{"id":76151,"date":"2021-11-13T18:59:36","date_gmt":"2021-11-13T15:59:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=76151"},"modified":"2021-11-13T22:01:30","modified_gmt":"2021-11-13T19:01:30","slug":"labadii-kursi-ee-ka-dhimanaa-galmudug-ahaana-kuwii-ugu-danbeeyey-barlamaanka-aqalka-sare-oo-galmudug-lagu-doortey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/11\/labadii-kursi-ee-ka-dhimanaa-galmudug-ahaana-kuwii-ugu-danbeeyey-barlamaanka-aqalka-sare-oo-galmudug-lagu-doortey\/","title":{"rendered":"Labadii Kursi ee Ka Dhimanaa Galmudug ahaana kuwii ugu Danbeeyey Barlamaanka Aqalka Sare oo Galmudug Lagu Doortey."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa goordhaw si rasmi ah ugu soo gabagaboowday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug doorashada laba kursi oo ka harsaneyd kuraasta Aqalka Sare ee deegaan doorashadoodu tahay Galmudug, islamarkaana ka dhigeysa in guud ahaan la dhameystiray doorashadii kuraasta Aqalka sare oo ka koobneyd 54 Kursi.<\/p>\n<p>Kursiga koowaad ee doorashadii maanta ka dhacday magaalada Dhuusamareeb waxaa ku guuleystay oo markale Senatarka afarta sano ee soo socota noqday Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, kaasoo cod gacan taag ah ay ugu codeeyeen baarlamaanka Galmudug ku helay 83 Cod, kadib markii uu tanaasulay musharaxii la tartami lahaa Cawil Nuur Cali.<\/p>\n<p>Kursiga labaad ee maanta doorashadiisa ka dhacday Dhuusamareeb oo ahaa kursiga ugu dambeeyay kuraasta Galmudug iyo guud ahaan kuraasta Aqalka sare waxaa ku guuleystay Cabdi Cismaan Xareed, kaaso asna musharaxii la tartami lahaa uu sheegay inuu tanaasulay, islamar ahaantaana Xildhibaanada Galmudug ugu codeeyeen cod gacan taag ah.<\/p>\n<p>Dooraahada Aqalka sare ee maamulka Galmudug ayaa aheyd mid si weyn uga duwaneyd doorashada maamulada kale ee dalka ay qabteen, waxaana xusid mudan in sideeda kursi ee Aqalka sare ee deegaan doorashadoodu tahay Galmudug in dhamaan Musharaxiinta guuleysatay ay ahaayeen kuwa loo tanaasulay oo aanan galin tartan adag.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii labadan kursi ayaa ahaa kuwii ugu dambeeyay ee ka harsanaa 54 kursi ee uu ka kooban yahay aqalka sare iyadoo horey loo dhameystiray doorashada 52 kursi, waxaana maalmaha soo socda la filayaa in maamul goboleedyada dalka ay bilaabaan doorashada kuraasta Aqalka Hoose.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goordhaw si rasmi ah ugu soo gabagaboowday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug doorashada laba kursi oo ka harsaneyd kuraasta Aqalka Sare ee deegaan doorashadoodu tahay Galmudug, islamarkaana ka dhigeysa in guud ahaan la dhameystiray doorashadii kuraasta Aqalka sare oo ka koobneyd 54 Kursi. Kursiga koowaad ee doorashadii maanta ka dhacday magaalada Dhuusamareeb waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":76152,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-76151","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76151","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=76151"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76151\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76172,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76151\/revisions\/76172"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/76152"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=76151"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=76151"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=76151"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}