{"id":76342,"date":"2021-11-22T02:02:57","date_gmt":"2021-11-21T23:02:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=76342"},"modified":"2021-11-22T02:48:40","modified_gmt":"2021-11-21T23:48:40","slug":"dhul-agoomeed-oo-uu-xoog-ku-dhisanayo-nin-uu-adeer-u-yahey-duqa-muqdisho-cumar-finish-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/11\/dhul-agoomeed-oo-uu-xoog-ku-dhisanayo-nin-uu-adeer-u-yahey-duqa-muqdisho-cumar-finish-2\/","title":{"rendered":"Dhul Agoomeed oo uu Xoog Ku Dhisanayo Nin uu Adeer u yahey Duqa Muqdisho Cumar Finish."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa Beryahan Soo ifbaxayey Cabashooyin iyo Qaylo Dhaan ka Imaneysay Dadka Danyarta iyo Masaakiinta aan Awooda Ciidan iyo Hub laheyn iyagoo ka Cabanaya Dhul boob lagu hayo Dhulal ay Fac ka Fac Lahaayeen oo Degenaayeen iyadoo looga Dhacayo Warqado Been abuur ah oo ay ku Sheeganayaan Milkiyad,hadii la yiraa aan Maxkamadaha Aadno wey diidayaan waxaana u Fudud in ay Dadka u Hanjabaan Xoogna kula wareegaan Dhulal Milkiyaddooda ay gacanta ku haystaan Dadkii Xaqa u Lahaa.<\/p>\n<p>Tani Sheeko Maahan Waa Dhacdo Hadda Ka Socota Degmada X\/jajab Laanta Gaheyr Dhul uu lahaa Alaha u Naxariistee Marxuum La oranjirey Xasan Maxamed Siyaad (Xasan Daguuro) Taariikhda Docomentigiisuna Goor Hore aheyd in Duqa Magaaladu usoo Gooyey Waraaqo ku Tariiqqeysan Sanadkan 2021 uuna hadda Dhismo sharci Darro ah ku wado Nin uu Adeer u yahey oo Walaalki Dhaley Laguna Magacaabo Cusaama Cali Maxamed.<\/p>\n<p>Dhulkaas Dadka Deegaanka oo Dhami wey Yaqaaniin in uu Lahaa Marxuumka Allaha u Naxariistee Xasan Daguuro Hase Yeeshee Maanta ay u Bareereen Dhulkii Agoonta Ninkaas Cusaama la Dhaho isagoo Garab iyo Taageero ka Helaya Adeerkiis ahna Duqa Muqdisho ayna diideen Wada hadal iyo Garsoorka Dalka Midkood in lagu kala Baxo, Agoontiina Si xoog ah Maanta Dabaqyo looga Dhisayo Dhulkoodi Calaacalka iyo Catawna ay Meel kasta La Taaganyihiin iyagoo usoo Jeediyey Madaxda Qaranka Sida M\/weynaha Maxamed Cllaahi Farmaajo iyo R\/wasaaraha Maxamed Xuseen Rooble in Laga Soo Gaaro Dadkan aan Cabsi Alle iyo Xishood Bini&#8217;aadanimo Laheyn ee Awooda Dawladda iyo Xilka Qaranka ay u Hayaan Nagu Boobaya isuna Haysta In ay sharciga iyagu ka sareeyaan Diideyna in ay u hogaansamaan u yeeridda Garsoorka Dalka.<\/p>\n<p>Waa Tan Cabashada Agoontii Dhulka Laheyd iyo Codsiga ay Bulshada iyo Madaxda Dalka u Jeediyeen ee Dhegayso:<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Dulka Agoonta oo La Boobaayo !!!\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/tu6PQTQ6pjY?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Beryahan Soo ifbaxayey Cabashooyin iyo Qaylo Dhaan ka Imaneysay Dadka Danyarta iyo Masaakiinta aan Awooda Ciidan iyo Hub laheyn iyagoo ka Cabanaya Dhul boob lagu hayo Dhulal ay Fac ka Fac Lahaayeen oo Degenaayeen iyadoo looga Dhacayo Warqado Been abuur ah oo ay ku Sheeganayaan Milkiyad,hadii la yiraa aan Maxkamadaha Aadno wey diidayaan waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":76346,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-76342","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76342","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=76342"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76342\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76344,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76342\/revisions\/76344"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/76346"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=76342"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=76342"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=76342"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}