{"id":7625,"date":"2012-06-19T15:12:15","date_gmt":"2012-06-19T15:12:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7625"},"modified":"2012-06-19T15:12:15","modified_gmt":"2012-06-19T15:12:15","slug":"cali-waran-cade-oo-dhaliilay-wada-hadalada-somaliland-iyo-somaliya-xukuumada-siilaanyana-ugu-baaqay-inay-u-diyaargarowdo-weeraro-kaga-imankara-dawlada-sheekh-shariif","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/cali-waran-cade-oo-dhaliilay-wada-hadalada-somaliland-iyo-somaliya-xukuumada-siilaanyana-ugu-baaqay-inay-u-diyaargarowdo-weeraro-kaga-imankara-dawlada-sheekh-shariif\/","title":{"rendered":"Cali Waran-Cade Oo Dhaliilay Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya, Xukuumada Siilaanyana Ugu Baaqay Inay U Diyaargarowdo Weeraro Kaga Imankara Dawlada Sheekh Shariif"},"content":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom)<\/p>\n<p>Cali Maxamed Waran-cade oo maanta saxaafada kula hadlay Magaalada<br \/>\nHargeysa, ayaa sheegay in dagaal dhexmara labada wadan uu suurtagal yahay,<br \/>\nmaadaama oo xukuumada Madaxweyne Shariif aanay diyaar u ahayn in ay<br \/>\naqoonsato dawlad ka madax banana maamulkiisa oo ka jirta dhulweynihii hore<br \/>\nee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxa uu ku eedeeyay xukuumada Soomaaliya in ay wado daan-daansi dagaal,<br \/>\niyada oo ka soo horjeeda in ismarinwaaga u dhexeeya labada geesood lagu soo<br \/>\nafjaro waan-waan iyo wada hadalo, waxaana uu shacabka iyo xukuumada talada<br \/>\nhaysa ee Somaliland ugu baaqay in la dhiso ciidamo xoog leh oo dalka ka<br \/>\ndifaaca weerarada ka iman kara dhanka Koonfurta oo meesha lagaga saarayo<br \/>\njiritaanka Somaliland. Isaga oo sida oo kale ka dayriyay natiijada wada<br \/>\nhadalada beesha caalamku ku baaqday ee dhawaan ka furmaya Magaalada London.<\/p>\n<p>\u201c Waxa aan filayaa in halkaas aanay jirin wax waan-waan ah oo guddidaas ay<br \/>\nkala soo noqon karto madaashaa ay tageen ee Ingiriiska, haddaan Ilaahay<br \/>\nmucjiso kale ku soo rogin, sidaa awgeed anigu waxaan qabaa inaga<br \/>\n(Soamliland) iyo Koonfur ( Soomaaliya) mar baa isugu keen hadhay dagaalo<br \/>\nhore ayaynu soo wada galnay mar labaadkaasu waa dagaal dambe oo ay runtii<br \/>\nsoo abaabulayaan xukunka maanta jiraa ( DKMG) . <\/p>\n<p>Halka laga eegayo in aynuwada hadal wax ku dhamaysano, markaa anigu ummada reer Somaliland iyoxukuumada waxa aan u soo jeedinayaa in aynu dhisano ciidamadeena qalabkasida si aynu u difaacno Somaliland , isla markaana aduunyada Luuqayadakaliya ee ay fahmi karaysaa waxa weeye waa ta xooga, waxa oo aandhalinyarada reer Somaliland u soo jeedinayaa ee jaamacadaha iyo dugsiyadasare ka baxaya dhamaantood in ay galaan hawshii la odhan jiray tababarka siaynu dalkeena u difaacno oo walaalaheena ina hungureeya ee Soomaaliya utusno in aynu nahay dad aan dib loo sakalin\u201d ayuu yidhi Cali Waran-cade.<\/p>\n<p>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom)<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom) Cali Maxamed Waran-cade oo maanta saxaafada kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in dagaal dhexmara labada wadan uu suurtagal yahay, maadaama oo xukuumada Madaxweyne Shariif aanay diyaar u ahayn in ay aqoonsato dawlad ka madax banana maamulkiisa oo ka jirta dhulweynihii hore ee Soomaaliya. Waxa uu ku eedeeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7625","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7625","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7625"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7625\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7627,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7625\/revisions\/7627"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7625"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7625"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7625"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}