{"id":75917,"date":"2021-11-03T22:10:27","date_gmt":"2021-11-03T19:10:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=75917"},"modified":"2021-11-03T22:34:19","modified_gmt":"2021-11-03T19:34:19","slug":"m-weynaha-somaliland-muuse-biixi-oo-ka-falceliyey-hadal-kasoo-yeeray-qaar-kamid-ah-xubnaha-barlamaanka-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/11\/m-weynaha-somaliland-muuse-biixi-oo-ka-falceliyey-hadal-kasoo-yeeray-qaar-kamid-ah-xubnaha-barlamaanka-puntland\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Somaliland Muuse Biixi oo ka Falceliyey Hadal Kasoo Yeeray Qaar Kamid ah Xubnaha Barlamaanka Puntland."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in filan waa ayku noqotay in xubno kamid ah baarlamaanka Puntland ay yidhaahdaan, &#8220;Somaliland liiska argagixisada halagu daro&#8221;, waxaanu kaga jawaabay in Somaliland ay rabto jaar wanaag iyo nabad.<\/p>\n<p>Madaxweyne Biixi, ayaa sheegay in uu la yaabay in rag waawayn oo baarlamaanka Puntland ka tirsani ay soo jeediyaan in Somaliland lagu daro boga argagixisada, isagoo sheegay in aanu garanayn sida ay arrin taasi uga suurowday.<\/p>\n<p>&#8220;Waxad maal mahan idaacadaha waa wayn ka maqlayseen dood uu soo dhigay baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland oo la yaab lahayd, oo aanan garanayn sida ay ku timid iyo sida rag waawayn oo aynu jaarnahay uga suurtowday, kuwaas oo yidhi Somaliland ha lagu daro liiska argagixisada&#8221; ayuu yidhi Biixi.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa intaa ku daray in Somaliland anay diyaar ahayn wax aan ka ahayn in ay nabad iyo jaar wanaag kula noolaato jaarkeeda, isla markaana ay rajaynayso in Soomaaliya nabadi ka dhalato, ayna u ducaynayaan.<\/p>\n<p>&#8220;Waxan leeyahay anagu hadii aanu nahay qaranka Somaliland, waxaanu filanaynaa in Soomaaliya nabad loo doono, gudahooda ka heshiiyaan, anaguna aanu u ducayno, colaad kama rabno, halkaa ay dhigeen waxaanu anagu u dhigaynaa walaaltinimo, in ay guryahooda hagaajistaan, jaar wanaagsan oo walaalo ahna aanu noqono&#8221; ayuu yidhi Biixi.<\/p>\n<p>Xubno kamid ah baarlamaanka dowlad goboleedka Soomaaliya ee Puntland, ayaa todobaadkan soo jeediyay in Somaliland loo aqoonsado argagixiso, taasi oo madaxweyne Biixi ku tilmaamay wax lala yaabo, isagoo sheegay in ka Somaliland ahaan,\u00a0 anay diyaar u ahayn wax aan ka ahayn jaar wanaag iyo nabad.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in filan waa ayku noqotay in xubno kamid ah baarlamaanka Puntland ay yidhaahdaan, &#8220;Somaliland liiska argagixisada halagu daro&#8221;, waxaanu kaga jawaabay in Somaliland ay rabto jaar wanaag iyo nabad. Madaxweyne Biixi, ayaa sheegay in uu la yaabay in rag waawayn oo baarlamaanka Puntland ka tirsani ay soo jeediyaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":75918,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-75917","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75917","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=75917"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75917\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75926,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75917\/revisions\/75926"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/75918"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=75917"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=75917"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=75917"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}