{"id":76318,"date":"2021-11-21T18:59:11","date_gmt":"2021-11-21T15:59:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=76318"},"modified":"2021-11-21T21:54:04","modified_gmt":"2021-11-21T18:54:04","slug":"wasiirkii-hore-ee-arrimaha-debedda-maxamed-c-risaaq-oo-ka-hadley-cidda-ka-danbeysay-xil-ka-qaadistiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/11\/wasiirkii-hore-ee-arrimaha-debedda-maxamed-c-risaaq-oo-ka-hadley-cidda-ka-danbeysay-xil-ka-qaadistiisa\/","title":{"rendered":"Wasiirkii Hore ee Arrimaha Debedda Maxamed C\/risaaq oo Ka Hadley Cidda Ka Danbeysay Xil ka Qaadistiisa."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa sheegay in ay fajac ku noqotay xil ka qaadistii xalay lagu sameeyay, xilli uu sheegay inuu madaxweynaha iyo raysal wasaaraha ka sugayay in ay wax ka qabtaan tabashooyin uu u gudbiyay.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdirsaaq Maxamuud ayaa wareysi uu bixiyay ku sheegay in todobaad ka hor uu madaxda dalka u gudbiyay inuu diyaar u yahay inuu xilka iska casilo, haddii aan wax laga qabanin arrimo uu ka cabanayay.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay casilaadiisa inuu ka dambeeyo madaxweyne Farmaajo, wuxuuna sheegay in lagusoo beegay sannad kadib, isagoo u dabaal dagayay guulo waa-wayn oo uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka gaartay siyaasada arrimaha dibadda ee dalka.<\/p>\n<p>Wasiirku wuxuu sheegay in madaxda dalka ay ka diideen inuu is casilo, taas beddelkeedna ay kala hadleen in ay xallinayaan waxyaabaha tabashadiisa ah, kuwaas oo ay saxaafadu wax ka weydiisay, balse uu ka gaabsaday.<\/p>\n<p>\u201cWaxyaabaha jiray, annaga hoos baan uga wada hadalnay, waxaan islahaa waa wax si fudud ku dhammaan kara. Laakiin nasiib darro m aysan noqonin. Waxaan qofka iga dambeeya u rajeynayaa guul,\u201d ayuu yiri wasiir hore.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, wasiirkii hore ee arrimaha dibadda, ayaa qorshaynaya inuu iskusoo sharraxo xildhibaan katirsan golaha shacabka, sida uu wareysigiisa ku sheegay, sidoo kale xilka madaxweynaha oo uu mar iskusoo sharraxay wuxuu sheegay inuu la sugayo waqtigiisa.<\/p>\n<p>Raysal wasaare rooble ayaa xalay xilka ka qaaday, isagoo ku beddelay booskiisa agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya, Cabdisiciid Muuse Cali.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa sheegay in ay fajac ku noqotay xil ka qaadistii xalay lagu sameeyay, xilli uu sheegay inuu madaxweynaha iyo raysal wasaaraha ka sugayay in ay wax ka qabtaan tabashooyin uu u gudbiyay. Wasiir Cabdirsaaq Maxamuud ayaa wareysi uu bixiyay ku sheegay in todobaad ka hor uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":76119,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-76318","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76318","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=76318"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76318\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76341,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76318\/revisions\/76341"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/76119"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=76318"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=76318"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=76318"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}