{"id":7632,"date":"2012-06-19T19:00:43","date_gmt":"2012-06-19T19:00:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7632"},"modified":"2012-06-19T19:38:25","modified_gmt":"2012-06-19T19:38:25","slug":"madaxweynaha-soomaali-galbeed-cabdi-max%e2%80%99ed-oo-jigjiga-ku-soo-dhaweyay-madaxweynaha-maamul-gobaleeda-puntland-dr-c-raxmaan-shiikh-max%e2%80%99ed-faroole","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/madaxweynaha-soomaali-galbeed-cabdi-max%e2%80%99ed-oo-jigjiga-ku-soo-dhaweyay-madaxweynaha-maamul-gobaleeda-puntland-dr-c-raxmaan-shiikh-max%e2%80%99ed-faroole\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Soomaali Galbeed Cabdi Max\u2019ed Oo jigjiga Ku Soo Dhaweyay Madaxweynaha Maamul Gobaleeda Puntland Dr C.Raxmaan Shiikh Max\u2019ed Faroole."},"content":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Waxaa booqasho ku tagey dalka somali galbeed m\/weynaha Puntland c\/raxmaan sh maxame \u201cfaroole\u201d isagoo casumaad rasmi ah ka heley madaxweynaha dalka somali galbeed Mudane cabdi maxamed ismaciil iyadoo ay tahey markii ugu horeysey ee m\/weyne soomaaliyeed uu dalkiisa ku casumo walaalkisa somaaliyeed waxaana amaan iyo bogaadin laga sidey shacabka puntland loo gudbiyey m\/weynaha somali galbeeb iyo shacabka reer Soomaali galbeed.<\/p>\n<p>Waxaa m\/weyne faroole lagu soo wareejiyey goobo badan oo ay ka mid tahey jaamacadda jigjiga oo dhigtaan ardey reer puntland ah oo hore ay deeq u siisey dawlada s\/galbeed oo aad moodo hadda in ay ku talaabsaneyso dhinacyo badan oo horumar dhanka adeega bulshada ah.<\/p>\n<p>Wey fiicnaan laheyd in somaalida kala tagtey ku deydaan labadan mas&#8217;uul ayna<br \/>\nsomalidu is qadariso si shucuubta soomaaliyeed isu jeclaadaana ay madaxda somali qeybaheedu ka fekeraan sidii leysugu soo dhaweyn lahaa soomaalida koonfure iyo s\/land, NFD,\u00a0 Jabuuti iyo Somali dhamaanteed meel ay joogaanba iyadoo ay ku taliyeen khuburo somaali ahi in la sameeyo tartano sport iyo ciyaaraha fudud oo somaalida u gaar ah shanta somaaliyed oo aayahooda ka tashada iyagoo qadarin isu haya waxey somaalidu noqon laheyd iftiin aan dameyn oo geeska afrika kasoo ifbaxa ayuu yiri odey da&#8217; ah oo warbaahinta warsom u waramayey isagoo muqdisho ku sugan.<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka Warsom.com<br \/>\nJigjiga,Soomali Galbeed<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Waxaa booqasho ku tagey dalka somali galbeed m\/weynaha Puntland c\/raxmaan sh maxame \u201cfaroole\u201d isagoo casumaad rasmi ah ka heley madaxweynaha dalka somali galbeed Mudane cabdi maxamed ismaciil iyadoo ay tahey markii ugu horeysey ee m\/weyne soomaaliyeed uu dalkiisa ku casumo walaalkisa somaaliyeed waxaana amaan iyo bogaadin laga sidey shacabka puntland loo gudbiyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7632","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7632","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7632"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7632\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7640,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7632\/revisions\/7640"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7632"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7632"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7632"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}