor iyo xalaal ah lagu qabto, waaana nasiib daro waxa socda, hadii arrintu sidaan sii ahaatana waxaa dhici doonta in dowladnimada yar ee an haysanay ay meesha ka baxdo, waxaana hada go&#8217;aan ka gaaraya kursiga an aniga musharaxa u ahaa odayaasha beesha iyo madaxda maamulka waxaana wali cadeynaya inaan ahay musharax u taagan qabashada kursigaas&#8221; ayuu yiri Prof. Jawaari.<\/p>\n<p>Hadalka kasoo yeeray guddoomiyahii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof, Jawaari ee ah in loo diiday inuu isku diiwaan geliyo Musharaxnimada kursiga HOP 103, ayaa imaanaya xili uu maanta galinkii dambe uu soo gaaray magaalada Muqdisho, islamarkaana uu wali sheegayo inuu yahay Musharax kursigaas u taagan.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee iyadoo maamul goboleedyada qaar ay haatan bilaabeen howlaha doorashada Aqalka Hoose ayaa waxaa soo kordhaya cabashada laga muujinaayo hanaanka ay ku bilaabatay doorashada oo la sheegayo iney tahay mid xulasho ah oo aanan aheyn mid ku saleysan xor iyo xalaal.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyahii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa goordhaw shaaciyay in laga hor istaagay inuu isku diiwaan geliyo kursiga tirsigiisu yahay HOP 103 oo deegaan doorashadiisa tahay magaalada Baydhabo. Guddoomiye Jawaari ayaa sidoo kale sheegay in kursigaasi la doonayo in shaqsiyaad gaar ah loo xiro lana diiday in laga dhigo mid furan, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":76447,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-76446","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76446","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=76446"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76446\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76450,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76446\/revisions\/76450"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/76447"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=76446"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=76446"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=76446"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}