{"id":759,"date":"2011-05-17T16:14:32","date_gmt":"2011-05-17T16:14:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=759"},"modified":"2011-05-17T16:14:32","modified_gmt":"2011-05-17T16:14:32","slug":"xildhibaano-taabacsan-madaxweyene-shariifka-soomaaliya-oo-maanta-ku-biiray-kooxda-gudoomiyaha-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/xildhibaano-taabacsan-madaxweyene-shariifka-soomaaliya-oo-maanta-ku-biiray-kooxda-gudoomiyaha-baarlamaanka\/","title":{"rendered":"Xildhibaano Taabacsan Madaxweyene Shariifka Soomaaliya Oo Maanta Ku Biiray Kooxda Gudoomiyaha Baarlamaanka"},"content":{"rendered":"<p><strong>\u00a0<\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/Somalia13.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-761\" title=\"Somalia1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/Somalia13.jpg\" alt=\"\" width=\"189\" height=\"157\" \/><\/a>Xildhibaanadaan oo raacsanaa siyaasada Madaxweyne Shariif ayaa maanta waxay taagaareen go&#8217;aankii UN-ka oo ku aadanaa in la qabto doorashado madaxweynenimada Soomaaliya Augost Ka hor <\/strong><\/p>\n<p>Mudanayaashaan baarlamaanka Soomaaliya ka Tirsan Oo Maanta kulan Ku Yeeshay Hotelka Amiira Ayaa Waxay u Badnaayeen Kuwa Siyaasad Ahaan Taageersan Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Waxaan ugu Cad CadaaQadiijoMax&#8217;ed Diiriye Xildhibaan Dhaqane Iyo Xildhibaano Kale Waxayna Hoosta Ka Xariiqeen In Ay Taageersanyihiin Go&#8217;aanka Inta Badan Baarlamaanka Ay Qabaan Oo Ku Aadn In Augosto Ka Hor La Qabto Doorshada Madaxweyne nimada Soomaaliya Waxayna Bayaan ay Soo Saareen ay ku sheegeen In Beesha Caalamka ay Ugu Baaqayaan Dar Dargalinta Doorashada Madaxweyne Nimada Ee Soomaaliya<\/p>\n<p>Kulankaan ayaa waxa uu ku Soo Beegmayaa Xilli UN-ka Ay Shaaciyeen In Laqabandoono Doorshada Madaxtimada Soomaliya Augosto Ka Hor Waxayna Arintaan Ay Muujineysaa In Madaxweyne Shariif Garabkiisa ay ka bexeen Inta Badan Xildhibaanada Soomaaliya<\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\"><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\"><font style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\" size=\"4\" color=\"#0000ff\">\u00a0<\/p>\n<p><\/font><\/span><\/span><span style=\"color: #ff0000;\"><span style=\"color: #ff0000;\"><font style=\"color: #ff0000;\" color=\"#ff0000\">\u00a0<\/p>\n<p><\/font><\/span><\/span><span style=\"color: #ff0000;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\"><strong><font style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\" size=\"4\" color=\"#0000ff\">+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/font><\/strong><\/span><\/strong><\/span><\/em><\/strong><span style=\"font-size: small; color: #0000ff;\"> <\/span><span style=\"font-size: xx-large; color: #0000ff;\">*<\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"color: #ff0000;\">(<a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #ff0000;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong><span style=\"color: #ff0000;\"> &amp; <\/span><\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #ff0000;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Xildhibaanadaan oo raacsanaa siyaasada Madaxweyne Shariif ayaa maanta waxay taagaareen go&#8217;aankii UN-ka oo ku aadanaa in la qabto doorashado madaxweynenimada Soomaaliya Augost Ka hor Mudanayaashaan baarlamaanka Soomaaliya ka Tirsan Oo Maanta kulan Ku Yeeshay Hotelka Amiira Ayaa Waxay u Badnaayeen Kuwa Siyaasad Ahaan Taageersan Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Waxaan ugu Cad CadaaQadiijoMax&#8217;ed Diiriye Xildhibaan Dhaqane [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-759","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/759","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=759"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/759\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":763,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/759\/revisions\/763"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=759"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=759"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=759"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}