{"id":7637,"date":"2012-06-19T18:58:33","date_gmt":"2012-06-19T18:58:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7637"},"modified":"2012-06-19T19:48:22","modified_gmt":"2012-06-19T19:48:22","slug":"wasiirka-waxbarashada-somaliland-oo-iclaamisay-wakhtiga-imtixaanka-shahaadiga-ah-ardaydu-u-fadhiisanayaan-iyo-tirada-ardayda-u-fadhiisanaysa%e2%80%8f","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/wasiirka-waxbarashada-somaliland-oo-iclaamisay-wakhtiga-imtixaanka-shahaadiga-ah-ardaydu-u-fadhiisanayaan-iyo-tirada-ardayda-u-fadhiisanaysa%e2%80%8f\/","title":{"rendered":"Wasiirada Waxbarashada Somaliland Oo Iclaamisay Wakhtiga Imtixaanka Shahaadiga Ah Ardaydu U Fadhiisanayaan Iyo Tirada Ardayda U Fadhiisanaysa\u200f."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/marwo-samsam.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/marwo-samsam.jpg\" alt=\"\" title=\"marwo samsam\" width=\"294\" height=\"300\" class=\"alignnone size-full wp-image-7641\" \/><\/a><\/p>\n<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM <\/p>\n<p>Waziirada Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland ayaa maanta rasmi ahaan ugu dhawaaqday wakhtiga la galayo Imtixaanaadka dugsiyada sare iyo kuwo dhexe.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aaden ayaa sheegtay in sanadkan imtixaanka dugsiyada sare ay u fadhiisanayaan arday tiradoodu dhan tahay 5846 oo wax ka barta 42 dugsi oo dalka oo dhan ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale Marwo Samsam Cabdi Aaden, waxau sheegtay in ardayda dugsiyada dhexe ee sanadkan imtixaanka u fadhiisanayaa dhan tahay 11667, kuwaasi oo isugu jira wiilal iyo hablo, waxayna Wasiirradu sheegtay inay imtixaanka u fadhiisan doonaan 30-ka bishan June 2012-ka.<\/p>\n<p>Marwo Samsam Cabdi Aaden oo maanta shir-jaraa\u2019id ku qabatay Magaaladda Hargeysa ayaa iyadda oo arimahaa ka hadlaysa tidhi \u201cWaxaanu ku dhawaaqaynaa wakhtiga imtixaanka shahaadiga ah la galayo, ardayda sannadkan galaysa imtixaanku waxay dhan yihiin 17531 arday\u201d<\/p>\n<p>Marwo Samsam waxa kale oo ay soo qaaday \u201cDugsiyada sare waxa ka baxaya 5846 arday oo 4169 wiilal yihiin, halka 1695 yihiin hablo, waana ardayda 42 dugsi\u201dayay tidhi waxayna intaa ku dartay \u201cDugsiyada dhexe waxa ka qaybagalaya 11667, 4086 waa hablo\u201d<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka Warsom.com<br \/>\nBoorame,S\/Land.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Waziirada Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland ayaa maanta rasmi ahaan ugu dhawaaqday wakhtiga la galayo Imtixaanaadka dugsiyada sare iyo kuwo dhexe. Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aaden ayaa sheegtay in sanadkan imtixaanka dugsiyada sare ay u fadhiisanayaan arday tiradoodu dhan tahay 5846 oo wax ka barta 42 dugsi oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7637","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7637","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7637"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7637\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7644,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7637\/revisions\/7644"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7637"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7637"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7637"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}