{"id":7629,"date":"2012-06-19T19:09:12","date_gmt":"2012-06-19T19:09:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7629"},"modified":"2012-06-19T19:29:38","modified_gmt":"2012-06-19T19:29:38","slug":"shiikh-max%e2%80%99ed-axmed-nuur-%e2%80%9cgaryare%e2%80%9dkama-qeyb-galeyno-doorasho-gumeysi-qabanqaabinaayo-iyo-dal-ku-jira-gumeysi%e2%80%9d","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/shiikh-max%e2%80%99ed-axmed-nuur-%e2%80%9cgaryare%e2%80%9dkama-qeyb-galeyno-doorasho-gumeysi-qabanqaabinaayo-iyo-dal-ku-jira-gumeysi%e2%80%9d\/","title":{"rendered":"Shiikh Max\u2019ed Axmed Nuur \u201cGaryare\u201dKama Qeyb Galeyno Doorasho Gumeysi Qabanqaabinaayo iyo Dal Ku jira gumeysi\u201d"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/shiikh-maxed-Nuur-Axmed-Garyare.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7635\" title=\"shiikh max'ed Nuur Axmed Garyare\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/shiikh-maxed-Nuur-Axmed-Garyare-300x282.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"282\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/shiikh-maxed-Nuur-Axmed-Garyare-300x282.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/shiikh-maxed-Nuur-Axmed-Garyare.jpg 466w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><br \/>\n<strong>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/strong><\/p>\n<p>Shiikh Max\u2019ed Axmed Nuur \u201cGaryare\u201d oo ka mid ah culimada ugu waaweyn dalka soomaaliya Kana mid ah Hogaanka xarakada al-islaax oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay inaysan ka qeyb galeynin ururka Al-islaax Doorashada madaxweyninamada oo lagu wado Augusto inay ka dhacdo Gudaha Dalka Soomaaliya Dalkana Gumeyso uu Haysto.<\/p>\n<p>Shiikh Max\u2019ed Axmed Nuur \u201cGaryare\u201d ayaa sidoo kale sheegay inay iminka dalka taladiisa aysan ka go\u2019in Soomaali kana go\u2019do Shisheeye shacabka Soomaaliyeedna u madax Banaaneen Inau Doortaan Qofka Ay doonayaan Taasoona Cadeyn U ah in dalka uu ku jiro Gumeysi ciidamo shisheeyana dhibaatooyin u Geysanaya Shacabka Ku waasoona jiri Cid ay Ka Amar qaataan.<\/p>\n<p>Shiikh Max\u2019ed Axmed Nuur \u201cGaryare\u201d ayaa sidoo kale sheegay in u ururka Al-islaax Ay doonayaan in dalka soomaaliya laga dhigo mid xur ah shisheeyahana Faraha kala Baxaan soomaalidana aayahooda Ka tashtaan xiligaasina Ururka al-islaax ay ka qeyb gali doonaan doorashada Madaxtinimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ururka al-islaax tan iyo Burburkii Soomaaliya Ka dib waxa ay gacan wey Ay ka Geysteen Dib u dhiska dalka iyo Dhisida Hay\u2019ado islaami ah oo Gacan ka geysata dhanka gargaarka iyo Yaglelinta Dhismooyin waxbbarasho sida Iskuulooyin Madaaris Lagu barto Duruusta islaamiga xarumo jaamacadeed oo ay Ka mid tahay Jaamacada muqdisho Kuwaasoo Laga Hir Giliyay dhamaan Dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hadalkaan ka soo Yeeray Shiikh Max\u2019ed Axmed Nuur \u201cGaryare\u201d oo La tirsan Madaxda Sare ee Uruka al-islaax waxa uu meesha ka saarayaa Warar muddooyinkii ugu Dambeeyay ee leysla dhec marayay oo sheegayay in ururka al-islaax ay Isku Soo Taagayaan Doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Xafiiska warqabadka Warsom.com<\/strong><br \/>\n<strong> Muqdisho,Soomaaliya.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Shiikh Max\u2019ed Axmed Nuur \u201cGaryare\u201d oo ka mid ah culimada ugu waaweyn dalka soomaaliya Kana mid ah Hogaanka xarakada al-islaax oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay inaysan ka qeyb galeynin ururka Al-islaax Doorashada madaxweyninamada oo lagu wado Augusto inay ka dhacdo Gudaha Dalka Soomaaliya Dalkana Gumeyso uu Haysto. Shiikh Max\u2019ed Axmed Nuur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7629","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7629","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7629"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7629\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7638,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7629\/revisions\/7638"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7629"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7629"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7629"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}